Cumar-Labasuul wrote:Coolpoison
Me personally both my parents both talk happily about somalia when siad barre was in power they said everybody was working and in general everybody was pleased with the government, but my only problem was that if he had held elections and seperate candidates then people would definitely voted for him but by not doing that earlier in his time in office it looked like he was power hungry like all african leaders now and then.
Omar Lasbul sheekada FAHAN. Somalia's not ready for elections.
Bal firi, taladu ayuu la wareegay when 1969 elections qabiil iyo coruption noqday. how can U host another election if dadka wali qabiil maskaxda ku jiran.
Dadka waa in dhaqankooda iyo hab fikirkooda laga badalo. Thats why u mamnuucay qabiil. Walahi dhalinyarada ku dhashay kuna so barbaaray in the 70's 80's didnt know their own clan until after 1991.
Aniga waxaan bartay qabiilkeeyga in 1991. before that every Somali was my clan.
Hada Somaliland waxay isku haystan sow elections ma aha? Silanyo ayaa rabuu inu maamula oo wuxuu yiri, madaame Isaqa kale mar gobolka ka so tlaiyeen waxa haboon in qabiilkeyga (habarjeclo) kursiga la wareegaan.
Ma waxaas election ah?
Somalia dont need elections what they need's peace iyo kaladambeyn
markey ka weynaadaan qabiil then election will start and Siad Bare didnt think it was right for Somalia to have election when qabiil was still in their mind