Page 3 of 3
Re: Sayid Mohamed Abdulla Xasan Airport Talex under construc
Posted: Mon Apr 16, 2012 3:20 pm
by samadoon-waaxid
wtf,how did this nigga change his nickname from Aazania to faisalgurxan in few days,ma anaa waalan mise Snet baa laga heesayaa

Re: Sayid Mohamed Abdulla Xasan Airport Talex under construc
Posted: Tue Apr 17, 2012 9:25 am
by daiman
FaisalGurhan wrote:daiman wrote:this faisal thing is the person I wondered about too.
Maxaad rabta naja? ma xijoonisid miyaa?
Tell us who are you? how comes you can change your username? kumaatay

Re: Sayid Mohamed Abdulla Xasan Airport Talex under construc
Posted: Tue Apr 17, 2012 7:23 pm
by EastAfrica
Garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Abdullah Xasan ee Caasimada Taleex oo Maraya Meel Dhamaada iyo madax ka hadashay(Video+Sawiro)
Garoonak magalada taleex ayaa waxa uu marayaa meel dhamaada garoonka
yaa lafilayaa in dhawaan laqabto xafladiisa hadiirabi raali kadhigo garoonaka yaa waxa booqday golayaasha maamulaka khaatumo si ay uqiimeeyaan meesha uumarayo garoonku iyo xaaladiisa waxa halkaas kahadalay madax kaladuwan.
ugu hoarayan waxa halakaas kawar bixiyay howl wadeenada garoonka iyo shirkadaha dhisaya oo sheegay inay dhawaan soo afmeeri doonaan shaqadan ay ahayaan iyo in laga dareemi doono deegaandan isbadal dhankasata ah oo horumar keena,
goobata waxa iayana kahadalaya qaarkamiada golaha dhaqanka ee khaatumo oo umahad celiayay shaqaalaha shaqada qada iyo masuuliyiinta wohshan gacanata ku hayasa waxa xafaladaas soo afmeeray G.Jaamaca G.Ismaaciil.

Re: Sayid Mohamed Abdulla Xasan Airport Talex under construc
Posted: Tue Apr 17, 2012 7:26 pm
by Based
Re: Sayid Mohamed Abdulla Xasan Airport Talex under construc
Posted: Tue Apr 17, 2012 7:29 pm
by eliteSomali
LOL @ the old man gettin' straightened for the camera.
P.s Imagine cadaans pronouncing the name of the airport. They'll probably call it the 'mad mullah airport'.

Re: Sayid Mohamed Abdulla Xasan Airport Talex under construc
Posted: Wed Apr 18, 2012 6:19 pm
by original dervish
Ok you want us to change the names, like the idoors changed their names to get in with the gaalo.

Re: Sayid Mohamed Abdulla Xasan Airport Talex under construc
Posted: Sat Apr 21, 2012 1:20 am
by AhmedBoqor
Reer Taleex well done, inshallah it will come into fruition very soon
