abakar20 wrote:Yalaxow, cumar xaashi waa kii dalka kusoo hogaaminayay ciidan itoobiya laguu soo tababaray, he wanted bloodshed, just because qorshihiisa aa laga hor istaagay your feeling cheated.
And sh hasan takar is not even a member of alshabab, he jus supports them, his views are of his own. But there's no denying that ictisaam waa danaystayaal.
And shabaab do not deny when they do somethin and In this case they did not claim sh ahmeds death, ninki dhahaayo waxaas waa doqonkii faroolaha, are you gonna take his word over shabaab given his track record?
cumar xaanshi wuxuu ka mid ahaa dadkii la dagaalamayey ethiopianka ee ERITREA tagay, waliba korneel cuman xaanshi alla yaa raxma waa ninka kaliya ee ERTIREA inuu ka soo duulay si dhuumasho ah ethiopia Somalia heeysato dalka dib ugu soo noqday ee ka qeeyb qaatay Dagaalkii Ethiopia ciidankeeda looga soo horjeeday.
CUMAR xaanshi markuu ka dagaalamayey wadanka gudihiisa al shabaab members like xasan daahir aweeys wuxuu ku raaxeeysanayey ASMARA.
markii ururkii dib u xureeynta sh shariif ay ku guuleeysteen Ethiopia inay ogolaato inay ka baxdo wadanka. ee heshiiskii la saxiixday AYAA cumar xaanshi loo wakiishay inuu ciiidanka ethiopia markeey wadanka baxayaan si aysan u dhicin power vacuuum. lagu badalo ciidan isugu jira maxaakiimta iyo ciidankaa QALABKA SIDA SOMALIA.
cumar xaanshi awalba isagoo joogo somalia ayuu diyaarinayey ciidankii ethiopianka kala wareegi lahaa magaalooyinka ay ethiopianka joogeen.
abubakar20 waad ku been abuuratay marxuum cumar xaanshi alla yaa raxma. bal xasan daahir oo maanta al shababa ah ASMARA ayuu ku raaxeysanayey markuu cumar xaanshi la dagaalamayey ciidanka ethiopia.
mida kale ma xuma nin siyaasad kaaga soo horjeeda inaad disho.
al shabaab suicide bomber ee dilay cumar xaanshi wuxuu la dilay maalintii baladweyne 98 qafoood oo u badnaa dad waxba aan galab oo ay ku jiraan DUMAR IYO CARUUR IYO ODAYAAL.
marka ma diinta Islaamkaa kuu baneeyneysa inaad hal nin dartii aad u Disho 98 qafood?
maya walaahi waa xaaraam diin islaam iska dhafeee diinta yahuuda xitaaa kuuma baneeyneyso inaad 98 qafood aad la disho hal nin kaliya ama 8 nin aad target gareeysaneyso.
al shabaaab majorty of assisantions ay geeystaan waa in kiraaan. tusaaale 67 ardeydii hoteel shaamoow suicide bomber al shabaab ku xasuuqay isagoo TARGET gareeynaya wasiiro dawlada TFG. al shabaab waa ay inkireen.And shabaab do not deny when they do somethin and In this case they did not claim sh ahmeds death, ninki dhahaayo waxaas waa doqonkii faroolaha, are you gonna take his word over shabaab given his track record
ma shaki ayaa ku jira ardaydii hoteeel shaamoow inay al shabaab xasuuqeen?? waa maya. sidii ay ardaydii TURKEY loo waday 103 ay al shabaab u dileen ayey al shabaab u xasuuqday ardaydii HOTEEL SHAAMOOW the reasonw axay Target gareeysanayeen like baladweyne TFG ministers.


