
kowaan waa na isko keen ag misawirooyaan, jawaabta waa iga dartaa waayo magaca hiiraan baad u qiraysaa ee at meesha la soo galaanIbnTaymiyyah wrote:The delusion of Amraan yare! is hilarious!
13 mens meeting in London being reported in here as political importance?![]()
![]()
dir meel ay koonfur ka degto ma aqaan marba tuulo cusub ha sheegtaan
anaga hadaan rabno wujuudka ayaan ka tirtiri karnaa in one hour
kuwii martida iyo xerta ahaa waa looga soo baxay defoow shirka daraadii hadaana wali kabxanleey waa gali la yihiin cabsi darteed sidii sheekadii jinka ee wali shaqaynayay ilaa iuu aboorkii ka cunay bakooradii nabi sulayman!
inay magan yihiin waxaa kuu daliil ah, ciidankii waxaa la dajiyay tuulo u dhaxeysa deefoow iyo kabxanleey oo ku toosan abaalay, qaar meelahoodii bay mushaaxaan
waxay ka cabsanayaan hadii ay lug horey u qaadaan in gadaal laga sooo galo kkkkll
maatadaas aa media isko waalwaalayo!
waa nin magan ah afarta jiho laga dagenyahay! xata xadka magaaraan!
ayadoo asxaankaas loo falay bay wali qaylo wadaan!
aniga labadan waxaan kudhahay dagalkii waa joogsadey gobolka nabadbaa ka socota ee dacaayada aan kala joojino
laakin rukhsada koonfurta dhan in laga qaato maahane xalkale maleh!
kuwaan landerka ee daba socda are searching for identity after the failure of their separatist dream
can you notice any difference between them and the good shepherd? hes from puntland but hes here for his clan interests
we got copycat and plder wannabes!
some r even calling to unite with pl lol
its the guy who calling before to unite with ethiopia
hes now praising djibouti
confusion.com
sorry af somaligeeyga im wting from my mobile