Shirib wrote:suaal aan ku kabaa. Hadii ay kuwa Muslimiinta la dagaalo oo gaalada ka cararo, khawaarij yahiin, kuwa muslimiinta la dagaalo oo gaalada la socdo maxee yihiin?ciyaal_warta wrote:Murax wrote:Ciyaal soo maaha![]()
Against Somalis they'll fight to the last man even if they have F-16 Fighter jets
![]()
![]()
fulleynimo waaye...wa calaamada khawarijta muslimiinta lee u xoogweyn yihiin shayadiinta diinta suban bay naga wasaqeeyen belo haku dhacdoo
kuwaasneh wa gaalo raac...but the difference is kuwa dowlada diin ma isticmaalan wa cadeeysteen inay cilmaaniyiiin yihiiin...kuwan diinta luuq walbo dhigay oo dadki nacsiiyey ban ka hadlayaaan sxb
