caadani90 wrote:ramzy2277 wrote:hangool79 wrote:
I dont mean to inflame this debbate (everyone knows where I stand about the Saaxil-problem) but I'm amazed by how much dirt HJ can accept, Ceel Garde is a HJ deegan and you're being told off by CM not to develop your own land ???

That is complete nonsense,CM didnt deny HJ or any other tribe to invest in their own degans, as far as I know there was a fall out between deero businessman and the government because they cut him out from the allocated licensed companies to take over the fuel tanks in berbera oil terminal,hence him and with support of some officials related to him started a public compaign to get him the license back or he will make his own rival port against berbera.
https://www.youtube.com/watch?v=mTDlRgJjWHg
Ramzy, Deero has nothing to do with the port. The small fishing port is being developed by Ahmed Farah business men and his sub clan reer yoonis or the hassan dahir have nothing to do with this port.
As you can see from the video you posted Muuse Cabdale are even complaining about CM actions in Berbera.
Hangool, la kala biqimayo ee Somaliland ba loo kala lixijeeclo badanyahay.
lool@Fishing port, and since when geeljire sold their camels and transformed into fishermen..!!, sxb, I believe the fishery ministry is doing a good job in xiis iyo meydh I never heard their community awarness reached ceel gerde..

.
as for deero, read this :
BURCO laba kamid ah ganacsatada reer somaliland kuwooda ugu Caansan Mustafe Indho-deero, Mulkiilaha shirkadda Baabuurta ee Shaybe Motor iyo Wasiirka hawlaha guud iyo guryeynta Somaliland Cali Mareexaan ayaa ka badheedhay taageero sharci daro ah oo lagu duminaayo Somaliland.
Burco(Xogreebnews)-laba kamid ah ganacsatada reer somaliland kuwooda ugu Caansan Mustafe Indho-deero, Mulkiilaha shirkadda Baabuurta ee Shaybe Motor iyo Wasiirka hawlaha guud iyo guryeynta Somaliland Cali Mareexaan ayaa ka badheedhay taageero sharci daro ah oo lagu duminaayo Somaliland. ma jiro war si rasmiya ah uga soo baxay shaqsiyaadka, hase-yeeshee Warar laga helay deegaanada Bariga Burco ayaa shaaca ka qaaday inay hub iyo Ciidan Beeleed kasoo daabulayaan deegaanada Caynaba iyo Ceel-afweyn.
Waxana Wararku intaa ku dareen in labada ganacsade ee kala ah Mustafe Indha-deero iyo shaybe Motors ay maalgelinta Dekedda qayb lexaadleh ka ahaayeen markii hore, iyagoo imikana soo hubeynta beeshooda kaalin weyn kaga jiraan. Sidoo kale, wasiir Cali Mareexaan ayaa isagu noqday masuul dawladeed oo si toos ah ugu xuubsiibtay inuu ku milmo dan beeleed, isla markaana hormuud ka noqday Deked sharci darro ah oo laga macmalaayo duleedka Marsada weyn ee Berbera.
Wasiir Cali Mareexaan ayaa dhaqaale ku bixiyey soo abaabula Odayaal ka hadla Warbaahinta iyo inuu Wiilal yaryar oo Beeshiisa ah, u sameeyo Warbaahin kuwaasoo maalin walba cay iyo aflaado qaawan ku haya shaqsiyaad biri-mageydo ah. Shaqsiyaadka calooshooda u shaqeystayaash ah ee uu Wasiir Cali Mareexan adeegsaday waxa laga xusey, nin sheegta inuu Boqor uu yahay Beesha Bariga Burco oo lagu magacaabo Buur-madow, oo dhowaan beesha uu kasoo jeedo ugu baaqay dagaal ay kusoo qaadan dadka ku nool deeganka Saaxil.
Geesta kale, xukuumadda somaliland ayaan weli wax ficil ah oo la taaban karo oo lagaga hortagaayo dhaqdhaqaaqyada beeleysan ee Beesha madaxweyne siilaanyo waddo lagu baajiyo, iyadoo ay jiraan tuhuno la xidhiidha in madaxweyne siilaanyo laftiisu uu qayb ka yahay Dekedda Xinka ah ee laga macmalaayo duleedka Berbera.
Si kastaba aha ahaatee, labada ganacsato iyo wasiirkan ayey tallaabada la sheegay inay farraha kula jiraan ay sumcadooda hoos u dhigi doonta hadii ay ka laaban waayana, waxa dhici kartaa in Bulshada somaliland aanay ganacsatadana waxba ka ibin, sidoo kalena wasiirkana laftiisa ayey arrintani ka dhigeysaa mid qabiil oo aan gaadhin heer qaran, waxana loo baahan yahay inuu madaxweyne siilaanyo ku sameeyo baadhis, oo hadii lagu helo danbi xilka laga qaado oo maxkamad la saaro dagaal oognimo.
This is the official response from SLND governmet on the construction of Ceel gerde and the events happened there before the killings of the officer caseyr, AUN,
https://www.youtube.com/watch?v=6Y_Yslzb_IE
As for the odayasha HY in that video, well u r going to far with this CM cadawad, if u listen carefully they were talking about their own tribesmen who lost official posts, CM cant replace wasiiro iyo ambassadors..however the caaqil at the end made it clear that they were targeted because they are of the same beesha of Cirro ,the presidential candidate of wadani.,i,e .