markaasuu BURAAANBUR dheeer soo duubey ayuu leeyahay midnimada mooryaanta shabaab iyo xisbul aweys waa arin fiican.
AXMED NIQAABLE buraaanbur looma baahna ee wajigaaga ha la arko, NIQAABLE FOOQUL NIQAABLE


Moderators: Moderators, Junior Moderators
Dr ximaar wajiga foosha xun eeh Amiirka halkeed ku aragtay sawdiga hada laha wajgisu wa qarsoonayahay waleh ximaarkani caqli fara badan kuma jiroDR-YALAXOOW wrote:QALDAAAN WIIKH, hilible axmed daboole niqaaable inta aysan xabada dilin wuxuu u bakhtinayaaa FULEYNIMO darteeed. wajigiiisa fooosha xun leh NIQAABKA haku siii qariyo, basabooooor BUG ah keenyaaati ah IMAARAADKA haku tago.
bal fiiri aduun jeceylkiiisa wuxuu ku BURAANBURAAA dagaaal ha la galo, isaga axmed niqaable fuleynimo awgeed xitaa wajigiisa in la arko ayuu ka baqayaaa, aduun jaceyl awgeed BAASABOOR BUG ah ayuu ku tahriibaa imaaraadka, bal fiiri naaga
hilible axmed niqaable.
SahanGalbeed wrote:Adiga mid baa ku waydiyay suldaan isku sheega reerka cadaalada ku dheereyow {kuwaasi waa anaga e adiga inaan shaqsi ahaan ka wado ha moodin,} inuu Godane hargeysa kuugu taliyo miyaad ogoshahay ?
Follow up , waxaanad adigu isu ogolayn , sideed qof kale ugu qasabtaa ?
SahanGalbeed wrote:Su'aal baan ku waydiyay anigu , waxaanan jecla inaad ka jawaabto su'asha inadeer . Jawaabtaadu waa iney su'aashi lagu waydiyay ku beegnaata ma'ogtahay , haddi kale midkaa isku dhuusaya wax ma dhaantid ma'ogtahay ?
Hargeysa inu Godane kugu maamulo miyaad ogoshahay ? hadaanad ogolayn na , maxaad yalaxow iyo dadkiisa ugu qasbaysa siyaasad ama fikir aad adigu isu diiday ?
SahanGalbeed wrote:Mayee mar haddaad al shawaarima inagu noqotay , horta suldaanimadi waa laga casilaya , hadal dambe oo inaga dhexaynaya na jiri maayo insha Allah . Nabadgeliyo warye .
SahanGalbeed wrote:War horta aniga sahangalbeed ba la i yidha oo wax alle iyo waxaan ka gabadaa iska yar . Al shawaarimada iyo wixii taageersan oo dhan ba la ima tuso !! Haddana se mar waa adigan igu celiyay su'ashii e , waan kaaga jawaabaya insha Allah .
Bantu baad adigu hadal haysa e , shiinuhu haddu Xamar isasoo taago , shinaahan ka raacaya anigu al shawaarimada .
ahmad guray wrote:Nin waliba waxa uu yahay ayuu ku moodaa![]()
![]()