Page 4 of 4

Re: Eid Wanaagsan from The-Screw & Snet:

Posted: Wed Oct 01, 2008 8:01 am
by Foxy22
Eid Wanagsan to you all.

Kambuli,

Allaya Yarxama Abaayo. Naxariis Janno Allaha Siiyo Ayeeyo, hooyo Ilaheey hakuu soo aruuriyo ayaado caafimad qabto.

Re: Eid Wanaagsan from The-Screw & Snet:

Posted: Wed Oct 01, 2008 10:05 am
by kambuli
Xamud and Foxy,

Thanks walaalayaal.. :rose:

Re: Eid Wanaagsan from The-Screw & Snet:

Posted: Wed Oct 01, 2008 1:55 pm
by KeligiiJabhad
Iid wanaagsan dhammaantiin reer SomaliNet sida aad u dhantihiin!

Kambuli, Ayeeyo Illaahay dembi dhaaf & naxariis waasic ah ha siiyo; idinkana samir & iimaan Eebbe ha idinka siiyo

Re: Eid Wanaagsan from The-Screw & Snet:

Posted: Wed Oct 01, 2008 3:49 pm
by kambuli
Masuge,

Amiin walaal and thanks :up:

Re: Eid Wanaagsan from The-Screw & Snet:

Posted: Wed Oct 01, 2008 3:51 pm
by Dhaga Bacayl
Kambuli,

Samir iyo Iimaan walaal. Meelmo khayr badan ayay hoyatay.

Re: Eid Wanaagsan from The-Screw & Snet:

Posted: Wed Oct 01, 2008 8:50 pm
by Broud-SeesTar
Im a lil late but....EIID WANAGSAN everyone!

Re: Eid Wanaagsan from The-Screw & Snet:

Posted: Thu Oct 02, 2008 5:29 am
by makumba59
[quote="The-Screw"]Eid wanaagsan Somalinet. ha la is cafio please & apologies to all. everyone, come! let's party for tonight the ban list is cleared and all is pardoned. it is a new beginning, The-Screw holds no grudges. :P

[img]http://www.banglasavvy.com/wp-content/u ... ubarak.png[/img][/quote]

Like fock it is!

:twisted: focking faqash ibnu kaba shaag'le!

Re: Eid Wanaagsan from The-Screw & Snet:

Posted: Thu Oct 02, 2008 9:31 am
by kambuli
Dhega,

Mahadsanid walaal :up:

Re: Eid Wanaagsan from The-Screw & Snet:

Posted: Thu Oct 02, 2008 12:37 pm
by Dhaga Bacayl
kambuli wrote:Dhega,

Mahadsanid walaal :up:
Adaa mudan. BTW, Eid Mubarik!

Re: Eid Wanaagsan from The-Screw & Snet:

Posted: Thu Oct 02, 2008 1:01 pm
by kambuli
Dhega, quote" BTW, Eid Mubarik"

Caleek wa calaynaa :up:

Re: Eid Wanaagsan from The-Screw & Snet:

Posted: Thu Oct 02, 2008 1:12 pm
by Dhaga Bacayl
kambuli wrote:Dhega, quote" BTW, Eid Mubarik"

Caleek wa calaynaa :up:

I always thought CALEEK wa CALAYNAA was a somali made JOKE! :)

Re: Eid Wanaagsan from The-Screw & Snet:

Posted: Thu Oct 02, 2008 1:40 pm
by Enlightened~Sista
Eid wanaagsan dhamaantiin

kul caam wintu bkhair