Ilaaheey markuu dadka rabo inuu itixaan aduunyo ka qaado, Mareexaan ayuu wax ugu daraa...Sida dad badan ogyahay, Abgaal waa qabiilka kaliya ee Soomaaliyeed ee aan xaduud la wadaagin Ogaadeen. Intaas oo qabiil oo xaduud nala wadaaga, Mareexaanku waxay nala wadaagaan xuduuda ugu yar xaga baaxada, hadana waa dad aan meel aad u raacdo laheyn....200 oo kun oo qaxooti Mareexaan ah ayaa jooga xeryaha qaxoootiga Kenya. 1000 KM oo xuduuud ah oo Kena la wadaagto Somalia waxay ka dagaan wax kayar 50 KM,hadana waa laga joogi la'yahay. Alla Ogaadeenku gobsanaa oo dulqaad badanaa.theyuusuf143 wrote: Tue Nov 12, 2019 10:32 am Waar dadkan miyeynan daalin. Ilaahay muxuu Ogadeen ka gurum garam wax ugu daray. Xitaa hadaad legado garan maayan maanta waa laydin ka adkaade ayaan kale sugta. Indha adayg bay meel walba la taagan yihiin. Waar Bal sayidka haloo duceeyo in ilaahay sharkooda ka xijaabo

