Dee adigaa yidhi waa "optical problem" hadaa ma waxaad sugeyseen night vision gogles all that time
Somaliland army overpowers surprise attack from Puntland
Moderator: Moderators
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Somaliland army overpowers surprise attack from Puntland
^
Dee adigaa yidhi waa "optical problem" hadaa ma waxaad sugeyseen night vision gogles all that time

Dee adigaa yidhi waa "optical problem" hadaa ma waxaad sugeyseen night vision gogles all that time
Re: Somaliland army overpowers surprise attack from Puntland
haha Barkhad Picture time eh... Let me tell you brief history about Kalshaale war fool, The whole reason Kalshaale war started at the begining was between two tribes about Barkado. dhuloos and isaaq clan. Dhulabahante said we will never allow any Barkado in that area, inta baraagahaasi qodan yihiin wax nabada ma dhacayso, iyadoo arintu halkaa taagan tahay, ayaa maamulkiinu la soo saftay beeshii isaaq oo dagaal wada jir ah ku soo qaadeen dhulkii lagu muransanaa, walibana siilaanyo uu ka yidhi BBC da, iminka laga bilaabo kalshaale, maygaagle iyo hagoogane waxay noqonayaan xuruumo ciidanka soomaliland... dhuloos waxay yidhaahdeen ma noqon karto, waana in baraagaha la aaso ciidamada gabdhahana meesha laga raro. dagaalku hadaba sidaas buu Kalshaale, maygaagle iyo hagoogane uga bilowday. laba bilood markuu socday ee aad xataa adinkoo maamul sheeganaya aad jahwareerteen oo ciidamadiinii la laaayey, madaafiic iyo waxaydaan filanayna laydinkala daalay ayaad nabad ku baaqdeen, iyadoo aan cidi idin waydiisan, ka darane nabadii aad ku baaqdeen dhulbahante wuu diiday oo ma dhicin, baragahii khasab baad ku aastay, goobahii aad ku dhimatay ee aad ragaagii ku wayday maanta anaa haysta kalshaale, hagoogane iyo maygaagle. hadii markii horeba aanu rabnay inaad ciidanka gabdhaha meesha ka saarto, baraagahana aasto oo aad tidhi labadiiba waan samaynyaa ee xabada naga daaya, dee waanu kaa daynay sawirna iskaga sii qaad oo waliba xaabsade iska soo horaysii iyo kuwo dhuuniqatayaala oo reer ssc ah.. cajaladan yara daawo abti.Barkhadd wrote:Jeyr,JeyR wrote:Let me tall you something nacas yow, Las anod is not part of ceeb-land and it will never be. The only reason you are in Las anod is not becuase your iidoor ass has a power to stay, it's because some stupid dump ssc people who are loyal to your administration are keeping you there, and they will dis loyal to you soon. KALSHAALE 2 will be in las anod soon. ceeb-land girls will run away like the way they did in buuhoodle soon....AsadSL wrote:![]()
![]()
![]()
You're saying he gave away a part of his state just because somaliland government let him stay in El afweyn Sanaag.Come on who does that. You and i know its not true.
You may be the same tribe with people of Lascanod and other Dhulbahante lands that come under Somaliland administrations but you do not speak for them. Respect their FREEDOM
internet ayaad ka ciyaysaa wolf! wolf! wolf! and YOU are not fighting back home - MASKIIN
Somaliland did not leave Kalshaale by force from Somaliland-diid aka nabad-diids aka enemies of freedom. Somaliland left because conditions nabada odoyaasha gogoshii iyo calaalcal kiinii world-wide. infact I do not beleive Somaliland left Kalshaale as these photos show:
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 956 Views
-
Last post by Coeus
-
- 18 Replies
- 2313 Views
-
Last post by udun
-
- 0 Replies
- 709 Views
-
Last post by Monk-of-Mogadishu
-
- 3 Replies
- 1845 Views
-
Last post by metamorphosis
-
- 31 Replies
- 4803 Views
-
Last post by gurey25
-
- 1 Replies
- 16 Views
-
Last post by moshakis_nl
-
- 2 Replies
- 588 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 7 Replies
- 2081 Views
-
Last post by mahoka
-
- 0 Replies
- 542 Views
-
Last post by IbnTaymiyyah
-
- 2 Replies
- 847 Views
-
Last post by The_Emperior5
