Gar waligaa ma tagtay?!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Sagaashan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2967
Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
Location: Xalane, mUGANDAshu

Re: Gar waligaa ma tagtay?!

Post by Sagaashan »

SnS waxaad isoo xasuusisay habar eedeyday ah oo maalin dhexdaas igu laheyd kan yar kun baan uga soo qaatay oday ganbarjiife, tan ka sii yarna habar godarwaahis baan kun kale uga soo qaatay, kii kalana waa iga gubtay :lol:

dee kumanaankiino taa hadii uu yahay yaa calfan se baraka ma leeyahay wax intaas oo amar loo jabiyey :lol:
User avatar
suga_n_spice
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8513
Joined: Mon Nov 03, 2003 7:00 pm

Re: Gar waligaa ma tagtay?!

Post by suga_n_spice »

:lol:

horta walaal, mooji waxa loo yidhi hablaha kun bee shukaansadaan waayo waa iska aaqirozamaan oo waa 1:9 male to female ratio. maanta anakaaba farakugambad ah. marka waa in aan hay dhahnaayoon iska heronaa :|
Sagaashan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2967
Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
Location: Xalane, mUGANDAshu

Re: Gar waligaa ma tagtay?!

Post by Sagaashan »

kunka aad sheegeysid ma inta loo sheekeynayay baa aniguna waxaan is lahaa waa inta yar oo return-ka ka soo hara :lol:
Sagaashan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2967
Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
Location: Xalane, mUGANDAshu

Re: Gar waligaa ma tagtay?!

Post by Sagaashan »

sheekooy ku nacday ma soomaali maahmaahyadooda iyo ooraahdoodaaa la dhageystaa waxaasi qarannimadii bey la dumeene :lol:
User avatar
suga_n_spice
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8513
Joined: Mon Nov 03, 2003 7:00 pm

Re: Gar waligaa ma tagtay?!

Post by suga_n_spice »

:lol: :lol:

saxiib, nimankii iyo nagahii hore nadaam beeyba lahaayeen oo annaka wee naga fiican yihiin, lakiin maanta xaalada aad bee u liidataa. kunkii ameeba 5000 noqdeen. :shock:
Sagaashan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2967
Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
Location: Xalane, mUGANDAshu

Re: Gar waligaa ma tagtay?!

Post by Sagaashan »

dee maxaad afarta ku diidaan marka bal ii sheeg, adiga baa hadeer nambaradiina sidatide, bal answer macquul ah i sii. caaway adigii baaba soo qaadatay documtiyadii lagugu xiri lahaaye :lol:
User avatar
suga_n_spice
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8513
Joined: Mon Nov 03, 2003 7:00 pm

Re: Gar waligaa ma tagtay?!

Post by suga_n_spice »

:lol: :lol:

horta aniga kuma jiro waayo mar hadaan duqoobo waa u ogalaan lahaa museyga inuu dalxiiso oo xaas kale yeesho. lakiin intaan yarahay, oo baahida ee iska badan tahay xaraan bee ka tahay inuusan mid labaad igu xejin.
Sagaashan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2967
Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
Location: Xalane, mUGANDAshu

Re: Gar waligaa ma tagtay?!

Post by Sagaashan »

loooooooooooool@baahida iska badan tahay

dharka jail-ka horay u soo qaado. jail yar oo ac iyo sariir taalo baa lagugu xiran arbaciina sanah :lol:
User avatar
suga_n_spice
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8513
Joined: Mon Nov 03, 2003 7:00 pm

Re: Gar waligaa ma tagtay?!

Post by suga_n_spice »

:lol: :lol:

saxiib, jail aan aadaayo maleh maxkamad qaali la'aanteed :P
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Gar waligaa ma tagtay?!

Post by Babygirl- »

I would never have gaar if we can't solve our problems maxaan iska qabna we are adults & married 4 love.. :up: hadan is fahmi weyno iska baax waye nooh whats the point oo dadkale loo kenayo seey isku keen ilaliyaan :roll: .. anyways it's good for most Somalis since they mostly marry just to reproduce or their marriage was arranged.. but there are embrassing moments sometimes like bed issues iyo belayo kale comes up and the whole world knows about it.. :lol: :down:
User avatar
Naaima
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6053
Joined: Thu Apr 26, 2007 12:04 pm
Location: Vision, imagination and leadership make a succesful business BUT above all it's a team effort!

Re: Gar waligaa ma tagtay?!

Post by Naaima »

suga_n_spice wrote:ayaan hore aniga iyo hooyadee ayaa waxaanu ka qeeyb galnay gar.
Hashac kulilah,

foodleey ayaan ku moodi jiray, ileen garta ayaaba gooysaa :up:
User avatar
Looyaan_Junior
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 767
Joined: Fri Sep 19, 2008 4:07 am
Location: Dhegahbur, Ogaden

Re: Gar waligaa ma tagtay?!

Post by Looyaan_Junior »

Shirib wrote:Ismahan,

If I learn to speak maay maay fluently, I'm never speaking that maxaa tiri mess again :mrgreen:
arriiroow dowgee hoobo gorodaane iskukulaher wah.......... :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”