Page 3 of 5
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 1:32 pm
by Ina-Geel_Wase
Madelina wrote:kaliil wrote:Siciid85 wrote:Kalil. Horta New Hargeysa waxa ku badan Hawiye iyo Qurijilaha.

This needs to be investigated indeed.
Hawiye, Qurjiile iyo waxaan la garanayn oo dhan waa ina xaafada laga raafo oo dadkana laga mamnuuco inay dhulka ka iibiyaan cid la garanayn.
Waxa ka danbeeya shiisheya anti-Somaliland ah...because they're burning the houses randomly!..The locals need to organize themselves & form a Neighborhood Watch Groups and take turns guarding the neighborhood...
Somalis are f-king useless waxba ha ka sugin.....this has been going on about a monthm,and yet nobody knows who is behind it.
It's f-king beyond me sidaanu qof kaliyi macaal u arag cid wax gubaysa all that time>>>>> in broad daylight dabka la qabad siinaayaa guryaa.
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 1:35 pm
by Siciid85
LiQaaye_TDH wrote:Bohol iyo karaman wrote:waar habar xabuusho
futo wayn eey maxad kaa wadaan qorulugud

Warya Bohol im starting to hear about Your Subclan

Sacad Yoonis Dagaalka Maalin kasta wey ku dhintaan Gesiyo

Sacad Yonis are the fiercest H/yonis and probably all of Isaaq.
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 1:36 pm
by kaliil
Liqaaye wrote:Waryaahay meesho ma halkaasa meesha Masaajidka Tabliqiinta Hargeisa, i remember on our way to Hargeisa we dropped of a Tabliiq from the US, he was HY and he was staying there with couple of other Tabliiqs from Koonfurta somalia..... i also saw Pakistanis and arabs there....
So No one knows who is doing this?
Liqaaye haa meeshu waa xagaa. New Hargeysa waa xaafad weyn oo waxay ka bilaabantaa Masaajidka weyne misjaamac dhabarkiisa waxaanay dhaaftaa masaajidkaa tabliikhda. Dahabshiil ayaa beri dhowayd guri weyn ka dhistay masaajidka tabliikhda agtiisa.Markii Siilaanyo dalka qabsaday ayay Habar Jecladii bariga ka timi guriga dahabshiil madaxtooyadii u maleeyeen oo is hortubeen lol. Waar badowiin baad tihiine meeshu madaxtooyadii maaha ayaa lagu yidhi markaasaa madaxtooyada loo tilmaamay.Markii hore Habar Jeclo way ka baqan jireen inay Habar Yoonista lasoo degaan oo Sacad Muuse ayay la degi jireen laakiin dhawrki sano e u danbeeyey waxay bilaabeen inay HY lasoo degaan.
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 1:37 pm
by Mr_Alfaas
okie Guryahan gubanaya yaa gubaya
hadii dad gaar ahi gubayaan dadku shacabka ah ee xaafada miyaanay ogaan karayn cidi waxan ka danbeysa...
walahi ma fahmin sheekadan meel ay ka socoto iyo meshy u socoto.

Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 1:46 pm
by kaliil
ina_Geel_wase ma ninkii sakhraan baad tahay?
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 1:47 pm
by Ina-Geel_Wase
yes Sir.
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 1:49 pm
by Blue_609
investigation ayaano sameynay guriahan la gubay maxaa ka jira ... waxaano markaa ogaanay inay arinto sidan tahay ..
sever drought > less Qaad > idoor mania > burning their own houses

Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 1:50 pm
by kaliil
ok. adigu horta maxaad magacyada xun xun ku fashaa lol
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 1:53 pm
by LiQaaye_TDH
Siciid... War Nimankan maan Aqoon walle... Reer Caynaashihi Bikhhhh...
Kaliil......Inaader Hadda Habar jecladi wey soo Ilbaxaysaayo Waxaan Macal Guryo ka Dhisanay Meel Haleeya uu jirta10km, 2 AQal Villa oo Cidla Ka Taagan Miyaanad arag

Hadda macal Waxu HJ Laba Kaalmood oo waaweyn Ku Leedahay Ka soo Horjeedka (Ina Afdiinle Hotel)
Warkaan Xaqiiqdiiso waa maxey, Ma reer Konfureed aya wax Gubay?
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 1:56 pm
by kaliil
Liqaaye haa beryahan HJ way soo ilbaxeen magaalada meelo badan ayay wax ka dhisteen. markii hore Daanta Habar Awal may soo dhaafi jirin.
Anigu arrintan war uma hayo oo cida waxan ka danbaysa ma garanayo. Markaan Hargeysa la hadlo ayaan dadka waraysan bal...cida looga shakisanyahay.
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 1:58 pm
by Ina-Geel_Wase
kaliil wrote:ok. adigu horta maxaad magacyada xun xun ku fashaa lol
lol laakiin wuu dhaamaa kii hore sow maaha........my all other daadax nicks are banned so i have to use this one.
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 2:01 pm
by kaliil
Labada aqal e aad sheegayso ma waxaad u jeedaa kuwa ku agyaala meesha la yidhaahdo Himilo village?
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 2:04 pm
by kaliil
ina_geel_wase wrote: lol laakiin wuu dhaamaa kii hore sow maaha........my all other daadax nicks are banned so i have to use this one.
haa inader wuu dhaamaa kii hore.maxaad samaysaye kuwii kale lagaaga bangareeyey?
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 2:08 pm
by Madelina
Hey Guys, maybe we're just being too paranoid but there's a good possibility that who ever is doing this has a mental health disorder called "Pyromania". The characteristics of this behavior are: recurring deliberate fire-setting, experience of tension or affective arousal before the fire setting, attraction or fascination with fire and its contexts and a feeling of gratification associated with the fire-setting.
Since we have large number of people with serious mental health issues roaming the streets, I don't think we should rule this out..bal ha la baadho someone who is known in the neighborhood who presents with some of these characteristics..
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 2:19 pm
by Ina-Geel_Wase
kaliil wrote:ina_geel_wase wrote: lol laakiin wuu dhaamaa kii hore sow maaha........my all other daadax nicks are banned so i have to use this one.
haa inader wuu dhaamaa kii hore.maxaad samaysaye kuwii kale lagaaga bangareeyey?
miyaan xasuusan karaa qaarkood sanado hore la bangareeyey.
i'm out banooni soo fiirsanaa.