Puntland releases Somaliland officials abducted in taleex

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Puntland releases Somaliland officials abducted in talee

Post by Knight of Wisdom »

udun wrote:
gurey25 wrote:be carefull what you wish for, lands taken by isaaq do not change hands again..

im HJ 80% of my current lands were dhulbahante since 1950.
Some people's history revolves around the British colonialists :lol: :lol: Like I said many times to you, you were our pets freed by British :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Puntland releases Somaliland officials abducted in talee

Post by Khalid Ali »

Advo wrote:
The_Emperior5 wrote:Thats an article dalmar kahin wrote not Somaliland press :lol:
Is Dalmar Kaahin still alive? :lol:
Yeah he still alive he writes now long articles about somaliland do you miss him on somali uk lool
User avatar
Nabadiyocaano
Posts: 221
Joined: Tue Jul 19, 2011 9:23 am

Re: Puntland releases Somaliland officials abducted in talee

Post by Nabadiyocaano »

Knight of Wisdom wrote:
udun wrote:
gurey25 wrote:be carefull what you wish for, lands taken by isaaq do not change hands again..

im HJ 80% of my current lands were dhulbahante since 1950.
Some people's history revolves around the British colonialists :lol: :lol: Like I said many times to you, you were our pets freed by British :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol:
Ilaahayow british hadeey iidin deenilahayd ethopiaanka waad siida ogadeenka ayaad ooylaheed :lol: :lol:
Boohoo hoo ethopianka ayaa dulkayagii xadayee. Poor British give you the benefit of the doubt and save some of you're land from Italia and till today spend their education benefits as well as their country on you. Are you even recognising their help of course not. You're ilma dhagax. :mrgreen:
RovingMadness
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Mon Apr 04, 2011 2:39 am
Location: SNET's Resident Boogeyman

Re: Puntland releases Somaliland officials abducted in talee

Post by RovingMadness »

Monk-of-Mogadishu wrote:Your gov't couldn't face a single German sexual offender, I doubt you are in any position to make demands to PL.
:lol: :lol: :lol:

Wax waalan :lol:
razer
Posts: 124
Joined: Fri Oct 22, 2010 5:42 am

Re: Puntland releases Somaliland officials abducted in talee

Post by razer »

However way you look at it this looks bad for buqland :lol: :lol:

this is a few comments from the story posted on of their websites

Raaqiya Puntland says:
August 17, 2011 at 8:52 am

Dad xaar la wareegaya ayaa webkaan isugu yimid waxyar maahane walal Faroole waa nabad ka shaqeeye Ethopiana lama shaqeeyo somaliland heshiis lama Raggas uu sii dayey sharciga Islaam ayaa sii nin aan danbi lagu helin xabsi ku jiri mayo waxaan sharciga waxba ka garanayn ayaa ragga noocaas ah xabsi ku haya Dhulbahante wuxuu ogyahay maleh waa daba dhaqayaal intooda badan markkii asxaan loo sameeyey as edeb daro websites lasoo fariistaan qurunku snm puntland ma iman karaan somaliland xududyada puntland nabad hadaysan kaga qori caaradis ayey kaga baxaya qurunka ingriiska xaarka ka dhaqa
saylac girl says:
August 16, 2011 at 7:14 pm

kkkkkkkkkk ina lilaah tadaa riyonayse fahima la baxday horta is daji difac bad ku jirtaye. ta kowad awdal waa awdal saylac waxaa la dhahaa salal waana gobol ka mida somaliland codowga ad ledahay waa daarood dadka waxba ha isku dirin takale ma ogtahay inaan dir ahay oon ciise ahay sido kale samaroon in ay dir tahay isaaqna inay yihiin walaalahaayo oo dir ah tarikhdaa si xun laguugu dhigan u maleyaa hayb qabillna laga bax inad mii ka so xaga baxdan filayaa taasi wataa manta majerten and isaaq cidna uma so raacayo lkn ogow markay gaadho darood inaan dir ahay oo walaalahay u hiilanayo inkastoo taa la dhaafay maamul qabiledkan yar waxba ha lu goyn hadi la idinka awood batayna waxba marmarsiyo ha keenin somaliland is somaliland hayb qabiil haday noqotana cid ad waxyelaysan jirin horena taa loo arag takale ssc waa jabhad waxasna wa intay dadka mii kaga danbeyeen ee ader anagaa u dhalanay awdal iyo saylac ba ogow somaliland wa dal dumaqrdiyadeed kuwa ad leedahay isaaq qar ka mida waa mucaarid rer awdal and saylacna qar ka midi waa mucariid qarna waa muxaafid tasna waxaa ku sababey maamul qabileed iyo dawlad burburtaad ayd ku idho kulata subax kasta waayo qofba wuxu arko ayuu minqiyaska saraa
”Ninba bari indho la’aa dabaded marqudhuu ilaahay indhaha u dilaciyey markina wuxu arkay bakayle kadib hadana indhihii wa dameen kabacdi wax kastoo oo loshego hadi marodi lo sheego bakaylaha mu ka yar yahay bu dhahaa” markaa sidaasaad tahee habo qabyaladan dhuuxa iyo lafta kaa gashay iska daa hadan nahay reer awdal and salalna hana bar bar dhigin jabahadaa nabad diidka wa bilaahi tawqiif insha alaah guul and guul s/land
abu mucaad qardhawi says:
August 16, 2011 at 5:01 pm

faroole wuu ku fashilamay dadk kuso xadgudbay inu sharciga horgeyo wayo wuxu ku qancinay waa ethoipa iyo somaliland inlsii dayo waxa ka demaysa waa ethiopa wayo waxan dhegaystay xamsada oo hadal wuxu yiiri puntland waxan ku dacaweynay ethiopai siidaynta dadkan waa fashilka faroole oo cusub
fihiima says:
August 16, 2011 at 4:50 pm

somalilandta la sheegayaa waa snm tan saylac girl wadatana magaca reerka ha ku qaraaban marna soo qaata ssc marna saylan awdal state baa la dhaha reerkan aad magocoda jeclatay snm taariikh aan somali nacayb ahayn looma hayo ssdf waa ta ka toobad keentay idinkuse illaa ithopia cidkla idinkoo taagan idin tusta maahe iska riyooda haduu naf idiin hayo meles waydin ictirafi laha laakiin sidaas inad ku wanagsan ogaada waayo
cadoowgiinu waa somaliya waa daarood cadow kaleba inu jiro reer siilaanyow uma haysataan ee bal aan eegno oromo land markaad ku qanacdan illaa dawlad gobeleed diide

beelina beel mas uul kama aha awdal state iyo ssc somali baay wasiiro ku leyihiin marka waa inay sameystan maamul intaan isaaq dhaxalwarejin waa iga talo hadii kale snm oo iayagaba la gumeynayo haydin gumeyso

siilaanyona hadu siyasad wax ka garanayo kolba meel kuma silceeen ee jamhadnimadisi ku wanagsana

farolena wa nin wax badan og oo snm u diidaya inay dhul harti iyo dad harti hub isugu dhiban kolay iyagu taleex umay dhalan oo dadkii lahaa uun buu raba inuu isticmaalo
saylac girl says:
August 16, 2011 at 3:39 pm

MAANSHA ALAAH!!!!! ma qarankaygii somaliland baa guusha gaadhay pirate land marka horeba way islu goysay waayo hadee waayo waan la yaabay markan maqlay budhcad badeedii baa afdubatay madaxdii somaliland guul insha alaah saylcna gul bn u rajaynayaa madaama ay noqotay meesha loo qoondayey furista warshada milixda guuuuul guuuuuul s/land
Kamaal says:
August 16, 2011 at 7:04 am

asc wr wb. I feel sorry for Puntland for Chosing Faroole as Puntland President. Faroole miyuu waalan yahay so miyuusan ogeyn in iidoor diyaarad dhar uwadey ciidanka Puntland bililiqeysteen waxay aheyd raggan la qabtey in ladilo si Idoor iyo Kaba qaadka Dhulbahante ugu quus qaataan in kooda la qabta la waro nasiib daro maantey Puntland dhibaataa ku habsatey Puntland waxay ubaahan tahay badbaado war yaan goor dambe Puntland loo doorin nin qaba Habar iidoor asc wr wb
puntland says:
August 15, 2011 at 11:44 pm

ilko abeeso hoosbay ka xidhiidhaan reerkan ragaan la sii daayey markay snm ka hadli weeydey waa kan xaabsade dhaartay si uu habraha raganimadiisa u tuso kkkk habrihiina yaabe oo waa kuwa yidhi xaabsade wiil hoog dolar kale baan soo wadnaa . xildhibaan koorena waa kan yidhi kkkkk snm dirac iyo garbasaar soo xidhta hadaad ka aamusteen mas uuliyiintii la afuubtay hadaba snm qaar ka mida baa siraha ogaadey in puntland iyo ragaan xiriir hoose ka dhexeeyo

habarjeclona waa dacawo khayaanada laguma gaadho markay ogaden siraha waa kuwa
yidhi ilko abeeso hoos bay ka xidhiidhan kkk habraha waxaa kopka khayaanada u qaaday haberjeclo

kolkay siyasadaha siilanyo iyo xilalaka siduu beeshiisa ugu qaraaba kiilay ka hadlaan yar iyo weeyn iyagoon kala hadhin waa kuwa ku aamusiya cadoowgeena ayaa ku farxaya hadad runta sheegtaan habrihii kalena meel bay ku ceeqsanyiin dulmiga uu ka galayo masaakiinta kale ayuu ka goyn melezsanawi aynu sugno waa run e
deeqa says:
August 15, 2011 at 11:32 pm

snm waxaaba la wareegaya meles hada ber beruu kaga soo saxiixi chine siilaanyo hargeysana waa lagu haystaa oo oramadaaba tidhaahda magacani waa magac oromo asalkii hargeysaa oromaa lahayd dawlada reer galbeedkuna waxaay shegeegn malaayiin ithopiyan ah inaanay bad la aan ahan karin waa in snm laga wareejiya ber bera taasna waa lagu guulaystay

puntland meel fog bay wax ka eegi habrahana xin iyo ithopiyan isku haleyntoday hodaysa ee bal aan sugno inta melez kala wareegayo dekada kaliya ee isha u ah snm markaas iyagaaba dulaysane maxaay dawlad sheegtaan
JAMIILO says:
August 15, 2011 at 11:25 pm

alla matag weeynaa uuuc afurkii aan cunayey baan ka kacay puntland waxay noqotey faroole ku xaar .hadana waxaaba isu soo sharaxaya maxamed xaaji aadan oo websiteyada snm ku soo qoray ssc waxaan u aqoonsan inay snm ka mid tahay xuduuduhoda inay so xirtana waanu u ogolnay

dhowr beri ka hor ban ka akhristay all sanaag soo qortay ina xaaji aadan oo hargeysa ka sheegay inay puntlanmd tahay majerteniya
naag xumaan samayn jirtay ba la yidhi naa jooji xumaanta markas bay tiri ii dhaqsada waabad i xasuusisene . maxamed xaji aadan oon warkiisaba waayadan la maqal all sanaag baa xasusisay markan arkay waxan la yaabay puntland ma garoowey noqotay oo faroole iyo maxamed xaaji aadan snm uga adeegaan akhaas
reer walbaa magaladiisa heblayo state iyo land hawla baxo

puntalnd waa lagu kala yaacay aleyle snm markii dawladii afrikanku diideen inay go do miyey mahamed xaaji adan iyo faroole ictiraaf ka donten

silaanyona silic ayraborada diridhabe iyo chine kala kulmay tariikhdiisii xumayd ha ku darsado
ali says:
August 15, 2011 at 10:50 pm

faroole waa nin fiican walahay wuu badbaadiyey garoowe, maxaa yelay waxaa larabay in puntland ay qabsadaan ciidama somaliland waxaana ku soo heshiyey shariif,silaanyo iyo xabashida, hadii ay somaliland garoowe soo gashana waxaa dhacaya isku dhac qabiil oo u dhexeeya majeerteen maxaa yelay ciidanka somaliland ma jogayaan mesha markay shaqadooda gutaan way iska bixi lahayeen,ta keliya ee laga rabeyna waxay ahayd in qalalaase kadhaco meesha. markaa oday faroole waan ku tageersanahay arintan. waana shirqool uu ka badbaadiyey puntland. inta kalena ooda halaga qaado..
uma faysal SSClander says:
August 15, 2011 at 10:09 pm

bismilaah waan idinsalaamay dhamaantiin hadan fekerkayga ka dhiibto anagu awalba waanu ogeeyn afar sanadood bay dadkayagu ku jireen gacan cadow wax soo hadal qaadayna aanu jirin faroole waa ninka yiri anagoo dagaal kujirna halkii aanu garabka ka eegaynay yiri SSC waa argagixiso soomaliland waa dad walaalaheena oo xidhiidh fiican naga dhexeeyo waxaanuna ka wada shaqaynaynaa nabada halkaa waxaad kagaran karaysaa waxa meesha yaala. xaabsade wuxuu yiri waa inay shuruudla aan kusoo daayaan maxaabiista hadiikale waxaanu u sheegaynaa ethiopia inaad kabaxdeen heshiiskii inoo yiilay. halkaa waxaad kagara naysaan in goboladaas la iibsaday mar hore arintuna faroole waa kahoraysay.anagu waxaanu haynaa siro aad ubadan waxayna nooga yimaadaan intooda badani dhanka soomaliland iyo dacwadaha uu faroole naga qoro markuu hayadaha samafalka la kulmayo sida kuwa nooga imanaya dhanka ethiopia. laakiin diin baa layidhi waa laguu tashaday markaasuu yiri meeshii laiigu tashaday sow ilaah majoogin anagu waanu tashanay manaaha inaan leenahay anagaa tolkeen katashanay lakiin waxaanu ogaanay inaan cidina noo maqnayn. SSC waxaa loo samaystay inay dhulka maqan soo celiso waad na ogeeydeen dagaalka uu faroole nalagalay inuu meelkasta u cararay siduu u baabin lahaa alase ma baabin mana baabi doonto insha alaah. hadaba waxaan arkaa iyagoo aad moodo shacabka putland inaanay fahmin ciyaaraha meesha kajira inay la coloobeen sadexdaas xaraf iyagoo aad moodo sida faroole inay badan koodu ka qaadeen cuqdad iyagoo ku andacoonaya putland baad tihiin war putland haday halkaas marayso miyaaynu wada sugnaa ilaa inta laqabsanayo sool sanaag iyo cayn dabadeedna waxaynu sugnaa intay gaadhayaan badhan iyo soosaaso sheekadani waa dibidii midba marlacunay ninkii walaalkii cadow ku eegta isagana si fudud baa loo helaa waxaan shacabka putlaan kasugaynaa inay hiil iyo hooba isla kaaya garab taagaan shacabkan gunamada aan kawada saarnaa. midna ogaada dacaayada marka laga tago oo runta loo soo noqdo SSC waa ilayska u soo baxay mandaqadeena waxay gudanayaana waajibkoodii ahaa difaaca dalka. wabilaahi tawfiiq.
Xeyraan says:
August 15, 2011 at 9:34 pm

Waxaan la yaabanahay hadallada ninka sheegtay Bile USA,ee lama yaabbani siideynta nimankan,waayo waxaad illaaweysaan hadal Faroole idaacadda ka yiri oo ahaa SSC wexey isku kaaya dirayaan annaga iyo walaalaheenna Somaliland.Hana illaawina in arooskii ebid ka dhaca Hargeysa kii ugu weynaa uu ahaa ka loo sameeyey inanka uu dhalay Faroole eyna ku baxday kharash aan ka yareyn nus Malyuun Doollar oo ahayd lacagta reer Puntland cashuurta u bixiyaan.Bilow sida loo qabsaday Laascaano waa la ogyahay, gobolka Soolna Cadde Muuse cagihiisuu ku tegey oo maaha Faroole oo Bosaso tegideeda ka baqaya,hadduu aadana 30 tekniko ah kaxaysanaya.Bilow webkani waa mid xor ah oo dhexdhexaad ah inkastoo aanan aqoon dadka qora,laakiin wuxuu ka mid yahay dhowrka web oo aan ka eego akhbaarta madaxa bannaan,waxaadse illaaweysaa Puntlandpost iyo Garowe Online wexey ku hadli jireen iyo najaasadey qori jireen xilligii Cadde Muse.Qof ankiri karaa majiro iney walaaleheen Sicid Harti fogaadeen intii Faroole la wareegay maamulka Puntland,marka siideyn maxaabiis baad la yaabeysaane,weliba caleemo qoyan baa lagu sii sagootinayaa.
quman says:
August 15, 2011 at 8:16 pm

waxaa wax lala yaabo ah shacabka reer puntland waxa afka qabtay ayadoo xoolo iyo hub wixii ay lahaayeen si bareer ah somaliland ula wareegtay diyaarad buuxda wixii saaraa oo dhan ayadoo weliba af lagaado iyo ma awoodaa ay tahay. in maamulka puntland in dhowr week ka hor ay sii daayeen markab ay qafaasheen
oo ay burcad badeeda ay heesteen in usoo furaan bill shuruud la’aan, markaana waad aragtaan talo idinkay idin jirtaa.
NOOOOHJ says:
August 15, 2011 at 7:56 pm

WAXAYNAAN CILMI U LAHAYAN YEYNAAN KU DOODIN.
wAA INAYNU KU FEKERNAA SIDAYNU GURYAHEENA U DHISI LAHAYN,NIN JECLAYSI IYO NIN NEBCAYSI WAXBA NOO TARI MEYSO EE HURDADA HALaga kaco walaalayaal Wabilaahi towfiiq
weerar says:
August 15, 2011 at 7:31 pm

kkkkkkkkkkkkkk, bal kuwan oo isaaq ahaanlahaa kawarama, waxan u maleynayaa in garoowe iyo qardho laga qixilahaa,kkkkkkkkk
Bile USA says:
August 15, 2011 at 7:29 pm

To Biyoole.

Hadii Faroole qabo Marwo Isaaq ma ceeb baa, adeer horta yaa laga qabsadey Laascaanood, sow maamulkii Cade Muuse ahaa ma aha, sow ogid in Cade Muuse BBC,weydiisey maalinkii la qabsadey Laascanood uu yiri waan maqley Tuuladii Laacaanood in-la qabsadey, adeer Faroole waxa uu sii daayay sida meesha ku qoran dadka aan xilalka heyn maxaad waxa xun u eegtaan koley fasixi meysaan qoraalkeyga sida caadada ku ah website balse Puntland waxa ey dib-qaban doonta dhulka ka maqan, waa suaal idinka ma waxaad anaga noo sheegeysaan iney daacad idin ka tahay Sool qabashadeeda,dadku waa is-yaqaaniin Sool waxa ey u baxdey dabaakh hore.
puntlander says:
August 15, 2011 at 7:05 pm

ceebey caleeg, walee puntland gacan gashay, tasaa wadanka u danbeysay wuxuu faroole maqlay 100 gaadhi oo tigniko ah iyo karayashodii oo hargeisa kasoo baxay markaa somaliland ayaa xukunta puntland.
haboon says:
August 15, 2011 at 7:05 pm

horaan idiin idhi rabi iyo rag baa idiin maqan ee hawar warina waayba raageen biyoonde ina abti ma imnkaad faroole ogaatay inuu yahay nin xidida xidikana laguma dag dego siba maxmuud saleebaan xidid ka xoog baay uga dan beeyaan rabadaan kariim
ibnu zaki says:
August 15, 2011 at 6:45 pm

hahahahahahaahahaha warkaasaa iga dhaadhacaya dee maamul gobeledka budland waa shay waajib ku ahaa oo ay sameyeen inta hadhayna shuruud la’antii somaliland ku dhawaaqday bay ku so daynayaan ee maxkamad banu gaynay sharaftay ku yara ilashanayan waa iska caadi ana waanu u ogolnahay intaa haday niic danbe keenaan cidanka qalabka sida e somaliland 18km ayey u jiraan garoowe o talex bay ku sugan yihin waanu kusoo 7doba bixi wlh kkkkkkkkkk axya qaran somaliland viva 4 thousand guul guul
biyoonde says:
August 15, 2011 at 5:39 pm

war iska amuusa nimaankii la siidayey aniga war idiin haya waxay ku biireen ciidamada cabdisamad cali shire aniga og oo maqlay waxaan garanaya labo ka mid ah waxayt joogaan garoowe hays dalinina iska amuusa faroole waxaa uu qaba naag isaaq wiilkiisuna waa qaba marka adeer faroole waa nin isaaq badha ka ah ogaada
jeele osman says:
August 15, 2011 at 5:06 pm

kkkkkkkkkkkkkk walaalahay waan ogaa in ragaan lasiidaanayo waxaan ku doodnay wiil oday aan saaxiibo nahay oo waana ku sharatany. labdii maamul ee ugu dan beeyay ee puntland soomaray ayaga ayaa heerkaas oo ay maantay marayso gaarsiiyay waana nasiib daro in rag puntland xaduudaheeda kusoo xadgudbay 4 casho gudahood lasiidaayo taasina waa baqdin iyo hanjabaadii kasooyeertay naamulka soomaalidiidka ah dartiis waxa ragaan loo siidaay.
maamulka hada jira waxa uu ka adagyahay dadka muwaadiniinta ah oo aan waxba galabsan in ay iska xirxirtaan (sida gudoomiyihii hore ee gobbolka caluula mudane xareed,gudoomiyii maxkamada ee reer gaalkacyo ee wadaadka ahlu sunnada ahaa oo 2 bil kudhawaadka kuxirnaa dakada boosaaso) maxay dadkaa galabsadeen.
Puntlander says:
August 15, 2011 at 4:54 pm

asc wr wb Faroole Puntland ku ogaatey Inaan heshiis la tahay somaliland xaabsade nookaa tilmaamay. Dhulkeenii naga maqnaana waxaad u daaysey snm, waxaa lagu sugi doorashada iinsha allah.
xaydar says:
August 15, 2011 at 4:22 pm

waa khasab in lasii daayo garawe iyo qardhay qabsanayaan waayo cid wax iska dhicisaa meesha majoogto dad wax cuniyaqaan ayaa jooga
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Puntland releases Somaliland officials abducted in talee

Post by FBISOMALIA »

razer wrote:However way you look at it this looks bad for buqland :lol: :lol:
siilander i try my best to laugh but i cant :|
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”