Don't let Xalimos waste your time - a true story -
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Abdi-Samatar
- Posts: 163
- Joined: Tue Apr 07, 2009 4:32 pm
- Location: Soul Chamber.
Re: Don't let Xalimos waste your time - a true story -
Edleh here is part 4 enjoy.
Jacaylka Naag Somaliyeed ninoow na yuu waqti kaaga lumin ee markaad u baahato soo iibso mid iib ah, waa iibe (Qaybta 4aad)
BY:FARAXAAN JAMAAC XASAN
14/11/09
Waxay inoo joogtay markii aan soo raacay saaxiibay waxaan nimi masaajid waxaanu tukanay salaadii maqarib markii aanu salaadii faralka tukanay waxaanu u kacay hotel aanu ka cashayno aniga iyo saaxiibkay markii aanu hotelkii soo gaadhnay waxaanu iska dalbanay casho intii cashadu noo soo socotay ayuu saaxiibkay igu yidhi waar farxaan ii waran maxaa galay xaafadan kolley waxbaa jira e aniga farxaan ahaan waxaa i hadheeyey kulankii fiicnaa ee qaaliga hadalku waa igu diiq waxaan marka soo xasuusanayaa is gacan qaadkii aniga jacaylkayga layla cabaar sidii wax baraad la, markii yare maqnaa ayaan dib ugu soo jeestay saaxiibkay oo ila, yaaban waxaa igu yidhi maxaa kugu dhacay farxaan ma koranto ayaa ku haysta waan naxay markii aad nuuxsan weyday oo waxaan is idhi ninka ma wadnahaa is,taagay markii uu intaas iyidhi ayuu ayaan ku jawaabay horta saaxiib raali noqo marka hore marka hadii aan kaagaa sheekeeyo hawsha i aamusisey iyo gurigha aad igaysay waxaan ka doonay waa arin jacayl oo doqoni kuuma warantee beryahaaba jacaylk baa khayr kay iga reebay waxaana aan dhex dabaalanayey badda caashaq ee aan gudhin ee cidi ka soo noqon saaxiibkay waxaa igu yidhi qofka ma gabadha aad jeclaatay bal ii sheeg ama ii tilmaan waxaan ku idhi waa gabadh noocaas tilmaameheedii ayaan u sheegay nasiib wanaagsan wuu ila gartay waxaan uu iigu jawaabay saaxiib gabadhaas waan gartay ninka helaana runtii waa nin nasiib meel isu taagay laakiin saaxiib waan kaa weynahay anigu ee talo iga hoo dumarku ma aha wax la malayn karo wayna hadimo badan yihiin go,aanadoodana keli good maqataan ee waa lala wadaagaa waa indho ku garaad la, yaal markaa weligaa haysku wado aaminin saaxiib sheekada iyo cashada waanu is dhex wadnaa aniga in kastoo hore gabadhii iigu horeysay ee aan jeclaaday ee aan sheekada jacaylka ku bilaabay dhibaato iga soo gaadhay hadana waxaan is leeyahay layla adiga ayaa iska leh alle ka sokow waxaan daliishanayaa maahmaahda ah muuminka laba jeer god lagu wado qaniino waxaan igu jawabay saaxiib anigaba dumar mid hore ayaa wax iga soo mareen laakiin tan waxaan filayaanaa inay teenii tahay waxaan uu saaxiibkay ii balan qaaday inuu iga caawin doono waxaan u baahdo weliba xaga baabuurta oo oo uu igu yidhi markaad u baahato ii soo doono furaha gaadhiga maadaama uu yahay nin baabuurta ka keena emaraatka carabta waxaanm ku idhi saaxiib waad ku mahadsantahay deeq aad ii fidisay ee qaaliga waata ta iigu daran waayo marka arimahaas lagu jiro baabuur yar waa laga maarmaan markii aanu is taas is dhaafsanay ee aanu cashanay waxaan saaxiibkay ka dalbaday inuu goobtii aan seexan jiray i geeyo waxaan aad haari ugu ahay inaan tago sariirtaydii oo maskaxaday dib uga daawado kulankii aniga iyo jacaylkayga layla wuu isoo qaaday markiiba saaxiibkay waxaan soo galay qolkaygii sidii caadadu ahayd markii sariirtay koray waxaa mobile iga kayga iga soo wacday layla waxaa igu tidhi macaane ii waran xagaad joogtaa miyaad hoytay waxaan ku idhi haa waxay anigu guriyagii ayaan joogaaye waxaan is idhi aad cabaar wax ka weydiisid kulankeenii qaaliga ahaa waxaan ku idhi kaas wax aan ku qiyaaso garan maayo waana wax taariikha dunida galay marka xeegeena laga eego waxay iu tidhi adigu waad ii heestay markii aynu wad joognay anigu xabiibi hada makuu heesaa waxay taasi i gelisay farxad waxaan ugu jawabay haa xabiibi macaan waxay ii qaaday hees ay qaado khadra daahir cige
waa tan heestii
afka lagama sheegtoo
adigoon jacayl arag
looma uur xumaadee
anigu guu i helayoo intuu
intuu soo abraaruu oofaha
i gooye
aniga waxaan aad ugu raaxaysanayaa cod keeda iyo siday heeska u qaadayso habeekaas waxaanu kala seexanay siday ii marxabaysiinaysay labdii habeenimo waxaa aniga marka ugu laba kaclaynaya kulanka yagii iyo codkii telefoonku soo qaadayo ee dhetayda ku soo dhacayaa dabacan waxaan odhan karaa habeenkaas ma seexan
LA SOCO QAYBTA DANBE OO XIISO LEH
FARXAAN JAAMAC XASSAN

The articles are way too long, try summarizing it next time.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5460
- Joined: Sat Sep 08, 2001 7:00 pm
- Location: General SNM, CaliGaab, Duceysane, Gashanle & all Duceysane supporters are rapists
- Contact:
Re: Don't let Xalimos waste your time - a true story -
Nabeela darling don't tell me you had the sabar to read it

- Abdi-Samatar
- Posts: 163
- Joined: Tue Apr 07, 2009 4:32 pm
- Location: Soul Chamber.
Re: Don't let Xalimos waste your time - a true story -
it had been already summarized look back at p.2 p.3 , if you cant read somali tough luck.
Re: Don't let Xalimos waste your time - a true story -
I CANT READ DAT

- suga_delic
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1241
- Joined: Fri Oct 02, 2009 3:21 pm
- Location: UK
Re: Don't let Xalimos waste your time - a true story -
^no1 cn.
Is way 2 long. Ppl should ought 2 shorten their calaacal. 

Re: Don't let Xalimos waste your time - a true story -
Got Xalimos....!!!!!! I need one right now....

- Samatr
- SomaliNet Super
- Posts: 14767
- Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
- Location: Somewhere only we know :P
Re: Don't let Xalimos waste your time - a true story -
^
They are all after money I mean all
, and never make yourself too available.
They are all after money I mean all

Re: Don't let Xalimos waste your time - a true story -
Salam abaayo,Foxy22 wrote:Nabeela darling don't tell me you had the sabar to read it![]()
The only thing I read was the title, the length turned me off, and I simply don't have the patience for something that long.

-
- SomaliNetizen
- Posts: 347
- Joined: Fri Nov 06, 2009 10:16 pm
Re: Don't let Xalimos waste your time - a true story -
How unpatriotic!Nabeela wrote:The only thing I read was the title, the length turned me off, and I simply don't have the patience for something that long.
Re: Don't let Xalimos waste your time - a true story -
Would you just put a sock in it.
- MrPrestige
- SomaliNet Super
- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: Don't let Xalimos waste your time - a true story -
shidow1 wrote:Got Xalimos....!!!!!! I need one right now....![]()
![]()
buy 1 get 1 free , Asda offers only in somalia.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 900 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 8 Replies
- 1116 Views
-
Last post by MissFiora
-
- 11 Replies
- 2118 Views
-
Last post by Mizzy_Flame
-
- 43 Replies
- 2683 Views
-
Last post by AMAT-ALLAH
-
- 3 Replies
- 1125 Views
-
Last post by American-Suufi
-
- 0 Replies
- 831 Views
-
Last post by Knight of Wisdom
-
- 25 Replies
- 2413 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 0 Replies
- 1276 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 104 Replies
- 8245 Views
-
Last post by hipsterrunoff
-
- 16 Replies
- 2076 Views
-
Last post by BeyondQabil