Are you seriously telling me to stay away from Somalia affairsDucaysane209 wrote:Samatar You're wrong in this. If a Hutu from Ethiopia can be the mayor of Mogadishu (Tarzan) maxa uu diidaaya qof kaso jeeda Kilinka shanaad laakin
hayb ahaan la wadaga daadka deegaanka Jubbaland inu mamuulo Kismaayo.
Iskaga dhex bax daadkan. Maha ariin ku qusaysa adigu.
Adigu maxaad taldaa naftaada u siin wayday before you give it to anyone else?
Tarsan case is different because he is already a naturalised somali citizen and he came to Somalia as a child, while those Jubaland Mafia in Kismayo are all
straight from either Garisa or Ethiopia and serving the interest of foreign countries.



