Page 3 of 3
Re: Gadubiirsi SNM militia defected to Khatumo state
Posted: Tue Mar 20, 2012 4:16 pm
by Khalid Ali
metamorphosis wrote:But darood came from yemen so you cant rob him off his ancestors. Shaikh eydoor on the other hand was a black israeli slave who seized an opportunity and escaped.
oke saaxib ha ku macanaato anigu koley heerka ma gaadhayo oo dad islaam ah yuhuud ku sheegi mayo qaar ba koley kula qasan doona
Take care
Re: Gadubiirsi SNM militia defected to Khatumo state
Posted: Tue Mar 20, 2012 4:18 pm
by metamorphosis
Alright bro.

Re: Gadubiirsi SNM militia defected to Khatumo state
Posted: Tue Mar 20, 2012 4:25 pm
by Khalid Ali
You are very strange dude here you came here back as in kaftan asking questions now waxa ka so hadhay cay iyo aflado iyo nasab cay adeer cay rag kama celiso
Micno samayn mayso hadaan maanta oo dhan ku sheego odaygi daarood Yuhuud iyo gaal , dunida adeer looma noola inad cid iska difacdi dabeedna akhriadada seegtid odayga daarood beri hore bu dhintay maanta caydisa aniga dambi ba iga kordhaysa hada adigu Sheikh isxaaq waad caydey oday beri hore dhintay dambi baad kororsatay laakin aadigu waxad is lahayd rag iska celi wa dhibaato berigo hore sualaad ba la iman jirtay meeshan hada way kasi tala waleh allah ha ku sahlo ogadenka daaroodka waxan moodi jiray raga kaftan yaqaanka hadalkana tuura but hey laga yaaba inad tahay ogadenki bantuga la so koray sida kenya iyo tanzaniya kuwa ciyaar bantuga ciyaara eeh cawska isku duuba oo lugu yidhi iidoorka xun oo ad iska so gashay meesha oo aad tidhi wa kuwan iidoorki

. Marka adeerow cadawgaga unoolow.
Re: Gadubiirsi SNM militia defected to Khatumo state
Posted: Tue Mar 20, 2012 4:32 pm
by metamorphosis
Re: Gadubiirsi SNM militia defected to Khatumo state
Posted: Tue Mar 20, 2012 4:37 pm
by Khalid Ali
maya anigu daarood waan cayaa siyasadooda waan caya siyasiintooda waan cayaa dadkooda waan caya dhaqanxumadooda waan cayaa laakin nasabkooda ma cayo dumarkoda ma cayo there are limits anigu Jeberti jab iyo waxaas aniga Somalinet keeney and its all fun but there are Limits i cannot say daarood wa yuhuud ama hablahooda wa sidan ama ama aabahood gaal bu aha waxa iga maqli meysid thats the difference between me and you.
Re: Gadubiirsi SNM militia defected to Khatumo state
Posted: Tue Mar 20, 2012 4:45 pm
by metamorphosis
You are right odayga inaan gaaraa mayn ahayn.

Re: Gadubiirsi SNM militia defected to Khatumo state
Posted: Tue Mar 20, 2012 4:50 pm
by Khalid Ali
metamorphosis wrote:You are right odayga inaan gaaraa mayn ahayn.

