Re: Eedo Sado Ali Song for Garaad Ka Guud ee Beesha Dhulbahante.
Posted: Thu Apr 29, 2010 9:02 am
Emperior, do you know saado ali is not actually reer sool but reer hawd, she is qolo la daho khalid.
Largest online Somali community!
http://somalinet.com/forums/
Queen_Arawello wrote:The_Emperior5 wrote:
And this is casha dhuux adan when she heard Xaji cumar camay was MurderedNever ever in the somali history did a somali poet made such a poem claiming that he is a naag
![]()
Gun baan ahay ganbo cad ayaan xidhanhaay Iyo gar nagoode![]()
![]()
gaashantida sideedo kale ayaan guur u sugaaye
Aniga iyo hablaha loo galmoodn wa gudboonahaye
jareerenaka gaboolka iska rogo aya guudka ii saran
IIdoorka noo soo gabyow wa gar xajoode![]()
godobtayda habaryoonis wa laga ma goostane eh![]()
This was your best poet marki Ina cumar cammay lugu gawracay burcosidasu u calacalayey
He said he was like a female and wating to get married![]()
quote]
Loooooooool ala beenta i dishaay...first gabayga been aya ka sheegtay and second it had nothing to do with the murder of ina cumar..i will give the readers the context of this gabay and its exact format dont think im gonna let you get away with it![]()
This gabay was part of Guba series...it was a response to Maxamed Cumar Dage ( Abraahiin, Ogaadeen)
Maxamed Cumar Dage:
Idinkaa dalkiinii u huray, Habar Xabuusheed dheh
Hanbaraacin mooyee horraad, uga hagaagteen dheh
Garaad Faarax goortay hanteen, haatan ma ahayn dheh
Hanan weyde heelkii Badweyn, haradii Ceel Dhaabe
Ka huleeshe Howdkii sarre iyo, haatan Caynaba e
Nimaan Habar Jecliyo Muusayoow, uga hagaagaynin
Inuu dhoodi hoos ugu dhacoo, haniyo weeyaane
After this gabay Cali Dhux wuu qiirtay inay dhul ka maqan yahay, dhulki HJ gacmaha u gaalay, markas wuxuu yidhi isaago maahmaah dumareed ,keyword here being maahmaah dumareed, you interpreted in a literal sense that he was claiming to be "naag" but it's a figurative language to give enriched meaning to the gabay.
Gunbaan ahay ganbo-cad baygu xidhan, iyo gar naagoode
Gashaantiyaha sidoodoo kalaan, guur u sugayaaye
Aniga iyo hablaha loo galmoodo, waan gudboonahaye
Jeeroon ganboolka iska rido, guudka iga saaran
Ogaadeenka noo soo gabyoow, waa gar xaajaduye
taariikhda been ha ka sheegin and dont add habar qamandi into the gabay![]()
Idinkaa dalkiinii u huray, Habar Xabuusheed dheh
Hanbaraacin mooyee horraad, uga hagaagteen dheh
Garaad Faarax goortay hanteen, haatan ma ahayn dheh
Hanan weyde heelkii Badweyn, haradii Ceel Dhaabe
Ka huleeshe Howdkii sarre iyo, haatan Caynaba e
Nimaan Habar Jecliyo Muusayoow, uga hagaagaynin
Inuu dhoodi hoos ugu dhacoo, haniyo weeyaane
udun wrote:Liiqliide Salaanow haddii aan gaalku kugu lamaanaanin
Iga walaadan ila loolateen ladana maashaane
.
.
.
.
.
I will look for the full poem of Cilmi Carab Ismaaciil. The Iidoors have always lived in the area that you have listed. It is just that they were our slaves that were freed by British empire. No wonder you love the British so much.