Page 4 of 5
Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha
Posted: Fri Dec 31, 2010 10:12 pm
by DR-YALAXOOW
AXMED NIQAABLE fuleynimadiisa XAFLADII lagu mideynaye mooryaanta al shabaab iyo xisbul aweeys xitaa wuuu iman waayey, heer uu fuleynimo ka gaarey.
markaasuu BURAAANBUR dheeer soo duubey ayuu leeyahay midnimada mooryaanta shabaab iyo xisbul aweys waa arin fiican.
AXMED NIQAABLE buraaanbur looma baahna ee wajigaaga ha la arko, NIQAABLE FOOQUL NIQAABLE

Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha
Posted: Fri Dec 31, 2010 10:13 pm
by The_Emperior5
Dr ximaar Amiirka maad ka seexan kari weyday Amiirku wefti bu ku maqna dalalka carabta laakin midowgi Xisbal islam iyo Alshabaab wala dhameyey saraakisha shabaab eeh kale ba so afjaray hada wax yar ba hadhay kolka la siifeynayo dawlada Xaraanta ku dhisan iyo bantugoodi ilaalinaye inyar ba u hadhay inta la xaaqayo adigu iska sug Dr Ximaarow Amiirku cadalaad bu kugu xukumaya wabilahi tawfiiq allah akbar walilahil xamd

Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha
Posted: Fri Dec 31, 2010 10:17 pm
by DR-YALAXOOW
QALDAAAN WIIKH, hilible axmed daboole niqaaable inta aysan xabada dilin wuxuu u bakhtinayaaa FULEYNIMO darteeed. wajigiiisa fooosha xun leh NIQAABKA haku siii qariyo, basabooooor BUG ah keenyaaati ah IMAARAADKA haku tago.
bal fiiri aduun jeceylkiiisa wuxuu ku BURAANBURAAA dagaaal ha la galo, isaga axmed niqaable fuleynimo awgeed xitaa wajigiisa in la arko ayuu ka baqayaaa, aduun jaceyl awgeed BAASABOOR BUG ah ayuu ku tahriibaa imaaraadka, bal fiiri naaga
hilible axmed niqaable.
Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha
Posted: Fri Dec 31, 2010 10:20 pm
by SahanGalbeed
Adiga mid baa ku waydiyay suldaan isku sheega
reerka cadaalada ku dheereyow {kuwaasi waa anaga e adiga inaan shaqsi ahaan ka wado ha moodin

,} inuu Godane hargeysa kuugu taliyo miyaad ogoshahay ?
Follow up , waxaanad adigu isu ogolayn , sideed qof kale ugu qasabtaa ?
Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha
Posted: Fri Dec 31, 2010 10:22 pm
by The_Emperior5
DR-YALAXOOW wrote:QALDAAAN WIIKH, hilible axmed daboole niqaaable inta aysan xabada dilin wuxuu u bakhtinayaaa FULEYNIMO darteeed. wajigiiisa fooosha xun leh NIQAABKA haku siii qariyo, basabooooor BUG ah keenyaaati ah IMAARAADKA haku tago.
bal fiiri aduun jeceylkiiisa wuxuu ku BURAANBURAAA dagaaal ha la galo, isaga axmed niqaable fuleynimo awgeed xitaa wajigiisa in la arko ayuu ka baqayaaa, aduun jaceyl awgeed BAASABOOR BUG ah ayuu ku tahriibaa imaaraadka, bal fiiri naaga
hilible axmed niqaable.
Dr ximaar wajiga foosha xun eeh Amiirka halkeed ku aragtay sawdiga hada laha wajgisu wa qarsoonayahay waleh ximaarkani caqli fara badan kuma jiro

wa iska ciciyaya uun Sidi Dameer Milix afkaga lagaga shubay

Amiir Axmed godane is the most wanted Man in Africa Boqol basaaboor bu haysta Ciidna uma joojiyo Inyar ba hadhay kolku dhulku daahirayo Marka la guuleysto gabay guul bu tirinaya Amiirku adigu ma gabay baad garanaysa ileen gudhu xun baad tahay oo marku muufadisa ka dhargo ka gabya

Amiir Axmed cabdi godane Abu Subeyr Xafidulahi hawl qaran bu haya Mid la ilaawi karayn.
Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha
Posted: Fri Dec 31, 2010 10:26 pm
by The_Emperior5
SahanGalbeed wrote:Adiga mid baa ku waydiyay suldaan isku sheega
reerka cadaalada ku dheereyow {kuwaasi waa anaga e adiga inaan shaqsi ahaan ka wado ha moodin

,} inuu Godane hargeysa kuugu taliyo miyaad ogoshahay ?
Follow up , waxaanad adigu isu ogolayn , sideed qof kale ugu qasabtaa ?
War Dr ximaar uun weye kuwa diidan Amiirka dadka reer konfureedku wa jecelyihin Amiirkooda ,, wa ninki xabashida ka xoreyey wa ninka hadana bantuga ka xoreynaya inshallah cadalaad bu ku mamuula.
Suldaan Emperior

Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha
Posted: Fri Dec 31, 2010 10:29 pm
by SahanGalbeed
Su'aal baan ku waydiyay anigu , waxaanan jecla inaad ka jawaabto su'asha inadeer . Jawaabtaadu waa iney su'aashi lagu waydiyay ku beegnaata ma'ogtahay , haddi kale midkaa isku dhuusaya wax ma dhaantid ma'ogtahay ?
Hargeysa inu Godane kugu maamulo miyaad ogoshahay ? hadaanad ogolayn na , maxaad yalaxow iyo dadkiisa ugu qasbaysa siyaasad ama fikir aad adigu isu diiday ?
Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha
Posted: Fri Dec 31, 2010 10:39 pm
by The_Emperior5
SahanGalbeed wrote:Su'aal baan ku waydiyay anigu , waxaanan jecla inaad ka jawaabto su'asha inadeer . Jawaabtaadu waa iney su'aashi lagu waydiyay ku beegnaata ma'ogtahay , haddi kale midkaa isku dhuusaya wax ma dhaantid ma'ogtahay ?
Hargeysa inu Godane kugu maamulo miyaad ogoshahay ? hadaanad ogolayn na , maxaad yalaxow iyo dadkiisa ugu qasbaysa siyaasad ama fikir aad adigu isu diiday ?
oo waayoo maxanu u xukumi kareyn Godane Amirku isaga iska tagay oo yidhi xammar baan jecelahay inan xukumo cidi uma didin inu tago hadan wa welcome

Marxab Marxab yaa amiir godane..
Haye suaashi waan kaga jawaabay adna an suaasha ku weydiyo Ma buhuku bahaka oo bantu ah ba u fiican shacabka xammar mise Amiirka? and u have to choose u cant say labaduba uma fiicna
Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha
Posted: Fri Dec 31, 2010 10:43 pm
by SahanGalbeed
Mayee mar haddaad al shawaarima inagu noqotay , horta suldaanimadi waa laga casilaya , hadal dambe oo inaga dhexaynaya na jiri maayo insha Allah . Nabadgeliyo warye .

Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha
Posted: Fri Dec 31, 2010 10:44 pm
by The_Emperior5
SahanGalbeed wrote:Mayee mar haddaad al shawaarima inagu noqotay , horta suldaanimadi waa laga casilaya , hadal dambe oo inaga dhexaynaya na jiri maayo insha Allah . Nabadgeliyo warye .

suaashi ma ka gabatay

sahan galbeed isna bantugu mala jecelyahay
Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha
Posted: Fri Dec 31, 2010 10:50 pm
by grandpakhalif
walahi somalida waa ay waasheen meel laga heesto ma aqaano ninkaan miyaa la dhageesan karaa oo umada muslimiinta ah micno daro diigooda lagu daadinaayo aanan waligiiiisa aanan la oqooonin oo is qarinaayi . DADOOW WAXAAAN IDIIN WAYDIIYAY AMIIR CIIDAMO ISLAM AH HOGAAAMINAAYO OO IS QARINAAYO INTEE BAAD KU ARAGTEEN HALKUUNA IGU DAYSANAA II SHEEGA? MA SUNADA BAA SIDAASI KU JIRTAA MISE KALAAMKA ALLLE II SHEEGA BAL ?
Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha
Posted: Fri Dec 31, 2010 10:52 pm
by SahanGalbeed
War horta aniga sahangalbeed ba la i yidha oo wax alle iyo waxaan ka gabadaa iska yar . Al shawaarimada iyo wixii taageersan oo dhan ba la ima tuso !! Haddana se mar waa adigan igu celiyay su'ashii e , waan kaaga jawaabaya insha Allah .
Bantu baad adigu hadal haysa e , shiinuhu haddu Xamar isasoo taago , shinaahan ka raacaya anigu al shawaarimada .
Nacdal klu dhacdaydu al shawaarimadu dadkii shacabka aha bay cad kolba waslad la soo jarto ka dhigteen e , ka iga soo hor baxa aniga akhiraan u diaraya insha Allah .
Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha
Posted: Fri Dec 31, 2010 10:54 pm
by The_Emperior5
SahanGalbeed wrote:War horta aniga sahangalbeed ba la i yidha oo wax alle iyo waxaan ka gabadaa iska yar . Al shawaarimada iyo wixii taageersan oo dhan ba la ima tuso !! Haddana se mar waa adigan igu celiyay su'ashii e , waan kaaga jawaabaya insha Allah .
Bantu baad adigu hadal haysa e , shiinuhu haddu Xamar isasoo taago , shinaahan ka raacaya anigu al shawaarimada .
haye ka waran shiinuhu haday dadka xasuuqayan ma xal ba?
Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha
Posted: Fri Dec 31, 2010 11:06 pm
by SahanGalbeed
Xasuuqayaan miyaad tidhi? Xasuuq maxaad u taqaan adigu ? Wax alle iyo wixii aqon yahan , professor , nabad doon , oday beeled aha bay xabad maalin cad ku dhex dileen magaalka al shawaarimadu . Diric bay ku soo xidhanayaan intay alaabti qarxi jirtay dhexda iska ga soo duubto . Ciyaal yar yar oo aan qaan gaadhin bay iska kaa soo hor marinaysa al shawaarimadu , intay kuwii kale na naag ay naaska tuujiyaan inay keeshali xidhan tahay iyo in kale , iyo mid gadhkii usoo bixi waayay oo ay qaysaraan suqa beledka ciyaalkaas hortood kula hor dhacaan , iyo mar farakh yaroo nus carbeed ah oo abuu xashiish-yahan ah oo Alabama ka soo baxsaday, intay naag u dhiseen isku ag sawiraan abu maansuur na u baxshaan ...ma kuwaasad ii sheegaysa aniga niyow .
Aar yaan lagugu xidhin arligan iyo caradeeni ba , suldaanimadan aad isu magacawday na ummada reer snet hortood lagaa la hor noqon e , inadeer aan kula taliye , miyirkaagi hore iskaga laabo

Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha
Posted: Sat Jan 01, 2011 3:56 am
by udun