

Isaaqow, walaliyal, haadi aad donaysan iinad ictiraaf aad heeshan, waa inaad baridaan Daarod. Nacasnimadina waxaad sheegaten dhulkii Daarod (Dhullos and Warsans). How do you expect to become "Free" from Daarod, I mean Soomaliya.

Moderator: Moderators
I dhegayso inanyaho Sacad Muse. Warsangeli iyo Dhullos waligood meysan arag Sacad Muse, they don't even know they exist. Habar Lamaantaad shegaysiid ka bax. Ma rabta iin lagu aqoonsado? Wa inaad u sajuudiid Daarod o gadhka qabsatiid o tidhadiid, "Aar abtiyaalo, pleaaase ictiraaf noo ogalada".khalid ali wrote:Conqueror warsangali and dhulos are habar lamaan they are our brothers proud citizens of Somalland so no one wants to be free of people from the daarood ancestry since they share a country with us
Walal Khalid, wax cadho ah o i haya majirto. Boqolkiba boqol waxaan kujira istareex iyo dhoola cadeen.khalid ali wrote:Conqueror ha cadhoon u cannot run from me we have the same destiny Dalkeena Somaliland ka shaqee midnimadisa not wax aan loo bahnayn walanweyn iyo wara warood iyo dad lugugu yidhi daarood baad isla tihin oo runti aan jirin. Waxad tahay habar lamaan and you are part of Somaliland.
Conqueror wrote:Walal Khalid, wax cadho ah o i haya majirto. Boqolkiba boqol waxaan kujira istareex iyo dhoola cadeen.khalid ali wrote:Conqueror ha cadhoon u cannot run from me we have the same destiny Dalkeena Somaliland ka shaqee midnimadisa not wax aan loo bahnayn walanweyn iyo wara warood iyo dad lugugu yidhi daarood baad isla tihin oo runti aan jirin. Waxad tahay habar lamaan and you are part of Somaliland.Xaqiqidii, hadaad donaysiid inaad ictiraaf aad heeshiid waa inaad i weydistada.
War Hillary Clinton iyo African Union waxee arimaha Soomaliya kala tashadan Daarod. Arimaha Soomaliya waxa wax laga weydiya Daarod, haadu Daarod yidhado Soomaliya ha lagala gooyo, America iyo African Unionku wee ogalan, haadu Daarod yidhado midinimada Soomaliya wa muqadas, dee marka khiyaaligaad ku jirtin wa kakac.khalid ali wrote:Adigu isku dal babanu ka so jeedna eeh adiga lugu weydin mayo frenjiga Edo Hillary Clinton Bantuga africa degan bala weydinaya , wada hadalada Somaliland iyo Somalia na wa soconayaaan, wax gacan qabiil ku jira maha my Somaliland brother
Conqueror wrote:War Hillary Clinton iyo African Union waxee arimaha Soomaliya kala tashadan Daarod. Arimaha Soomaliya waxa wax laga weydiya Daarod, haadu Daarod yidhado Soomaliya ha lagala gooyo, America iyo African Unionku wee ogalan, haadu Daarod yidhado midinimada Soomaliya wa muqadas, dee marka khiyaaligaad ku jirtin wa kakac.khalid ali wrote:Adigu isku dal babanu ka so jeedna eeh adiga lugu weydin mayo frenjiga Edo Hillary Clinton Bantuga africa degan bala weydinaya , wada hadalada Somaliland iyo Somalia na wa soconayaaan, wax gacan qabiil ku jira maha my Somaliland brother
Hawiye isagii baa iis rabin o cadaw isku ah. Mudulood iyo Habar Gidir ba lo kala baxay. They are not a threat to Daarod. America and the UN waxee oogyihin iin Daarod yahay atooraha ama kabaladarka Soomaliya. Daarod wa the only qabil e loo midoobay (Isaaq, Hawiye, Digil iyo Mirifle, Bantu, Eelay) all united under the banner of "Irir" to defeat Daarod and they failed.khalid ali wrote:
U living in a dream saaxiboow Qabiil wax la wediya ma jirto Somalia waxa ka Madaxweyne ah Hawiye oo ka taliya Hawiye na waligi ogalaan mayo in gurigisa mr danbe loogu taliyo isaga la hoos imanaya wa sidi yidhi hada naga iyo isaga kubada wada ciyarayna adiguna waxaad tahay walaalkaygi anu isku dhinac ahayn wax fahan dee wa kusidee.
War i dhegayso, Soomali wa Dir iyo Daarod. Dir wa Hawiye, wa Isaaq, wa Digil iyo Mirifle, wa Bantu, Wa Hutu, Wa jiin iyo jaan. Wax allale wixi ahen Daarod wuxu hoos taga Dir. Siyaasad baad ku walatay. Kee ba horiya, Ma Siyasaad misa wada dhalasho? Soomalidu waxee ku maah maadha, "Abuur iyo Waano kee baa horeeyay". Siyaasadu waligeed wee iisbadasha, maalinba wa nooc kale. Laakin, dhigo iyo wada dhalashadu waligeed isma badasho.khalid ali wrote:Bal waalida intaas leeg United against daarood lool ma qof walaan baad tahay kagan Conqueror Isaaq iyo hawiye isku siyasasd maha rahanweyn iyo isaaq isku siyasad maha , xita hadanay hawiye isku siyasad ahayn waxay ku tusaysa inanay cidna u heshiis ahayn. Daarood xita isku shaqo maha , Majeerteen iyo leelkase ba isku so hadhay puntland . Merexan wuxu la siyasad yahay Habargedir iyo cayr. Ogaden wa kaligi duul oo siyasad u gaar ah bu wata. Dhulbahante khatumo bu sameystey wu ka baxay Majeerteenia.qeybta kale na wa Somalilanders.
Conqueror wrote:Waxaad ku hadlaysiid wa huuhaa. Laakin, you didn't answer my question the second part. I will ask you again.
Bal dhib ha u yara eegno Siyasaadad ka hadlaysiid. Adigu waxaad tahay Sacad Muse aniguna Dhulbahante. Waynu siimanahay. Dhulka Waqooyiga Soomaliya ama Former British-Somaliland, intii usaan British dhulka iiman ka hor, siidee ba loo wada daagana? Dawlada meesha o dhan from Looyacade iilaa Yoocada ka talinjirtay wa tumaa?
Okay. So, waad ogtahay iin wax "Somaliland" la dhahoo waligeed jirin o dawlad dhisan waligeed ahen isticmaarki ka hore. Dhowr Sulanadood, o iska dawladood ah ba ka talinjiray dhulka Waqooyika Soomaliya e deegaanyihin qabiloyinka Hartiga, Isaaqa, Samaroonka, Ciisaha iyo Gabooyaha-Waqooyi. Haadii aad taas aad ogtahay, maxee tahay Somalilandtan aad shegaysiid?khalid ali wrote: Dhowr saldanadood ba ka jiray xiligi isticmaarka ka hor oo ka talin arladan Somaliland xiliga na waxa la odhan jiray ardu Somaal Turkishku sidaasu ugu yeedhi jiray seylac qadifal Somaal sharmarke ba ka talin jiray hargeysa na suldaan Farax ila iyo Hawd. ila iyo gobolada kale eeh dalka. laasqoray na waxa joogay suldan ali shire Marka sidaasa lo degana. Marka qeybo ka mid ah Somaliland walaga talin jiray laakin xuduudaha jamhuuriyada uun baasaan qeexnayn. Africa oo dhan ba sidaas aha xita qeybo ka Djibouti ba ku jirtay intu sharmarke ka talin jiray.
Adigu iga jawaab ma Somalia ba jirtay isticmaarka ka hor xuduudahan hada Somalia ay ka koobantahay?