Sheikh Shariif refuses to arm SSC

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: Sheikh Shariif refuses to arm SSC

Post by samadoon-waaxid »

EastAfrica wrote:Baby Girl

Inaadeer wakhti haa iskaga lumin in aad wax fahamsiisid sheegato, Internet mid kasta oo loser ah ayaa sameesanaya fake account

Kan sheegatada ah Garad13 waa fake account waxaa iska leh The_Emperior5

The_Emperior5 accounts badan ayuu ku leeyahay somalinet sida ( Khalid Ali , udun)
how do you know all of these stuff,if this is only ur 7th post? :? what was ur old nickname again? :lol:
siren
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7879
Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!

Re: Sheikh Shariif refuses to arm SSC

Post by siren »

samadoon-waaxid wrote:

He's been an avid reader, since July buu joogaay... :lol:

siren wrote:

catching up with the reading assignments miyaa? :lol: :lol: .his profile says since Nov ee sheekadaas ma inaga hubtaa? :lol:

east africa,gacmo furan ku soo dhawow inadeer :up:,xabad flower ahna Siren baa kuu heesaa.gabadh babygirl la yeedhadana shaahii bey ku maqantahay. soreerka yaad ka eheed sxb if u dont mind me asking.
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Sheikh Shariif refuses to arm SSC

Post by EastAfrica »

Inaadeer in internet anyone can claim watever and can make 20 accounts in somalinet

Kan sheeganaya Garad13, he first acted like he was a supporter of SSC, because he wanted everyone in the forum to believe that he is Dhulbahante.

But in reality Garad13 was never supporter of SSC because Garad13 is a fake account
siren
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7879
Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!

Re: Sheikh Shariif refuses to arm SSC

Post by siren »

EastAfrica wrote:Inaadeer in internet anyone can claim watever and can make 20 accounts in somalinet

Sheekada Garad13 ka bax walaalo, wa wiil dhulbahante ah.... :up:

If you can kindly answer Samadoon please... :mrgreen:
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: Sheikh Shariif refuses to arm SSC

Post by samadoon-waaxid »

EastAfrica wrote:Inaadeer in internet anyone can claim watever and can make 20 accounts in somalinet

Kan sheeganaya Garad13, he first acted like he was a supporter of SSC, because he wanted everyone in the forum to believe that he is Dhulbahante.

But in reality Garad13 was never supporter of SSC because Garad13 is a fake account
taas adigabaa iiga xogogaalsan inadeer,Garad isagoo SL duulinaya ayaa iigu horeesay.marka imisaad nala joogtay bro?
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Sheikh Shariif refuses to arm SSC

Post by EastAfrica »

samadoon-waaxid wrote:
EastAfrica wrote:Baby Girl

Inaadeer wakhti haa iskaga lumin in aad wax fahamsiisid sheegato, Internet mid kasta oo loser ah ayaa sameesanaya fake account

Kan sheegatada ah Garad13 waa fake account waxaa iska leh The_Emperior5

The_Emperior5 accounts badan ayuu ku leeyahay somalinet sida ( Khalid Ali , udun)
how do you know all of these stuff,if this is only ur 7th post? :? what was ur old nickname again? :lol:

I first joined somalinet in July 2010, but I couldn't post anything in this forum, there was message saying your post must be approved by moderator or administrator.
siren
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7879
Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!

Re: Sheikh Shariif refuses to arm SSC

Post by siren »

Haye, baal abtirso.... :|
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: Sheikh Shariif refuses to arm SSC

Post by samadoon-waaxid »

^^waa gartay,its happens to some folks.waxaan dhawreeno waa juufadaada iyo meeshaad ku sogantahay bro
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Sheikh Shariif refuses to arm SSC

Post by EastAfrica »

Samadoon

Inaadeer, waad ku mahadsantahay soo dhoweynta, Babygirl baa u madax ah Jaaliyaada SSC ee Somalinet, Allah khayr ha siiyo hana noo daayo, si fiican ayee nooga difaacda cadowga iyo sheegatada/dabo dhilifka labadaba, Siren ayana waa gabadh SSC ah oo aad wanaagsan.
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Sheikh Shariif refuses to arm SSC

Post by EastAfrica »

siren wrote:Haye, baal abtirso.... :|

Inaadeer, aniga abtirsiinyada waa liga badiyaa, lakiin deegaanada reerka ayaan aad u aqaan,

Aniguna waxaan kasoo jeeda Magaalada Laas Caanood iyo Kalabaydh SSC-Somalia
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: Sheikh Shariif refuses to arm SSC

Post by samadoon-waaxid »

EastAfrica wrote:

waa gartay,dee reerka markaad kala baratid nala soo socodsii uun :lol:, guriguna waa gurigaagi ha isqaribenin :up:
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Sheikh Shariif refuses to arm SSC

Post by EastAfrica »

samadoon-waaxid wrote:
waa gartay,dee reerka markaad kala baratid nala soo socodsii uun :lol:, guriguna waa gurigaagi ha isqaribenin :up:

Inaadeer, reerka aad baan u aqaan, qabyaaladu wax fiican maaha, Allah sida uu sheegay hadii la isku garto waxba kuma jabna

Anuu waxaan ahay muwaadin soomaaliyeed oo aaminsan Somaliweyn, oo ah Dhulbahante - Baharsame

------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

يَا أَيُّهَا النَّاسُ إِنَّا خَلَقْنَاكُم مِّن ذَكَرٍ وَأُنثَىٰ وَجَعَلْنَاكُمْ شُعُوبًا وَقَبَائِلَ لِتَعَارَفُوا ۚ إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِندَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ ۚ إِنَّ اللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ (13)
O mankind! We created you from a single (pair) of a male and a female, and made you into nations and tribes, that ye may know each other (not that ye may despise (each other). Verily the most honoured of you in the sight of Allah is (he who is) the most righteous of you. And Allah has full knowledge and is well acquainted (with all things).

Surah: Al-Hujuraat / The Inner Apartments , Ayah # 13
----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Last edited by EastAfrica on Mon Nov 29, 2010 2:30 am, edited 1 time in total.
siren
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7879
Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!

Re: Sheikh Shariif refuses to arm SSC

Post by siren »

^^ :lol:

Kalabydh kinda gave that way, Samadoon was just messing with you... :mrgreen:
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: Sheikh Shariif refuses to arm SSC

Post by samadoon-waaxid »

EastAfrica wrote:
samadoon-waaxid wrote:
waa gartay,dee reerka markaad kala baratid nala soo socodsii uun :lol:, guriguna waa gurigaagi ha isqaribenin :up:

Inaadeer, reerka aad baan u aqaan, qabyaaladu wax fiican maaha, Allah sida uu sheegay hadii la isku garto waxba kuma jabna

Anuu waxaan ahay muwaadin soomaaliyeen oo aaminsan Somaliweyn, oo ah Dhulbahante - Baharsame

------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

يَا أَيُّهَا النَّاسُ إِنَّا خَلَقْنَاكُم مِّن ذَكَرٍ وَأُنثَىٰ وَجَعَلْنَاكُمْ شُعُوبًا وَقَبَائِلَ لِتَعَارَفُوا ۚ إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِندَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ ۚ إِنَّ اللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ (13)
O mankind! We created you from a single (pair) of a male and a female, and made you into nations and tribes, that ye may know each other (not that ye may despise (each other). Verily the most honoured of you in the sight of Allah is (he who is) the most righteous of you. And Allah has full knowledge and is well acquainted (with all things).

Surah: Al-Hujuraat / The Inner Apartments , Ayah # 13
----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
inadeer midaasi kaftan bey iga eheed ee qabyaalad maaha,marka no harm done :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”