weydamal wrote: Sat Mar 04, 2017 11:58 am The Madhibaan Sultan Daakir Xassan at that time said:
“ Anaga Reerkayga waanu u cadayn xaqiiqadii waanu u sheegnay waxaanu leenahay illaahina ka cabsada arrimahana faraha kala baxa, hadii aad tahay aqoon yahay umada waxaad qabanayso u qabo, hadii aad tahay nin ganacsade ah umada wixii aad u tarayso u tar, laakin umada iyadoo takoor jiray oo uu cadaadis badani jiray oo ay ahayaan qaar la hayb soocay dhibkii hore jiray dhib kale ha ugu siyaadinina. Runtii maanta ayey waxbarteen, jamacadoo kale oo ay ilbaxeen oo weliba magacoodii laguma magan galayaa aduunka.
“Reerka Habar Yoonis inta hawshan ku jirta hadii ay Habar Yoonis yaraatay oo ay ina Habar Yoonis yaraato ka baqanayaan dee ilaamadeeerayaal wado kale oo loo maro ayey leedahay ee ha soo maraan, hadii siyaasadi ku jirtano dee wado kale oo loo maro ayey leedahay ee anagu oo isir lahe ma badalayno qadiyadayada anagu waxaanu nahay reer madhibaana waanan aaminsanahay reerkayga.
Iyaga (Habar Yooni) waxaanu leenahay hadii aad u jeedo leedihiin ujeedadiina cadaystay, laakin Kuul Care ma nihin imikana ma nihin mana ahaandoono mana aqbali doono”
He said we are already discriminated again, we don't want to increase our problems by becoming habar yoonis kkkkkkkk
He further added that if the habaryoonis have diminished in number, claiming Madhibaan would not add to their numbers kkkkkkk
Markaasuu love rastaale dad kale gaajo ku sheegaya. What a joke. Even the midgaan wouldn't touch the dying habar yoonis with a ten foot pole.

Ultimate Karbaash, Kulli Carre ma nihin
