Page 4 of 4
Re: Gar waligaa ma tagtay?!
Posted: Wed Apr 08, 2009 11:13 pm
by Sagaashan
SnS waxaad isoo xasuusisay habar eedeyday ah oo maalin dhexdaas igu laheyd kan yar kun baan uga soo qaatay oday ganbarjiife, tan ka sii yarna habar godarwaahis baan kun kale uga soo qaatay, kii kalana waa iga gubtay
dee kumanaankiino taa hadii uu yahay yaa calfan se baraka ma leeyahay wax intaas oo amar loo jabiyey

Re: Gar waligaa ma tagtay?!
Posted: Wed Apr 08, 2009 11:18 pm
by suga_n_spice
horta walaal, mooji waxa loo yidhi hablaha kun bee shukaansadaan waayo waa iska aaqirozamaan oo waa 1:9 male to female ratio. maanta anakaaba farakugambad ah. marka waa in aan hay dhahnaayoon iska heronaa

Re: Gar waligaa ma tagtay?!
Posted: Wed Apr 08, 2009 11:20 pm
by Sagaashan
kunka aad sheegeysid ma inta loo sheekeynayay baa aniguna waxaan is lahaa waa inta yar oo return-ka ka soo hara

Re: Gar waligaa ma tagtay?!
Posted: Wed Apr 08, 2009 11:21 pm
by Sagaashan
sheekooy ku nacday ma soomaali maahmaahyadooda iyo ooraahdoodaaa la dhageystaa waxaasi qarannimadii bey la dumeene

Re: Gar waligaa ma tagtay?!
Posted: Wed Apr 08, 2009 11:26 pm
by suga_n_spice
Re: Gar waligaa ma tagtay?!
Posted: Wed Apr 08, 2009 11:28 pm
by Sagaashan
dee maxaad afarta ku diidaan marka bal ii sheeg, adiga baa hadeer nambaradiina sidatide, bal answer macquul ah i sii. caaway adigii baaba soo qaadatay documtiyadii lagugu xiri lahaaye

Re: Gar waligaa ma tagtay?!
Posted: Wed Apr 08, 2009 11:37 pm
by suga_n_spice
horta aniga kuma jiro waayo mar hadaan duqoobo waa u ogalaan lahaa museyga inuu dalxiiso oo xaas kale yeesho. lakiin intaan yarahay, oo baahida ee iska badan tahay xaraan bee ka tahay inuusan mid labaad igu xejin.
Re: Gar waligaa ma tagtay?!
Posted: Wed Apr 08, 2009 11:41 pm
by Sagaashan
loooooooooooool@baahida iska badan tahay
dharka jail-ka horay u soo qaado. jail yar oo ac iyo sariir taalo baa lagugu xiran arbaciina sanah

Re: Gar waligaa ma tagtay?!
Posted: Wed Apr 08, 2009 11:50 pm
by suga_n_spice
Re: Gar waligaa ma tagtay?!
Posted: Thu Apr 09, 2009 1:07 am
by Babygirl-
I would never have gaar if we can't solve our problems maxaan iska qabna we are adults & married 4 love..

hadan is fahmi weyno iska baax waye nooh whats the point oo dadkale loo kenayo seey isku keen ilaliyaan

.. anyways it's good for most Somalis since they mostly marry just to reproduce or their marriage was arranged.. but there are embrassing moments sometimes like bed issues iyo belayo kale comes up and the whole world knows about it..

Re: Gar waligaa ma tagtay?!
Posted: Thu Apr 09, 2009 3:53 am
by Naaima
suga_n_spice wrote:ayaan hore aniga iyo hooyadee ayaa waxaanu ka qeeyb galnay gar.
Hashac kulilah,
foodleey ayaan ku moodi jiray, ileen garta ayaaba gooysaa

Re: Gar waligaa ma tagtay?!
Posted: Thu Apr 09, 2009 4:47 am
by Looyaan_Junior
Shirib wrote:Ismahan,
If I learn to speak maay maay fluently, I'm never speaking that maxaa tiri mess again

arriiroow dowgee hoobo gorodaane iskukulaher wah..........
