Page 3 of 3

Re: Sufism back in xamar

Posted: Fri Jan 03, 2014 11:48 pm
by HilaacHills
ManD333q wrote:Ismail .lool wadaadas dadka si fiican bay u dhaceen lol.

Waxan maqli jiray Markii hillibka lasoo hor dhigey wadaadada, ayaa saladii lagalay. Markaasay bisadu kusoo yaceen hillibkii… markasay ku washeen Bis.Bis.bismilaahi astaqfulah.
Bis. Bis- bismilaahi. :russ: Inalilaah...

Walaahi, pre-1991kii soomaalidu waxay ahaayeen dad iska wada khurafaad miidhan ah. :lol:

Waxaan ku soo gaadhay ayeeyday hooyadeed oo ka xasuustaa say u joogto uumbay islaamo intay u yeedhato ayey odhan jirtay "Qofkan rooxaan baa haysee, waa ineynu wadaadada ka cuudinaa" :lol: Markaasay balaayo aan la garanayn qiiqin jireen oo ay laf timireed ku jirto. :lol: Kadibna ay ku gabagabayn jireen inay wax uun qalaan, waxay noqotaba oo dabadeedna inta cunto laga kariyo dariska loo qaybiyo. :lol:


@At Ismaaciil. Loool, hilib jeclaan taasi way dhaaftaye!

Re: Sufism back in xamar

Posted: Fri Jan 03, 2014 11:53 pm
by Ismail87
Hilib jecayl macaa xarakaat weeye :myman:

Re: Sufism back in xamar

Posted: Sat Jan 04, 2014 3:25 am
by SecretAgent
Good thing bout sufis is thy dont have jewish origin sufis r pure muslims :up:

Re: Sufism back in xamar

Posted: Sat Jan 04, 2014 4:05 am
by MujahidAishah
Hyper Awoowga lama siyarto :ohhh:

Re: Sufism back in xamar

Posted: Sat Jan 04, 2014 10:23 am
by Hyperactive
AishahWaqooyi wrote:Hyper Awoowga lama siyarto :ohhh:
lol hell no. people confusing him with native mogadishu scholar, sheikh suufi who dead long time ago. my grandpa dead in early civil war.

ps; my grandpa was not suufi either, just a nick name they gave him, o dagay, i heard he hated it.

Re: Sufism back in xamar

Posted: Sat Jan 04, 2014 10:38 am
by CaliCaato
:lol:

Re: Sufism back in xamar

Posted: Sat Jan 04, 2014 11:06 am
by Hodan94
I like sufis. Its like camping with all your friends sitting in a circle of fire singing nassheeds all night with an afro hair style.
I would like to be a sufi.

I would also like to visit jeylanis mosque in iraq...if its not destroyed and walk around 7 times.

Re: Sufism back in xamar

Posted: Sat Jan 04, 2014 11:44 am
by grandpakhalif
Hodan94 wrote:I like sufis. Its like camping with all your friends sitting in a circle of fire singing nassheeds all night with an afro hair style.
I would like to be a sufi.

I would also like to visit jeylanis mosque in iraq...if its not destroyed and walk around 7 times.
:wtf why would you make tawaaf around a mosque except Ka'bah this is totally forbidden

Re: Sufism back in xamar

Posted: Sat Jan 04, 2014 11:47 am
by Hodan94
I know that but whats wrong in visiting an ancient mosque?

Re: Sufism back in xamar

Posted: Sat Jan 04, 2014 12:36 pm
by anzeloti
:blessed:

Re: Sufism back in xamar

Posted: Sat Jan 04, 2014 2:54 pm
by metamorphosis
Tonymontana11 wrote:Hyper sufis are the best muslims. allow dhowr :blessed:
Sufis are hoghly misled. Be very careful of them.

Re: Sufism back in xamar

Posted: Sat Jan 04, 2014 8:44 pm
by Arabman
Hodan94 wrote:I would also like to visit jeylanis mosque in iraq...if its not destroyed and walk around 7 times.
What's with sufis and '7 times'? Is it true that to sufis, 7 siyaaro equals hajj?

Re: Sufism back in xamar

Posted: Sun Jan 05, 2014 9:52 am
by Hyperactive
loool. waaw and tell me this is not shirk!

Re: Sufism back in xamar

Posted: Sun Jan 05, 2014 10:03 am
by Vivacious
Hodan94 wrote:I like sufis. Its like camping with all your friends sitting in a circle of fire singing nassheeds all night with an afro hair style.
I would like to be a sufi.

I would also like to visit jeylanis mosque in iraq...if its not destroyed and walk around 7 times.

:shock: :? :wtf:

Re: Sufism back in xamar

Posted: Sun Jan 05, 2014 5:29 pm
by X.Playa
Ismail87 wrote:^ they are the same Axmadiyya as the ones in India. Mirza Ghulam Ahmad baa rasuul u ah.
ManD333q wrote:
hyperactive wrote:i learned sufi konfurta digirta lo kariya, markey dikrinayan, kuwa woqooyi ma haroor ba lo kariya?
They go around and sing " Wadaadadu beerka xaydha leh bey cunaane, Ilaahay maad ka yaabtano na siisaan' Markaasa dee xoolo loo qaala. :lol:
Waxaad ku dartaa "lafaha buurbuuranee rido waa belayee, wan badhi lehiyo bariis xaydh leh baa belaayada kaa xijaaba".

Le Justicier intaa wuxu xafiday isagoon xitaa hadal baran :lol:

Axmediya in soomaali/middle east means , Axmed Al-faasi, the founder of both Axmediya and later its off shot the Saalixiya.