The youngester from Southwestern Somalia.
How come you guys are smart but fail to look out for yourselves? If the Damn Barre is gone why can't you reassert yourselves in positive manner?
What some of us really like to see?
We would like to see a stable regional administration of Gedo governed by not Alshabaab supporters, or professional Ethio-warlords but by progressive people from Gedo. A Gedo civilians being protected by their police?
Show us something like that so that we can make fun of each other's progress.
Tonight what the gentlemen from GMS police are doing? Heroically securing the peace.
Maamulka Galmudug oo wada habeenkii labaad howlo lagu sugayo amaanka Gaalkacyo. 26/01/09
Poliiska Maamulka Galmudug oo wada habeenkii labaad howlo lagu sugayo amaanka Gaalkacyo.
Maammul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug state ayaa waxaa uu wadaa habeenkii labaad howlgalo luguwado sugida amaanka deegaanada galmudug oo ay kamid tahay magalada gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Galmudug.
Masuuliyiinta amaanka maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay socdaan howlo lagu doonayo in lagusugo amaanka degaanada galmudug oo ay wadaan ciidama booliska iyo kuwa kale ee amniga qaabilsan.
Howlgaladaan ayaa waxaa ay kusoobeegmayaan iyadoo dhawaan magaalada gaaalkacyo gudaheeda dhaawac loogu gaystay gudoomiye kuxigeenka gobolka mudug ee dowlad goboleedka galmudug.
Waxaa wali socda Baaritaano ay wadaan Ciidanka iyo dhamaan dadwaynaha reer Galmudug kaasoo lagu raadinayo cidii kadambaysay falii lagula kacay G/x Gobolka Mudug Mudane Aways Cali Siciid
NC