lool, horta meeshan google map ka aad soo dhigtay is not even west of of wajaale, its rather south of the town marka xadka dhinaca ethiopia looga talaabo. magaalada iyo deegaanka ku hareeraysani dhamaan traditionaly waa deegaan reer yoonis mainly reer cabdi and reer xaad, laakiin jibriil abokor ka kalena wey nala dagaan sababta oo ha dhexdayada dhulka ma kala sheegano. south ,west ,eat ,north, dhinaca somaliland dhinaca ethiopia afarta jiho ee wajale = deegaan jibriel abokor.
how do i know that? cause my father was born there my granfather was born Gobyarey which is 21 km south west of wajaale, and i have been there manay times.
from wajaale all the way to near Haroraysa which is not far from jigjiga= jibriel abokor.
currently gudoomiyaha demada wajaale waa jibriel abokor, sidoo kale gudoomiye ku xigeenku waa jibreil abokor, maayorka magmada= jibriel abokor, dhamaan xubnaha golaha deegaanku waa jibriel abokor. its being like that during kacaanka government and 1960s civilian governments of somalia. its being like that wakhtigii ingiriiska.
waxaan rajeynaa inay itaasi cadayn kugu filan, and i hope i corrected your wrong assumptions![/quote]
sxb beenta iska dhaaf, waxan been ahayn mad shegin.
reer burco markad u fanaysid waxa ugu sheeke lkn ninki mesha laha ilahay ka sokow waxa ha ula iman.
magalo cad wajale waxay u jirta 5 km ama ka yar waxan dega reer dadar. reer maxamud aya ka xiga dhinaca wajale.
gobyarey iyo haroorays adan yonis aya dega adu weligaa maad arag iska da inad shagan karto.
lol@ reer cabdi aya meel degan, war horta ma ogtahay intay leegyihiin iska da meel ay degaan iyo dad ay xukuman.[/quote]
sxb am not interested in empty claims cas they won't change anything. all i am interested are facts, and facts remain that the nearest samaroon deegaan to wajale is a tulo called magaalo cad which is not even wajale district but awdal region. never being there always assumed it was about 15km to the west of wajale, you said its 5km, i really doubt it. about reer cabdi meelna ma dagaan

. who is the gudoomiyeha degmoda tog wajale mudane xashi muxumed. and

@ gobyaray being samaroon. sxb this is cybar and you can claim what ever you want, it doesnt change facts on the ground. gobyarey is another reer cabdi deegaan in ethiopia. about haroraysa where exactly in my post have i claimed it was jibriel abokor. si fiican u akhri waxaan idhi. waxaan idhi we settle all the way to near haroraysa, and thats a fact. by the way haroraysa is not ever samaroon

. meesha waxa daga niman yabaree la yidhaa oo jid waaqa.