Walaalo, reer waqooyigu wey qeylo iyo cay badan yihiin laakiin sidooda kale dad xun maaha waa dad dhaqanka Soomaalida xushmeeya oo lala noolaan karo
Laakiin dulqaad badan ayaa lagaa rabaa markaad dhex joogto oo ey ku yiraahdaan
Waar maxey naga soo doontey midan lunsan ee wallaweynta ah


