
Nin bidaar leh baa maalin koofiyad soo qaatay marka gabar buu date u kaxeeyay. Mark ninka maanta dhan madaxa buu xoqdaa cun cun daraadiis ( asagoo koofiyada iska bixin). Marka gabadhii baa ku turi "waxba bidaarta ha qarin ee nafis duqa" Markaasuu into xanaaqay yiri " adi s.iilka marku ku cuncuno maa kastuumada baad iska bixisaa oo xoqxoqdaa"
