Page 3 of 3

Re: Lets assist Rightwing with formulating rules for this se

Posted: Wed Apr 20, 2011 2:59 pm
by SahanGalbeed
Madelina wrote:
SahanGalbeed adna sorry to say this inadeer but you're coming across as a Isaaq Nazi :mrgreen: Somaliland belongs to Isaaq, Samaroon and harti...so cidna ka ma xigtid!
"Logic" qaloocan weeye inadeer :mrgreen: .Inta qof e maraykan dhalasho u leh oo al qacida ku jirta miyaad ogtahay ?
Sidey dawladu u daydayayso miyaad ka war haysa ? Waxa halkan soo gala badankood e aan Isaaqa ahayn waxa u sabab ah calool xumo, cuqdad,isla han -yari iyo nacaybo kale oo farobadan . Miyaa la baryi jiray ba horta?
Dibadda loo saara iyaga iyo kudaafadii dhashay ba :lol: Hase ahate dimuqradiyad baynu nahay oo anigu hayadaha u dooda dadka laga tiro badan yahay had iyo jeer waan tix raacaya go'anadooda , tolku na halku isku raaco marnaba la iga waayi maayo :lol: