Re: Mogadishu Capital of All Somalis? SMH
Posted: Thu Feb 14, 2013 5:54 am
Northwind wrote:Can a non Mogadishan from the other regions, cities of Somalia... e.g Kismayo, Baidoa, Brava, Gal-dogob, Garowe etc can be the Mayor of Mogadishu?
If the answer is NO then how Mogadishu can be the Capital of all Somalis?
You cannot say Mogadishu Capital of Southern Somalia, let alone capital of ALL SOMALIS
Who Runs Mogadishu?
Caasimadii Soomaaliya ee Muqdisho, marka aad akhriso qoraalkan hoos ku qoran ma oran karnaa in ay tahay Caasimad Somaliya oo Umadda Soomaliya ka dhaxeysa, mise waxaad u aqoosan doontaa Caasimad Beeleed oo ay ka taliyaan Beelo gaar ah.? Cajiib!!
Waa kuwee Madaxda Degmooyinka Muqdisho?
1) Guddoomiyaha Degmada Dharkenleey Macalin Cabdulle Cali Hilowle:Abgaal
2) Guddomiyaha Degmada Wadajir Axmed Xasan Caddow (Axmed Daaci):Abgaal
3) Guddoomiyaha Degmada Yaqshiid Muxudiin Xasan Jurus :Abgaal
4) Guddomiyaha Degmada CabdiCasiis C/laahi Xasan Xuseen:Abgaal
5) Guddomiyaha Degmada Waaberi Axmed Meyre Makaraan (Faal}:Abgaal
6) Guddomiyaha Degmada Shibis Daa’uud Cabdala Maxamed:Abgaal
7) Guddomiyaha Degmada Kaaraan Cali Calasow Xasan:Abgaal
8)Guddoomiyaha Degmada Boondheere C/laahi Xirsi Wardheere (Istakiin):Abgaal
9) Guddomiyaha Degmada Hodan Cabdi Maxamed Warsame (Dhabaney):Habar Gidir
10) Guddomiyaha Degmada Xamar Jajab Maxamed Cali Axmed:Habar Gidir
11) Guddomiyaha Degmada Xamar Weyne C/laahi Ibraahim Sahal Gardhuub:Habar Gidir
12) Guddomiyah Degmada Wardhiigley Deeqa C/qaadir Axmed:Habar Gidir Married to an Abgaal![]()
13) Guddomiyaha Degmada Hiliwaa Cumer C/lle Axmed Jacfaan:Duduble
14) Guddomiyaha Degmada Howlwadaag Maxamed Abuur Cali (Jacfar):Murusade
15) Guddomiyaha Degmada Dayniile Daahir Xasan Xuseen:Murusade
16) Guddomiyaha Degmada Shangaani Cali Cumar Abuukar “Cali Xamari:Reer Xamar An Abgaal Mother![]()
Bal fiiri habka qeybsashada Gobolka Banadir ee beelaha Hawiye u qaybsadeen:
1- (8) Xubnood, beesha Abgaal
2- (4) Xubnood, besha Habargidir
3- (2) Xubnood, beesha Murursade
4- (1) Xubin, beesha Duduble
5- (1) Xubin, beesha Reer Xamar
Plus the Mayor and the governor of Mogadishu who is Hawiye Mudulood!!!!
![]()