AMIIN CAAMIR ON CABDI ILAY(AKA XAAR-WAYANE)!!

The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: AMIIN CAAMIR ON CABDI ILAY(AKA XAAR-WAYANE)!!

Post by The_Patriot »

hyperactive wrote:i bet i speak somali then patriot , the sijui guy.lol
warye ya walad casir I know 20 kalimadhood oo afsomali baadh garaneysa, kolkad 20ka ka damadho ma afcarabi baadh igu bilabi :lol: :lol: :lol:
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: AMIIN CAAMIR ON CABDI ILAY(AKA XAAR-WAYANE)!!

Post by ina aadan »

hyperactive wrote:i bet i speak somali then patriot , the sijui guy.lol
:) caawa tartan baad galaysaan labadiinu.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: AMIIN CAAMIR ON CABDI ILAY(AKA XAAR-WAYANE)!!

Post by The_Patriot »

ina aadan wrote:
The_Patriot wrote:
ina aadan wrote:Pat

Gugan soo socda aan ku kexeeyo inaar anaa dhulka ku soo bariye.
warye aminadi ba yaradhey :lol: :lol: :lol:
War cali yuusuf baan ahay baad odhan, yaa markaas kulaba hadli.
Cali yusuf wa rageedhi :up: 8-)
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: AMIIN CAAMIR ON CABDI ILAY(AKA XAAR-WAYANE)!!

Post by Hyperactive »

The_Patriot wrote:
hyperactive wrote:i bet i speak somali then patriot , the sijui guy.lol
warye ya walad casir I know 20 kalimadhood oo afsomali baadh garaneysa, kolkad 20ka ka damadho ma afcarabi baadh igu bilabi :lol: :lol: :lol:
lol , okay hadaba yanan is qarhinin. :lol:
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: AMIIN CAAMIR ON CABDI ILAY(AKA XAAR-WAYANE)!!

Post by ina aadan »

Waryaadheheen saacad kadib baan idiin do noqon.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: AMIIN CAAMIR ON CABDI ILAY(AKA XAAR-WAYANE)!!

Post by The_Patriot »

hyperactive wrote:
The_Patriot wrote:
hyperactive wrote:i bet i speak somali then patriot , the sijui guy.lol
warye ya walad casir I know 20 kalimadhood oo afsomali baadh garaneysa, kolkad 20ka ka damadho ma afcarabi baadh igu bilabi :lol: :lol: :lol:
lol , okay hadaba yanan is qarhinin. :lol:
warye hyper inad kolkey baan dhulki tagena :up: 8-)
labadhena un ba is amini ragan barkod isbaro bey no digi karan afka qotiga miyad baratey :lol: :lol: :lol:
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: AMIIN CAAMIR ON CABDI ILAY(AKA XAAR-WAYANE)!!

Post by Hyperactive »

war iniku wan tagay , wahbana kama so barin.

odayadi herta aha an qarabada aheyn ba af arabika eku bar baran jirtay. they always skeak fusha with me.
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: AMIIN CAAMIR ON CABDI ILAY(AKA XAAR-WAYANE)!!

Post by ina aadan »

Waryaadha tartankii miyuuna bilaaban, mise waad kala baqateen o hoosbad u heshisen.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: AMIIN CAAMIR ON CABDI ILAY(AKA XAAR-WAYANE)!!

Post by The_Patriot »

ina aadan wrote:Waryaadha tartankii miyuuna bilaaban, mise waad kala baqateen o hoosbad u heshisen.
anaku wan heshiney mar horey ind :up: 8-)

hyper iyo aniga isku tuulo banu ka imaney :mrgreen:
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: AMIIN CAAMIR ON CABDI ILAY(AKA XAAR-WAYANE)!!

Post by Hyperactive »

lol ina aadan, anika iyo inader key wan iska hesheeney.

hostad ku eri, inader hadee ma kaftan keygad run mooday :lol:
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: AMIIN CAAMIR ON CABDI ILAY(AKA XAAR-WAYANE)!!

Post by Faranacab »

The_Patriot wrote:
Faranacab wrote:Alla og kani waa fish & chips :lol: :lol: ...meel kurus lagu cuni waligii indho ma saarin.. calooshaa taagan... :lol:
walaalo adhigo dakhtar ah baa baruur rabta inan cuno by the way Kurus is :down:

Cano geel oo dail :up:
Ina adeerow aragti uun baan sheegay ,,, ham ka sii kuma o dhan... :lol: :lol:

dail waa maxay? :lol:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: AMIIN CAAMIR ON CABDI ILAY(AKA XAAR-WAYANE)!!

Post by The_Patriot »

Faranacab wrote:
The_Patriot wrote:
Faranacab wrote:Alla og kani waa fish & chips :lol: :lol: ...meel kurus lagu cuni waligii indho ma saarin.. calooshaa taagan... :lol:
walaalo adhigo dakhtar ah baa baruur rabta inan cuno by the way Kurus is :down:

Cano geel oo dail :up:
Ina adeerow aragti uun baan sheegay ,,, hamkasii kuma o dhan... :lol: :lol:

dail waa maxay? :lol:
fresh :mrgreen:
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: AMIIN CAAMIR ON CABDI ILAY(AKA XAAR-WAYANE)!!

Post by Faranacab »

Laa xowla ,, :lol: dhay miyaad ka wadaay? :lol: :lol: Ma caano geel mise kuwa lo'da ayaa dhay la dhahaa? Dhay iyo karuur geel maxay ku kala duwan yihiin? ,,,,

hadaad garan waydo wadankii ayaa laguu celin .... :lol:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: AMIIN CAAMIR ON CABDI ILAY(AKA XAAR-WAYANE)!!

Post by The_Patriot »

Faranacab wrote:Laa xowla ,, :lol: dhay miyaad ka wadaay? :lol: :lol: Ma caano geel mise kuwa lo'da ayaa dhay la dhahaa? Dhay iyo karuur geel maxay ku kala duwan yihiin? ,,,,

hadaad garan waydo wadankii ayaa laguu celin .... :lol:
war ninka ya iga qabta oo tol ah :lol: :lol: :lol:
Farancan
dhay wa kolki laso liso
Karuur wa kolki uu abur yar kiciyo dhay udafey dananki korey munagarin :mrgreen:
shit anigu geljire ma ihi :mrgreen:
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: AMIIN CAAMIR ON CABDI ILAY(AKA XAAR-WAYANE)!!

Post by Hyperactive »

patriot yad so weydesay, i was asking my dad right now.

he said war ika tak geel anigu ma leheye.lol
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”