Page 3 of 4

Re: Who Supports Kenya's Invasion

Posted: Wed Oct 26, 2011 11:51 am
by CismanMaxamud1
executive is a dhulbhante :? I thought he was hawiye

Re: Who Supports Kenya's Invasion

Posted: Wed Oct 26, 2011 11:54 am
by SahanGalbeed
Addow
Bro,It is not good to generalize an entire people
war de anigu dadka bilaash iska ga ma maago , ma'ogtahay ?
hal majeerten ah oo ka hadlaya arrintan {waxaan ahayn abdisamad oo iska akhwaan ah } miyaad aragta adigu ?
ma jiraan ! maxaa sida ka dhigay na ? de fajac ay ka qaadeen Faroole oo ku yidhi AMISOM baan keenaya weeye :lol:
bal waakaase ha dhiibtan fikradooda .

Re: Who Supports Kenya's Invasion

Posted: Wed Oct 26, 2011 11:56 am
by Cumar-Labasuul
I don't support any foreign invasion in somalia, walaa kikuyu, walaa xabashi, walaa bahuka bahaka

Re: Who Supports Kenya's Invasion

Posted: Wed Oct 26, 2011 11:59 am
by TheblueNwhite
Whatever brother NonAngst said. :up:

Re: Who Supports Kenya's Invasion

Posted: Wed Oct 26, 2011 12:01 pm
by D-Runner
Addoow wrote:
SahanGalbeed wrote:Addow , ninkasi waa majeerten ,ma'ogtahay ?
Iyaga dhibaatada haysata waxa weeye , maddexweynahoogi baa ku yidhi AMISOM baan keenaya Puntland .
Wax alle iyo waxay ku hadlaan bay kala garan laayihin , "let the people decide " ba ka soo hadhay :lol:
Bro,It is not good to generalize an entire people,I believe every clan has its bad apples in them.However,I just hope kenyans will halt their operation and let the somalis do their Job.what ever Kikuyu admin they install will die away as soon as they leave.
Good answer... :lol: dee SahanGalbeed, anagu ictiraaf radiin mayno wiilka Abgaal baan isku dal nahay ee naa dhaaf adeer.

Re: Who Supports Kenya's Invasion

Posted: Wed Oct 26, 2011 12:02 pm
by TheblueNwhite
lol@D-R

Re: Who Supports Kenya's Invasion

Posted: Wed Oct 26, 2011 12:11 pm
by SahanGalbeed
D-Runner wrote:
Addoow wrote:
SahanGalbeed wrote:Addow , ninkasi waa majeerten ,ma'ogtahay ?
Iyaga dhibaatada haysata waxa weeye , maddexweynahoogi baa ku yidhi AMISOM baan keenaya Puntland .
Wax alle iyo waxay ku hadlaan bay kala garan laayihin , "let the people decide " ba ka soo hadhay :lol:
Bro,It is not good to generalize an entire people,I believe every clan has its bad apples in them.However,I just hope kenyans will halt their operation and let the somalis do their Job.what ever Kikuyu admin they install will die away as soon as they leave.
Good answer... :lol: dee SahanGalbeed, anagu ictiraaf radiin mayno wiilka Abgaal baan isku dal nahay ee naa dhaaf adeer.
Anigu waayahay waan ku daynaya e , don't silence me . Waxaan rabo baan iska odhanaya .

Re: Who Supports Kenya's Invasion

Posted: Wed Oct 26, 2011 12:14 pm
by Hyperactive
lol@sahan. adeer i like you cause adigi meel ko gaban meysid. you're honest and that is rare in somalis. nin Allah ka baqaya tahay.

Re: Who Supports Kenya's Invasion

Posted: Wed Oct 26, 2011 12:19 pm
by SahanGalbeed
hyperactive wrote:lol@sahan. adeer i like you cause adigi meel ko gaban meysid. you're honest and that is rare in somalis. nin Allah ka baqaya tahay.
Thank you adeer , waxan ku idhi , idoorka ONLF ta huuhaada ku badiya na , aniga igu daa , horreynu uga heeshinay taas :lol: xayaak Allah .

Re: Who Supports Kenya's Invasion

Posted: Wed Oct 26, 2011 12:22 pm
by Hyperactive
SahanGalbeed wrote:
hyperactive wrote:lol@sahan. adeer i like you cause adigi meel ko gaban meysid. you're honest and that is rare in somalis. nin Allah ka baqaya tahay.
Thank you adeer , waxan ku idhi , idoorka ONLF ta huuhaada ku badiya na , aniga igu daa , horreynu uga heeshinay taas :lol: xayaak Allah .
:lol: :lol:

adeer dadku wey is dili jireen, is guursan jireen, wah wadaagi jireen. hada ilmahan yaryar, in lagu kala dintay bey moodayaan :lol:

anigu, i dont like to involve that little things that existed centuries. always big picture baab eega. qof ka soomaliga, mar oon ban hisheeni, o deen iyo hidid ba weynu wadagnaa.

Re: Who Supports Kenya's Invasion

Posted: Wed Oct 26, 2011 12:26 pm
by The_Patriot
SahanGalbeed wrote:
hyperactive wrote:lol@sahan. adeer i like you cause adigi meel ko gaban meysid. you're honest and that is rare in somalis. nin Allah ka baqaya tahay.
Thank you adeer , waxan ku idhi , idoorka ONLF ta huuhaada ku badiya na , aniga igu daa , horreynu uga heeshinay taas :lol: xayaak Allah .
IIdoorka ONLF taagersan wa in fooda laga togta :up: 8-)

Re: Who Supports Kenya's Invasion

Posted: Wed Oct 26, 2011 12:26 pm
by SahanGalbeed
Waa runta e , laakin adeer waxaan ku idhi , cid af somaliga sida loo qoro ku barta miyaad wayday ?
:lol:
Sidii salaadinta na waad u dhigta hadalka , marka la akhriyo waxaad soo qorto na , maddax xanuun baad ku beeraysa dadki , ya ? maxaynu ka yeelna arrinta tolow?

Re: Who Supports Kenya's Invasion

Posted: Wed Oct 26, 2011 12:28 pm
by Hyperactive
lol sahan, leave my somali alone. at least im sticking to write it.

patriot, war ninyaho ko fahmi wayey maalmahan e, private ka na keen inader.

Re: Who Supports Kenya's Invasion

Posted: Wed Oct 26, 2011 12:31 pm
by SahanGalbeed
hyperactive wrote:lol sahan, leave my somali alone. at least im sticking to write it.
:up:, j/k

Re: Who Supports Kenya's Invasion

Posted: Wed Oct 26, 2011 1:25 pm
by abdalla11
Yes, why? Saan si mahan