Somalis are f-king useless waxba ha ka sugin.....this has been going on about a monthm,and yet nobody knows who is behind it.Madelina wrote:kaliil wrote:Siciid85 wrote:Kalil. Horta New Hargeysa waxa ku badan Hawiye iyo Qurijilaha.This needs to be investigated indeed.
Hawiye, Qurjiile iyo waxaan la garanayn oo dhan waa ina xaafada laga raafo oo dadkana laga mamnuuco inay dhulka ka iibiyaan cid la garanayn.
Waxa ka danbeeya shiisheya anti-Somaliland ah...because they're burning the houses randomly!..The locals need to organize themselves & form a Neighborhood Watch Groups and take turns guarding the neighborhood...
It's f-king beyond me sidaanu qof kaliyi macaal u arag cid wax gubaysa all that time>>>>> in broad daylight dabka la qabad siinaayaa guryaa.