Plane Crashes
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super
- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
naa ha na cunin balayo kugu dhacday 

Last edited by Enemy_Of_Mad_Mullah on Sun Oct 29, 2006 9:41 pm, edited 1 time in total.
- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super
- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super
- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
[quote="Galol"]Demure
What plane crashes? Planes do not crash. Pilots make them crash. Terrorists make them crash. Plane travelling is actually is the second safest mode of travelling after lifts. That is the reality.
.[/quote]
Galol , Planes are much more safer than cars, but what is the probability of your survival once it crashes. 0% unless Allah saves you.
I saw this news @ Dhahar.com Does anyone of you know Sultan Moxammed
-----------
Diyaarad Nayjeerian ah oo siday 104 qof ayaa ku qaraxdey eeriboorka Abuuja, Nigeria
10/29/2006
Diyaaradani oo ah nooca loo yaqaan Boeing 737, ayaa ku qaraxdey eeriboorka Abuuja, magaalada madaxda dalka Nayjeeriya. Waa markii sedexaad sanadkan gudihiis ay dayaaraddo laga leeyahay waddanka Nayjeeriya ay qarxaan sababo aan la garaneenin awgeed.
Diyaaradani ayaa sidey dad tiradoodu gaareyso ilaa 104 qof. “lix qof baa loo qaadey cisbitaalka , waxaana laga cabsi qabaa dadkii kala dhamaantood ee saarnaa diyaarada inay ku dhinteen,” ayuu yiri Sam Adurogboye oo ah Wasiirka Duulimaadka ee Abuja Airport. Kooxda Gargaarka degdega iyo caafimaadka ayaa iyaguna sheegey iney helleen qaybaha jidhka dadkii saarnaa diyaaradda meesha ay ku qaraxdey.
Dadkii saarnaa diyaaradda qaraxdey ayaa waxaa ka mid ahaa Suldaan Maxammadu Makkido. Suldaan Maxammed ayaa wuxuu suldaan u yahay dad lagu qiyaaso ilaa 17 million oo ah dadka Muslimiinta ee Maamul goboleedka Sokoto ee Dowladda Federaalka Nayjeeriya. Suldaanka ayaa waqtigaa u socday shir wayn oo ay lahaayeen Golaha Sare ee Arrimaha Islaamka ee Nayjeeriya.
Waxaa kaloo saarnaa diyaaradda qaraxdey wiilkii madaxweynihii hore ee dalka Nayjeeriya Sheehu Shagaari. Madaxweynaha dalka Nayjeeriya Obasaanjo ayaa ka muujiyey murugo hadaladiisi. Wuxuuna Yirri, “Aad iyo aad ayaan ugu naxay uguna murugooday dhibaatadani, waxaana tacsi u dirayaa dadkii iyo ehelediii ay ka geeriyoodeen dadkoodii ay jeclaayeen.”
Waxaa dadka qaarkii tuhmayaan in diyaaradda qaraxdey si qarsoodi ah loo sababey Suldaankana lagu dilley.
Dhahar.com

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 1188 Views
-
Last post by Sir-Luggoyo
-
- 0 Replies
- 320 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 275 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 9 Replies
- 830 Views
-
Last post by rashid22
-
- 4 Replies
- 642 Views
-
Last post by Demure
-
- 5 Replies
- 712 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 45 Replies
- 2212 Views
-
Last post by L213
-
- 0 Replies
- 403 Views
-
Last post by mody21
-
- 78 Replies
- 6459 Views
-
Last post by AwRastaale