Beesha Sade attacks Mogadishu prison and extracts their men.

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Re: Beesha Sade attacks Mogadishu prison and extracts their

Post by The`Republic »

People will do anything for attention.
User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: Beesha Sade attacks Mogadishu prison and extracts their

Post by Adali »

before the prison break this is what a Suldaan from Kismaayo said.
Warqad Furan oo ku socota Madaxda Dowlada KMG ah By: Suldaan Gureey Xaaji faarax.

Apr 20, 2012 - jawaab

KU: MADAXWAYNAHA SOMALIA FADHIGIISA.
KU: GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA.FADHIGIISA.
KU: GUDOOMIYAHA MAXKAMADA SARE. FADHIGIISA.
KU: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA FADHIGIISA.
KU: TALIYAHA CIIDAMADA QALABKA SIDA FADHIGIISA.
KU: TALIYAHA NABADSUGIDA FADHIGIISA.
Waxaan ku wargalinaynaa ama ogaysiinaynaa dhamaan xafiisyada aan kor kusoo xusnay in la sii daayo dadka lagu xiray magaaalada muqdisho lana xiriirinayo qaraxii ka dhacay golihii murtida ee qaranka somaliyeed.
Dadkaas oo uu xiray ra,iisulwasaaraha isagoo ku eedaynaya inay ka danbeeyeen qarihii la doonayey in lagu qaarajiyo madaxda dawlada oo uu kamid ahaa isagu.
Anagoo ogsoon in qaraxii ka dhacay halkaas ay sheegteen AL SHABAAB la iskuna eedaynayey madaxda dawlada dhexdeeda.
Ayuu inanka ra,uusaulwasaaraha ah waxuu ku amray askartiisa inay xiraan 3 kamid shaqaalaha ka shaqeeya xafiiska ra,uusul wasaaraha isagoo u kaashanaya inay ka danbeeyeen qarixii ka dhacay meeshaas.
Hadaba waxaan leenahay dadkaas waxaa loo xirriray ama lagu xiray gardaro qaawan oo ay ka dhex muuqato colaad qabiil oo uu qabo c/wali cali gaas mana ahan mas,uuliyad in nin madax ah uu xirxiro shaqaalihii ka shaqaynayey xafiiskiisa qaar kamid isagoo kala soocaya oo aan ku hayn wax danbi ah oo cad.
WAXAAN C/WALI U SHEEGAYAA DADKA AAD XIRXIRTAY WAXAY KA SOO JEEDAAN BEESHA SADE DHAQAN UMA LAHAN SADE INAY WAX QARXIYAAN LAAKIIN WAXAY DHAQAN U LEEYIHIIN INAY WAXAY DOONAAN QABSADAAN XILI KASTO OO LA JOOGO AWOODNA U LEEYIHIIN INAY FULIYAAN INTAAS WAXAAN U SHEEGAYAA C/WALI IYO BEESHIISA TAQAANA DAMA MARYADA IYO DABAGALKA FOOSHA XUN.
waxaan amraynaa c/wali inuu siidaayo dadkaas sida ugu dhaqsaha badan inagoo aan baryeyn hadii uu siidayn waayo sade meel uma fariisanayo 3 qof waxayna ka tabi doonaan guryaha ay ku noolyihiin waayo dadku way wada noolyihiin inagana waxaa naga dhamaaday dulqaadkii intayna dhicin talaabo kale waa inuu u daneeyo beeshiisa taqaana sokeeya cunka.WAXAAN MADAXDA SHARAFTA LEH EE AAN KOR KUSOO XUSNAY KA CODSANAYNAA INAY SOO FARAGALIYAAN ARIMAHA GARDARADA AH EE LAGU XIRXIRAY DADKAN AAN WAXBA GALABSAN KANA HORTAGAAN INAYSAN DHICIN WAX KALE OO AARGOOSASHO AH SI DEG-DEG AHNA LOO SIIYO MADAXBANAANIDOODA IYO WALIBA SHAQADOODIIBA.

waxaan si gaar ah ugu sheegayaa inay talaabo ka qaadaan.
taliyaha ciidamada qalabka sida iyo taliyaha guutada ilaalada madaxtooyada.
GABOGABO.
Dhamaan xildhibaanada ka soo jeeda beesha sade, Odayaasha dhaqanka ee beesha sade iyo wax garadka beesha sade saraakiisha beesha sade waa in ay meel uga soo wada jeestaan qadiyadaan foosha xun oo dhacdada ah markasto ayna sameeyaan beeshaas uu ku abtisado INA CALI GAAS inaguna aan noqono kuwo fawjigan dadkaas aan aqoon ehelnimada waa inaynu shir deg-deg ah ka yeelano sidii laga yeeli lahaa.

wabilaahi tawfiiq.
Gudoomiyaha horumarinta gobolada jubooyinka.
suldaan gureey xaaji faarax.
User avatar
mody21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1794
Joined: Sun Jan 08, 2012 11:37 pm
Location: Somewhere plotting world Domination....

Re: Beesha Sade attacks Mogadishu prison and extracts their

Post by mody21 »

good luck being vaseels for terrorist :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Beesha Sade attacks Mogadishu prison and extracts their

Post by Advo »

This is a great news :up:

They can't just go around arresting everyone without a shred of evidence, and if majority of the people arrested have something in common, expect the situation to get bigger than it is or else the clan will become an easy target.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Beesha Sade attacks Mogadishu prison and extracts their

Post by zingii »

Gaas ceeb ayaa ka raacday meesha.

Amisom iyo TFG asagoo hoosta uga jira
ayaa loo xoog sheegtay. :lol:
User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7665
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: Beesha Sade attacks Mogadishu prison and extracts their

Post by Smile-LiKe-SuN-RiSE »

There is no effing evidence that proves besha Sade were behind the bombing. We all know the suicide bombers were hutus ayakaana ka dambeyey.







Ps: Why did they selectively arrested ...Marehan parliments:?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”