Page 3 of 3

Re: Welcoming the Cup and the Champs to Borama Awdal

Posted: Wed Nov 16, 2016 7:46 am
by AGENT447
mahoka wrote:Saaxil was told to lose on purpose to appease. Typical political correctness from siilanyo admin
Image

Re: Welcoming the Cup and the Champs to Borama Awdal

Posted: Wed Nov 16, 2016 7:57 am
by MoAwr
Congrats to the boys from awdal also well done mr samaroon

Re: Welcoming the Cup and the Champs to Borama Awdal

Posted: Wed Nov 16, 2016 12:38 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
:lol: :lol: sxb marka hore I did congratulated you guys on winning the cup in that thread in the Sland section. yes wan kugu tufay but not in a malicious way, I was trying to create some excitement in this damn boring marfash didn't mean to offend you sxb. For someone who karbashes ppl to be this thin skinned :shock: :lol:

Re: Welcoming the Cup and the Champs to Borama Awdal

Posted: Sat Nov 19, 2016 5:10 am
by Bella18
AGENT447 wrote:
Wish I was as suave, reer magaal and as diplomatic as you :rose: . Nadalkii sxbkay ahaaa aniga ayuu caawa igu tufay, walahi bilaahi in aad noo gar qaadid ayaa jirta hadii kale xaaladu waa!
Image
Awwww! :oops: :heart:

Saxibkaaga uu dulqaado dee lol. Adba dhowr qof baad ku tufta lagu arkaba :lol:.

Ninka caruurtisa habaryar ban uu ahay, haa iga hor keenin fadlan. :pac:

Re: Welcoming the Cup and the Champs to Borama Awdal

Posted: Sat Nov 19, 2016 10:13 am
by CigaalSHiiDaaDCFC
^ :lol: @ ha iga hor Keenin .. Sow Ma aragtid imisaan arkay isagoo idoor ku tufaayay, sxbka Ayaan lagaa dareemin dheh :lol:

Re: Welcoming the Cup and the Champs to Borama Awdal

Posted: Sun Nov 20, 2016 6:54 am
by AGENT447
Bella18 wrote:
AGENT447 wrote:
Wish I was as suave, reer magaal and as diplomatic as you . Nadalkii sxbkay ahaaa aniga ayuu caawa igu tufay, walahi bilaahi in aad noo gar qaadid ayaa jirta hadii kale xaaladu waa!
Image
Awwww! :oops: :heart:

Saxibkaaga uu dulqaado dee lol. Adba dhowr qof baad ku tufta lagu arkaba
Ninka caruurtisa habaryar ban uu ahay, haa iga hor keenin fadlan. :pac:
Lol I hear you lovely. Waan dul qaadanayaa walee kolba hadaad aduu tidhi and invoked the "Habaryar" card :lol:
Image
CigaalSHiiDaaDCFC wrote:^ ha iga hor Keenin .. Sow Ma aragtid imisaan arkay isagoo idoor ku tufaayay, sxbka Ayaan lagaa dareemin dheh
Cuzaa lool..Waar anuu Awliyaan ahay dee cidna kuma tufo jaan-jaanyaw, least of all Durriyada! Canaasiirta uunbaan buufiyaa is all, runtaan ku shegayaa anuu!

Lakiin abti, all banter related that was dee, kaftan aan turxaan lahayn wallee iyo billeee :up:
My nigga CigaaLBlueLion
Image

Re: Welcoming the Cup and the Champs to Borama Awdal

Posted: Thu Nov 24, 2016 6:18 pm
by Bella18
Two L's swiftly handed just like that eh? :lol: