Page 4 of 8

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 10:27 am
by Ka darag
:shock:

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 10:29 am
by Shams al- Dawla
Naa waxan ku idhi dhegayso , diintu wax aqli ku fadhiya weeye.
Halkii muran ka yimaad na waa la isku qanciya .
Adigu aqligii dadka wax looga dhaadhicin laha ma lihide , inaga fadhiso waynu ku diidnay e :lol:

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 10:34 am
by zulaika
Shams al- Dawla wrote:Your mother doesn't travel without a mahram ? where is your mother from Saudi Arabia or what ?
Anyway , the somaliland security services should have a word with you when you get there !
how did this turn into a marham issue? his mother is already worried as it is about her ill mother...what's more honorable for him than being by his mother's side during her time of need?

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 10:41 am
by Shams al- Dawla
Wa sua'l aan waydiyay , ikhtiyaar maynaan u lahayn waxaynu waydin karno dadka?

Midda kale , waxani ma dhaqan carbeed baa mise waa dhaqan diineed .
Islaan somaliyaad ah , haddi gabadhey dhashay dayuurada lagu daro , ma qodob diinta ka baxsan bay ku dhaqaaday?
Bal waxay inoo la imanayaan dadkani eega .

95 iyo 96 berigey soo noqdeen Isaaqi ugu horreyay e khaliijka ka yimid , oo wixii o jalibiib dhaadheer wata wejiga wada hagoogtay .. berigaasan oga iney sidan ku dambayn doonto.

Waa in la iska ilaaliya dadkan :lol:

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 10:44 am
by Ka darag
^^what the fuk is he banging on about? :|

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 10:48 am
by HELWAA
Shams al- Dawla wrote:Naa waxan ku idhi dhegayso , diintu wax aqli ku fadhiya weeye.
Halkii muran ka yimaad na waa la isku qanciya .
Adigu aqligii dadka wax looga dhaadhicin laha ma lihide , inaga fadhiso waynu ku diidnay e :lol:

Diinto muran ma gasho....anigu iska aamu ban ku oran lahaa intey goori goor tahay....wa hadaad caqli kugu filan haysatid wayaan :up:

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 10:48 am
by *Nobleman*
Sham, bro Travelling with a mahram is a matter of deen not arabian culture.

Al-Bukhaari (1729) and Muslim (2391) narrated that Ibn ‘Abbaas (may Allaah be pleased with him) said: The Prophet (peace and blessings of Allaah be upon him) said: “No woman should travel except with a mahram.”

Ulema differ with regards to what is considered travelling, i.e foreign country, local travelling etc. Laakin no doubt in these circumstances.

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 10:49 am
by Shams al- Dawla
Yara fadhiso adeer ka darag , you're too young and dumb for this kind of discussion .

Naagtu iney gaadhi kaxaysato ma loo ogol yahay ?
if yes , how far can she drive ? After wanting to "travel" how many miles is she then required to take along a mahram ?

It is unconclusive at best Nobleman , that's why I do not buy your argument .

Diintu is about freedom not oppression , sidaad u fahamteen anigu ma garanayo , cilmii-gi wax lagu kala faah-faahin laha ma haysataan , sorry to say it .

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 10:52 am
by zulaika
waxaa la odhan jidhey muran iyo war badan waa camalkii dumarka, bal haseyeeshee eega inankani inta kalmada oo is daba dhigey unnecessarily from a simple sweet gesture of one guy accompanying his mother through her travels... dude didn't even make the assumption of what shams dawla is alleging.

cajiib.

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 10:56 am
by Ka darag
Shams al- Dawla wrote:Yara fadhiso adeer ka darag , you're too young and dumb for this kind of discussion .

Naagtu iney gaadhi kaxaysato ma loo ogol yahay ?
if yes , how far can she drive ? After wanting to "travel" how many miles is she then required to take along a mahram ?

It is unconclusive at best Nobleman , that's why I do not buy your argument .

Diintu is about freedom not oppression , sidaad u fahamteen anigu ma garanayo , cilmii-gi wax lagu kala faah-faahin laha ma haysataan , sorry to say it .
^^ ma farisaniyo...if im young and dumb, you must be old and dumb.. :|

and every1 knows a mahram is required when women r travelling, so if he can go with her, y nt? :roll:

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 10:59 am
by Shams al- Dawla
Anigu Nobleman ninka la yidha baan la hadlaya .
Walaa Zuleika , walaa Helwaa , idiin maan yeedhan ma'ogtahay ?
Markaa horta intedaan aniga dumar iyo wax igu sheegin , edebtiina dhowrta , bartaa na iga mara fadlan !
Qof baad la hadlayasa , bahalo ciidiyihu ka soo horreyaan baa kaa soo dhex galaya :lol:

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 11:01 am
by flo_progressive
ilahi swt ayeeyda haa cafiiya iyo adiga iyo hooyo safarka ha nii fudhedsiiyo :up:

waryaa shams, isku xishood waryaa qofkasta afka maxa ula galisa?
act your age not your shoe size.

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 11:02 am
by HELWAA
Shams al- Dawla wrote:Anigu Nobleman ninka la yidha baan la hadlaya .
Walaa Zuleika , walaa Helwaa , idiin maan yeedhan ma'ogtahay ?
Markaa horta intedaan aniga dumar iyo wax igu sheegin , edebtiina dhowrta , bartaa na iga mara fadlan !

Image

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 11:03 am

Wager , raggan gardheertu al shabaabta sahankeeda weeyan , intaaney ku soo galin baa laga hor taga :lol: