Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32737
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Post by Khalid Ali »

Bohol iyo karaman wrote:waar kan khalid ku waa neef caadi ah, dadkaa iyo degaanka ma kala yaqaano

khalid, maa habar awalbaa kaa badan habar jeclo?

Dude who said anything about ka baddan , these people are registrated 40% of habarawal lama diwaan gelin last time diwaangelinti 2008 , 400.000 markay hargeysey marayseye ayaa la yidhi joojiya :lol:
so waxani ma ha dadka badan iyo dadka yar this about intii is diwaangelisey war rayaale manu inta ku sheegin :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Post by Siciid85 »

bohol, emperior is right on this 1 is about the people who registered not overall laakinse aniga waxan la yabay cunuug marku isku daaye inu deegaano uu garanayniin inu wax ka sheego. :lol:
Last edited by Siciid85 on Tue Jun 22, 2010 5:09 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Post by Bohol iyo karaman »

siciid watch here isusoo bixii shalay Udub kaa dhigay dalka gaar ahaan sanaag wacdaro

http://tvuniversal.tv/NS/programs/news-21-6-2010
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32737
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Post by Khalid Ali »

Siciid85 wrote:bohol, emperior is right on this 1 is about the people who registered not overall.

U sheeg inadeerka wuxu moodaya inay tiirada dadka tahay :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32737
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Post by Khalid Ali »

Siciid85 wrote:bohol, emperior is right on this 1 is about the people who registered not overall laakinse aniga waxan la yabay cunuug marku isku daaye inu deegaano uu garanayniin inu wax ka sheego. :lol:
:lol: :lol:
sxb anigu Goboalda bari waan tagay marka qof luguhisa ku tagay baad ku leedahay waxba kama taqanid :lol: your a good joke camo, Adigu manad ahayn ninki yidhi telesom is in south of hargeisa :lol: :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Post by Siciid85 »

Waryaa ina Khadiijo ee dhagayso if you want to comment about deegaano habar awal deegto then go ahead laakinse deegaano anad waxbana ka aqoon ha isku dheex-gaaliin.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32737
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Post by Khalid Ali »

Siciid85 wrote:Waryaa ina Khadiijo ee dhagayso if you want to comment about deegaano habar awal deegto then go ahead laakinse deegaano anad waxbana ka aqoon ha isku dheex-gaaliin.
Deegaanka ma waxa lug barta qabil ba lugu yidhi adigu you claim to be from galbeedka and you want to discuss Bohol iyo xudun yo sanaag , Ti galbeedka na waad ku fashilantay oo waxaad tiri hadhwanaag hotel waxay ku taalaa axmed dhagax :lol: Tii sanaag na imikad ku murmaysa :lol: muranka baddan iska daa sxb
Aniga na magacayga sii fiican igu yeedh anigu hada saciido kugu ma yeedhin ama wax la mid ah :up:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Post by Siciid85 »

war aniga if i discuss bari or galbeed ileen habar yoonis baan ahay ee oo meel-kaste xuduud baanu ku leenahay alhamdullilah, laakinse adiga maxa ku yaala sool iyo sanaag? :lol: there is no habar awals to be found here. :|
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Post by Bohol iyo karaman »

khalid fadhiiso hadabaa adeer wiil yar badtahe, waxanaad aqoon uu la haynaa haa kaa hadal
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32737
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Post by Khalid Ali »

Siciid85 wrote:war aniga if i discuss bari or galbeed ileen habar yoonis baan ahay ee oo meel-kaste xuduud baanu ku leenahay alhamdullilah, laakinse adiga maxa ku yaala sool iyo sanaag? :lol: there is no habar awals to be found here. :|

haw hawdu iyo faanku wa himiladini
hadhow bay tirahda gorayo haad bay noqotay :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32737
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Post by Khalid Ali »

Bohol iyo karaman wrote:khalid fadhiiso hadabaa adeer wiil yar badtahe, waxanaad aqoon uu la haynaa haa kaa hadal

waryaa bohol ina rayaale bohol horta ma ka qudbadeye do u have pics ? of that or a video haday jirtay
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Post by Siciid85 »

Bohol, khaliid wuxu doonaaya we should discuss berbera and gabiley instead wa iska caadi wa inadeerken(he feels abit left out). :lol:
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Post by Bohol iyo karaman »

Siciid85 wrote:Bohol, khaliid wuxu doonaaya we should discuss berbera and gabiley instead wa iska caadi wa inadeerken(he feels abit left out). :lol:
:lol: waxa kale marabo
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32737
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Post by Khalid Ali »

Siciid85 wrote:Bohol, khaliid wuxu doonaaya we should discuss berbera and gabiley instead wa iska caadi wa inadeerken(he feels abit left out). :lol:
I thought we were discussing gobolada Somaliland tiradi diwaangelinta ka so baxday and not just some parts of gobolada Somaliland bal topica magacisa dib u akhri , Mala wax kala ku muuqda eh :lol:
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Post by Bohol iyo karaman »

khalid cali, waxan halkan kaga sheegayaa in aad kaa badan tihiin habar Jeclo big time, you guys are number two

Habar Yoonis
Habar Awal
Habar Jeclo
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”