30+HELWAA wrote:Liqaaye
Aroosayada meshan ka dhaca badankoodo dumarko waa wada 30+...i guess time has changed.Nin kasta wuxu ogaaday inaano inan yar ka baxayn buuqeeda laakin these mature women treat them like kings.






ps Helwa do you know why they treat them like Kings?
