ninkan buu leyahay dhaqan celi buu u baahanyahay.hyperactive wrote:lol im joking bro. horta miyad so habowday, maha section kan ko keenayÉ lol
Cagdheers all-time best films Top 5
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
hyper ma 2006 baad wadanka joogtay, amba 2006 ayaan joogay. Magaaladayagaad iman laheyd qadaan ba kuu diyaarin lahaa 

- Twist
- SomaliNet Super
- Posts: 12420
- Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
- Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
ina aadan wrote:ninkan buu leyahay dhaqan celi buu u baahanyahay.hyperactive wrote:lol im joking bro. horta miyad so habowday, maha section kan ko keenayÉ lol
Oo weli ma tii baad maskaxda ku haysay?
Ninka isagoo maqan aan la kaftamay xitaa kaftanka wuu ila fahmay oo adiga ma xaalad nafsi baa ku haysa, walaal?
You're right. I was wrong after all; you're the one that wants dhaqan-celis, not hyper.

- ToughGong
- SomaliNet Super
- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Me too,I was there 2006/07,
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Nin raga baad tahay marba hadaad isa saxday, e iska baashal dhulka ilahay ee baxaada wayn.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Aniga xitaa waxan joogay 2006/9 bishii rabadaan
- Twist
- SomaliNet Super
- Posts: 12420
- Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
- Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Ina aadanow, ninyahow waxaa ku haya wax ay loo yaqaan magaalo joog xumo.
Hyper waa qof nool oo xayi ah, hadduu wax ka qabo waxa aan irina isagaa naftiisa u hadli kara ee dadka looma kala turjubaano, abti.
Hyper waa qof nool oo xayi ah, hadduu wax ka qabo waxa aan irina isagaa naftiisa u hadli kara ee dadka looma kala turjubaano, abti.
- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
lol war magalade bad joktay? i needed qorbaawi walle . inta badan harar, jigjiga and miyiga ban jookay. i was sent to be tought traditional way of learning deen `heernimo` iyo gaajada. lolCumar-Labasuul wrote:hyper ma 2006 baad wadanka joogtay, amba 2006 ayaan joogay. Magaaladayagaad iman laheyd qadaan ba kuu diyaarin lahaa
habeenki o idil wan subìn jirnay.
ina aadan and twist, meel hun bad ka bilowdeen, bal is dajiya. get to know each other first.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Haye nin abti i yidhaadaba adaan ku arkay e bal xaal qaado, aan waalid iska dhigee.Twist wrote:Ina aadanow, ninyahow waxaa ku haya wax ay loo yaqaan magaalo joog xumo.
Hyper waa qof nool oo xayi ah, hadduu wax ka qabo waxa aan irina isagaa naftiisa u hadli kara ee dadka looma kala turjubaano, abti.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
hyper waxan joogay magaalo inyar uga jirta waqooyi bariga jigjigahyperactive wrote:lol war magalade bad joktay? i needed qorbaawi walle . inta badan harar, jigjiga and miyiga ban jookay. i was sent to be tought traditional way of learning deen `heernimo` iyo gaajada. lolCumar-Labasuul wrote:hyper ma 2006 baad wadanka joogtay, amba 2006 ayaan joogay. Magaaladayagaad iman laheyd qadaan ba kuu diyaarin lahaa
habeenki o idil wan subìn jirnay.
ina aadan and twist, meel hun bad ka bilowdeen, bal is dajiya. get to know each other first.

anigu dhaqan iyo waxaas uma tagin waan iska soo baashaalayey walibana wakhtigaan tagay world cupka ayaa ii socotay


- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
lol nin vacation o tagay bad aheyd. aniku tv walle ma arag, whole the 2 months. my dad told them magaalaba ninkan ya la tusin, rer miyi runta ah ha arko. 
it was 3iqaab.

it was 3iqaab.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
aabahaa waa fariid. In nin rag ah aad noqotid buu dooneyay. reer miyi 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 1109 Views
-
Last post by MujahidAishah
-
- 25 Replies
- 1583 Views
-
Last post by amazinggirl
-
- 4 Replies
- 699 Views
-
Last post by Du$ty
-
- 24 Replies
- 1475 Views
-
Last post by Faarax_Foolxume
-
- 14 Replies
- 981 Views
-
Last post by Advo
-
- 66 Replies
- 3575 Views
-
Last post by Hard-Rock
-
- 17 Replies
- 1928 Views
-
Last post by Ashlee
-
- 18 Replies
- 1193 Views
-
Last post by kambuli
-
- 16 Replies
- 1549 Views
-
Last post by zulaika