Page 3 of 3
Re: overcoming awkwardness
Posted: Thu Feb 26, 2015 3:35 pm
by AbkoowDhiblaawe
YummyMummy wrote:Warsheekh wrote:Amira143 wrote:
maxaa sugee dee

lol he was clearly being hit on. Nigga blocked her instead LOL. Ciyaal casiir foqal Ciyaal casiir.

Ciyaal casiir foqal iyaal nadiif

lol ileen ciyaal casiir aad aheyd show waan ilaabay.

Re: overcoming awkwardness
Posted: Thu Feb 26, 2015 3:38 pm
by YummyMummy
Warsheekh wrote:
lol ileen ciyaal casiir aad aheyd show waan ilaabay.


no worries sxb, been a while. How are you?
Re: overcoming awkwardness
Posted: Thu Feb 26, 2015 3:40 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
salool wrote:Cidi ninkan wali may fahmin, ninkan ma rabo ina walkiisa wax lagu qoro ay dadku isha la raacan...oo ehelkiiso dhahaan ninki sahal naag ba dabo socota.
Sahal, that one of the reasons i deleted my facebook walaahi, pple who tag you and write on ur wall.Dadka qaar private message ma yaqaanan siiba dadka afrika jooga...
inaadeer boqol dollar dahabshiil ii so dhig kii yara bu shuban igaga dhacay ayaa walka lagugu qoraya...dadki dhama baa akhriyeya...taasi waaba sahaalo...sawirada ka daran.Hada message yar ba viber igu so diran which is discrete.I just wanted to be silent reader on facebook and connect with the rest family around the world.Inaan xaaladooda halka kala socdo uun laakin way socon wayday.


ma ila aragtay! waxa jira mid abtigay ah, sidaso kale ayuu wallka calaacal kaso buuxin jiray markasay dadku dhan imoodayn nin bila naxariis ah! 10 jeer ayaan ku idhi abti messgae so dir, markii danbe waan bloog'gareeyay

Re: overcoming awkwardness
Posted: Thu Feb 26, 2015 3:42 pm
by AbkoowDhiblaawe
YummyMummy wrote:Warsheekh wrote:
lol ileen ciyaal casiir aad aheyd show waan ilaabay.


no worries sxb, been a while. How are you?
Indeed it has. Alxamdulilah abaayo waan caafimaad qabaa. What about you maxaa ka cusub?

Re: overcoming awkwardness
Posted: Thu Feb 26, 2015 3:51 pm
by salool
Re: overcoming awkwardness
Posted: Thu Feb 26, 2015 4:12 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
^^ lool@ war faafin, caadi ma ahan, aniga waxan filayaa, sababto oo wallka ugu so qori jiray waxay tahay ha isla yaabo oo ha so diro, waxa oo isleeyahay message way iska dhago marin doona! anigana waaba iga sii xanaaqsiiay, gabigiisiiba aakhiraan u diray lol
Re: overcoming awkwardness
Posted: Thu Feb 26, 2015 4:33 pm
by sahal80
PLATINUUM wrote:i honestly did not understand a single word of that...you shouldn't have blocked her though...you should message her and smash. What is wrong with you? Two thirsty fobish somalis is the perfect recipe. was she cute?
lol and what has her look got to do with this? You still don't get where im coming from. We r just good people each has its own life and world and we share opinions but I don't except to post stuff in my timeline
No she didn't mean anything personal, she just thought that we r same and that I may like it or ok with it
Me I don't post stuff on my timeline to begin with except changing my avatar. I only comment on the other posts so I don't how she didn't notice this.
Re: overcoming awkwardness
Posted: Thu Feb 26, 2015 4:45 pm
by sahal80
salool wrote:Cidi ninkan wali may fahmin, ninkan ma rabo ina walkiisa wax lagu qoro ay dadku isha la raacan...oo ehelkiiso dhahaan ninki sahal naag ba dabo socota.
Sahal, that one of the reasons i deleted my facebook walaahi, pple who tag you and write on ur wall.Dadka qaar private message ma yaqaanan siiba dadka afrika jooga...inaadeer boqol dollar dahabshiil ii so dhig kii yara bu shuban igaga dhacay ayaa walka lagugu qoraya...dadki dhama baa akhriyeya...taasi waaba sahaalo...sawirada ka daran.Hada message yar ba viber igu so diran which is discrete.I just wanted to be silent reader on facebook and connect with the rest family around the world.Inaan xaaladooda halka kala socdo uun laakin way socon wayday.

loool your right generally speaking but the whole thing for me is about privacy.
Re: overcoming awkwardness
Posted: Thu Feb 26, 2015 4:53 pm
by Libix
looooool walaahi sahalkan waa mid shactiroolow ah.
Re: overcoming awkwardness
Posted: Thu Feb 26, 2015 5:27 pm
by LobsterUnit
sahal. how r your noisy madow neighbours.'>/.>>
Re: overcoming awkwardness
Posted: Thu Feb 26, 2015 6:26 pm
by sahal80
BaastoUnit wrote:sahal. how r your noisy madow neighbours.'>/.>>
alhamdulilah feels great without hearing these animals big voices
Moved out bro within a week.
Re: overcoming awkwardness
Posted: Thu Feb 26, 2015 7:32 pm
by MoAwr
sahal80 wrote:Sight!
she also was calling me to like her stuff
!
