Page 3 of 7
Re: Somali Male Nurses
Posted: Sat Dec 31, 2011 10:14 am
by Enlightened~Sista
Nabeela, hadaad dhalaysid would you choose a male midwife/Gynecologist or female one?

Re: Somali Male Nurses
Posted: Sat Dec 31, 2011 10:19 am
by sexy-kitten
Nabeela wrote:Xamud. wrote:Ever seen a male midwife?
Nope, never seen a gynecologist either..which is really sad..
Gyno iyo male nurse is cool... I think it should be against the law to be a male midwife. Characterka ayaaba laga haleeye.
Re: Somali Male Nurses
Posted: Sat Dec 31, 2011 10:33 am
by ToughGong
Re: Somali Male Nurses
Posted: Sat Dec 31, 2011 10:37 am
by Alphanumeric
sexy-kitten wrote:Alphanumeric wrote:^Why? :\
When do you ever see a Somali male Nurse at the hospital where you're gettin checked at? Female yea but male? I'd fuck wit them till they couldn't be messed with anymore. Like, joking tho.... not offensive!
OK, i see.
Re: Somali Male Nurses
Posted: Sat Dec 31, 2011 10:37 am
by Jamac_Yare
you should ask Sahan Galbeed he is a male nurse although he classes himself as djboutian and not somali
Re: Somali Male Nurses
Posted: Sat Dec 31, 2011 11:01 am
by Nabeela
Enlightened~Sista wrote:Nabeela, hadaad dhalaysid would you choose a male midwife/Gynecologist or female one?

Male midwife?

heck no!!!
Re: Somali Male Nurses
Posted: Sat Dec 31, 2011 1:08 pm
by salool
Nanees wrote:Do they exist?
Yes.
Re: Somali Male Nurses
Posted: Sat Dec 31, 2011 1:59 pm
by Hyperactive
dadkan miyey iska yeelyeeli?
male nurse is for male patients. dadkan hishood darana!. if you have choice and sick do you prefer naag iney ko daaweyso /help you or nin?
Re: Somali Male Nurses
Posted: Sat Dec 31, 2011 2:19 pm
by SahanGalbeed
Anigu horaan idinku sheegay , I worked at a hospital laakin ma ihi nurse . 4 yrs of school baa lo gala nurse , wax laga qajilo na ma aha , wax la iska sheegto na ma aha .
Haddan shaqo nurse ah hayo , oon sannadki ba 60 000 oo doolar ku dhufanayo , wakhti aan halkan ugu soo galo ba , ma ba helayn .
Anigu berigaan dhakhtar ka ka shaqayn jiray waxaan aha "sitter" .
Buug intaad soo qaadato ayaad sideed sacadood qof sakaraad ah dul fadhiyaysa .
I appreciate the attention aad i siisaan , oo inaad soo ogaatan halkan ku noolahay iyo xaggan ka shaqeeyo iyo halkaan ku kaadjo iyo , etc..ect. , laakin shaqadan aad igu sheegtaan maan soo qaban . Daarood ka oo cay moodaya baan waxan Snet la yimid oo is yidhi mujaahid-ka fadeexad suuqa ugu geli , laakin de daaroodki na waan iska reebay , anigii na weli waan jooga , arrintuna sidaan aan idin sheegayo weeye

Re: Somali Male Nurses
Posted: Sat Dec 31, 2011 2:22 pm
by eliteSomali
I know one and guys make fun of him. I never understood why tho because most of them are unemployed and are limited to HS education.
Re: Somali Male Nurses
Posted: Sat Dec 31, 2011 2:24 pm
by Alphanumeric
I can suspect that male nurses would be in high demand. Is this true? Anyone?
Re: Somali Male Nurses
Posted: Sat Dec 31, 2011 2:25 pm
by SahanGalbeed
Funny thing is , labo nin baa halkan soo gali jiray oo "nursing" dhigan jiray , labaduna na daarood bay ahaayeen , marnaba na magacooga maan soo hadal qaadin anigu

, haddana idiin sheegi maayo .
Raganimadu waa mid , Isaaq iyo daarood na waa kala labo

Re: Somali Male Nurses
Posted: Sat Dec 31, 2011 2:27 pm
by eliteSomali
SahanGalbeed wrote:Funny thing is , labo nin baa halkan soo gali jiray oo "nursing" dhigan jiray , labaduna na daarood bay ahaayeen , marnaba na magacooga maan soo hadal qaadin anigu

, haddana idiin sheegi maayo .
Raganimadu waa mid , Isaaq iyo daarood na waa kala labo


sxb. waxyaabo badan baa ka qaldan waxaad so qortay. You imply that isaaq are more manly than darood because you know two darood niggas that have studied nursing? fail!
Re: Somali Male Nurses
Posted: Sat Dec 31, 2011 2:29 pm
by SahanGalbeed
eliteSomali wrote:SahanGalbeed wrote:Funny thing is , labo nin baa halkan soo gali jiray oo "nursing" dhigan jiray , labaduna na daarood bay ahaayeen , marnaba na magacooga maan soo hadal qaadin anigu

, haddana idiin sheegi maayo .
Raganimadu waa mid , Isaaq iyo daarood na waa kala labo


sxb. waxyaabo badan baa ka qaldan waxaad so qortay. You imply that isaaq are more manly than darood because you know two darood niggas that have studied nursing? fail!
No , never said that , waxaa adiga ka qaldan waxa weeye , waxaan sheegayo adiga oon fahmin , baad "conclusion" ku gaar ah iska gaadhay , daaroodka iska caynkaas ah ma'ogtahay ?

Re: Somali Male Nurses
Posted: Sat Dec 31, 2011 2:31 pm
by eliteSomali
You mentioned you lived in phx. I am curious to know who you were?