Page 3 of 3
Re: Somalinimo unity alive or dead
Posted: Tue Feb 22, 2011 12:22 pm
by Spursman
I think ignorance kibir jahiliya destroyed somalinimo ruunti
Re: Somalinimo unity alive or dead
Posted: Sun Feb 27, 2011 7:15 pm
by Faranacab
barakaboy10 wrote:died long before we were born!!!
How so?
Re: Somalinimo alive or dead
Posted: Sun Feb 27, 2011 7:44 pm
by Hyperactive
i dont believe somalinimo cause as fah said doesnt exist.
Re: Somalinimo alive or dead
Posted: Sun Feb 27, 2011 7:49 pm
by Du$ty
It Died In The Early 90's

Re: Somalinimo alive or dead
Posted: Sun Feb 27, 2011 7:50 pm
by Faranacab
Hyper,
But you believe in tolnimo, dhaqan wanaag iyo in aan sanka lagaa marin?
Hade intaasiba waa Somalinimo iyo astaanteed.

Re: Somalinimo alive or dead
Posted: Sun Feb 27, 2011 7:54 pm
by Hyperactive
Faranacab wrote:Hyper,
But you believe in tolnimo, dhaqan wanaag iyo in aan sanka lagaa marin?
Hade intaasiba waa Somalinimo iyo astaanteed.

ader taas wa islamnimada astanteed. deenteena na fartay in aqrabeenta la karimo iyo akhlaaqda wanagsan.
Re: Somalinimo alive or dead
Posted: Sun Feb 27, 2011 8:06 pm
by Faranacab
hyperactive wrote:Faranacab wrote:Hyper,
But you believe in tolnimo, dhaqan wanaag iyo in aan sanka lagaa marin?
Hade intaasiba waa Somalinimo iyo astaanteed.

ader taas wa islamnimada astanteed. deenteena na fartay in aqrabeenta la karimo iyo akhlaaqda wanagsan.
Taas hadaad garatay, somalinimo kama fogid....dhaqankeena badankiis waxaa laga soo min guuriyey islaamka. Somaliga somalinimo ka dhamataay...awalba loox tuur buu ahaa...
Odayadii gabyi jirey ee xishoodka badnaa...tolow maxay loox dhowr ahaayeen...
Islaanimo iyo somalinimo waa ul iyo diirkeed. Ninkii mid tuura, takale wuu tuuri.
Re: Somalinimo alive or dead
Posted: Sun Feb 27, 2011 8:08 pm
by Hyperactive
ader allow me to disagree with you hada.
somalinimo wan tooray islam keygana wan haysta inshallah .lol
Re: Somalinimo alive or dead
Posted: Sun Feb 27, 2011 8:36 pm
by Faranacab
Somalinimo, ayaa kaa bad badatay laakiin isma ogid...dadka aan ku tuhmayo ayaad u horeysaa...laakin we can agree to disagree on it now...

Re: Somalinimo alive or dead
Posted: Mon Feb 28, 2011 12:55 pm
by Spursman
Faranacab wrote:Somalinimo, ayaa kaa bad badatay laakiin isma ogid...dadka aan ku tuhmayo ayaad u horeysaa...laakin we can agree to disagree on it now...


runta