Page 3 of 3
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Posted: Thu Jul 14, 2011 7:06 am
by ina aadan
hyperactive wrote:lol im joking bro. horta miyad so habowday, maha section kan ko keenayÉ lol
ninkan buu leyahay dhaqan celi buu u baahanyahay.
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Posted: Thu Jul 14, 2011 7:09 am
by Cumar-Labasuul
hyper ma 2006 baad wadanka joogtay, amba 2006 ayaan joogay. Magaaladayagaad iman laheyd qadaan ba kuu diyaarin lahaa

Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Posted: Thu Jul 14, 2011 7:11 am
by Twist
ina aadan wrote:hyperactive wrote:lol im joking bro. horta miyad so habowday, maha section kan ko keenayÉ lol
ninkan buu leyahay dhaqan celi buu u baahanyahay.
Oo weli ma tii baad maskaxda ku haysay?
Ninka isagoo maqan aan la kaftamay xitaa kaftanka wuu ila fahmay oo adiga ma xaalad nafsi baa ku haysa, walaal?
You're right. I was wrong after all; you're the one that wants dhaqan-celis, not hyper.

Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Posted: Thu Jul 14, 2011 7:12 am
by ToughGong
Me too,I was there 2006/07,
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Posted: Thu Jul 14, 2011 7:13 am
by ina aadan
Nin raga baad tahay marba hadaad isa saxday, e iska baashal dhulka ilahay ee baxaada wayn.
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Posted: Thu Jul 14, 2011 7:14 am
by ina aadan
Aniga xitaa waxan joogay 2006/9 bishii rabadaan
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Posted: Thu Jul 14, 2011 7:16 am
by Twist
Ina aadanow, ninyahow waxaa ku haya wax ay loo yaqaan magaalo joog xumo.
Hyper waa qof nool oo xayi ah, hadduu wax ka qabo waxa aan irina isagaa naftiisa u hadli kara ee dadka looma kala turjubaano, abti.
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Posted: Thu Jul 14, 2011 7:23 am
by Hyperactive
Cumar-Labasuul wrote:hyper ma 2006 baad wadanka joogtay, amba 2006 ayaan joogay. Magaaladayagaad iman laheyd qadaan ba kuu diyaarin lahaa

lol war magalade bad joktay? i needed qorbaawi walle . inta badan harar, jigjiga and miyiga ban jookay. i was sent to be tought traditional way of learning deen `heernimo` iyo gaajada. lol
habeenki o idil wan subìn jirnay.
ina aadan and twist, meel hun bad ka bilowdeen, bal is dajiya. get to know each other first.
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Posted: Thu Jul 14, 2011 7:25 am
by ina aadan
Twist wrote:Ina aadanow, ninyahow waxaa ku haya wax ay loo yaqaan magaalo joog xumo.
Hyper waa qof nool oo xayi ah, hadduu wax ka qabo waxa aan irina isagaa naftiisa u hadli kara ee dadka looma kala turjubaano, abti.
Haye nin abti i yidhaadaba adaan ku arkay e bal xaal qaado, aan waalid iska dhigee.
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Posted: Thu Jul 14, 2011 7:31 am
by Cumar-Labasuul
hyperactive wrote:Cumar-Labasuul wrote:hyper ma 2006 baad wadanka joogtay, amba 2006 ayaan joogay. Magaaladayagaad iman laheyd qadaan ba kuu diyaarin lahaa

lol war magalade bad joktay? i needed qorbaawi walle . inta badan harar, jigjiga and miyiga ban jookay. i was sent to be tought traditional way of learning deen `heernimo` iyo gaajada. lol
habeenki o idil wan subìn jirnay.
ina aadan and twist, meel hun bad ka bilowdeen, bal is dajiya. get to know each other first.
hyper waxan joogay magaalo inyar uga jirta waqooyi bariga jigjiga
anigu dhaqan iyo waxaas uma tagin waan iska soo baashaalayey walibana wakhtigaan tagay world cupka ayaa ii socotay

Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Posted: Thu Jul 14, 2011 7:38 am
by Hyperactive
lol nin vacation o tagay bad aheyd. aniku tv walle ma arag, whole the 2 months. my dad told them magaalaba ninkan ya la tusin, rer miyi runta ah ha arko.
it was 3iqaab.
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Posted: Thu Jul 14, 2011 7:44 am
by Cumar-Labasuul
aabahaa waa fariid. In nin rag ah aad noqotid buu dooneyay. reer miyi
