Repair Roads of puntland

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Repair Roads of puntland

Post by quark »

maryandagan wrote:..IN THE MAKING OF GREAT NATION...

PUNTLAND :som: :som: :som: :som: :som:
:up: :up:
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Repair Roads of puntland

Post by damu »

Wadaagsin road between Galkayo & Jariiban


User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Repair Roads of puntland

Post by damu »

Garoowe:-Hay’ada Puntland u qaabilsan dayactirka Jidadka Puntland ee NESHA ayaa waxay dayactir ku samaysay Jidka laamiga ah ee isku xira magaalooyinka Garoowe-Jalam, Xarfo-Gaalkacyo, waxaana la buuxiyay godad badan oo ka qodmay Jidka, waxaana la kabay oo la hagaajiyay buundooyin dalooshamay oo burburay oo muddo dheer aan shaqayn.
Image
Xassan Cismaan Cali Guddoomiyaha NESHA

Guddoomiyaha hay’adda jidadka Puntland ee NESHA Xassan Cismaan Cali ayaa waxa uu u sheegay Puntlandpost in ay waddaan shaqooyinkii caadiga ahaa oo ay Jidadka dayac tiraan oo markasta ay si joogto ah u hagaajiyaan inta u dhaxaysa magaalooyinka Garoowe iyo Jalam.

Sanadka soo socda ayuu sheegay haddii Eebe idmo in ay bilaabi doonaan oo qorshaha ugu jirto Jalam-Buurtinle, wuxuuna sheegay in markasta ay shaqadooda ay tahay hagaajinta iyo dayactirka Jidadka Puntland oo laf-dhabar u ah dhaqaalaha iyo horumarka Puntland.
Image
Buundo-jiif dhexda ka dalooshantay ka hor intaan la hagaajin
Image
Buunadada dalooshantay oo baaburta dhinacayada ka mari-jreen oo la hagaajiyayBuundadii jabtay oo la hagaajiyayKahor ina aan la hagaajin Jidka
Image

Image

Image
Jidka oo si fiican loo hagaajiyay
Image

Image
Jidka oo sifiican loo dayac-tiray
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Repair Roads of puntland

Post by udun »

damu wrote:
Garoowe:-Hay’ada Puntland u qaabilsan dayactirka Jidadka Puntland ee NESHA ayaa waxay dayactir ku samaysay Jidka laamiga ah ee isku xira magaalooyinka Garoowe-Jalam, Xarfo-Gaalkacyo, waxaana la buuxiyay godad badan oo ka qodmay Jidka, waxaana la kabay oo la hagaajiyay buundooyin dalooshamay oo burburay oo muddo dheer aan shaqayn.
Image
Xassan Cismaan Cali Guddoomiyaha NESHA

Guddoomiyaha hay’adda jidadka Puntland ee NESHA Xassan Cismaan Cali ayaa waxa uu u sheegay Puntlandpost in ay waddaan shaqooyinkii caadiga ahaa oo ay Jidadka dayac tiraan oo markasta ay si joogto ah u hagaajiyaan inta u dhaxaysa magaalooyinka Garoowe iyo Jalam.

Sanadka soo socda ayuu sheegay haddii Eebe idmo in ay bilaabi doonaan oo qorshaha ugu jirto Jalam-Buurtinle, wuxuuna sheegay in markasta ay shaqadooda ay tahay hagaajinta iyo dayactirka Jidadka Puntland oo laf-dhabar u ah dhaqaalaha iyo horumarka Puntland.
Image
Buundo-jiif dhexda ka dalooshantay ka hor intaan la hagaajin
Image
Buunadada dalooshantay oo baaburta dhinacayada ka mari-jreen oo la hagaajiyayBuundadii jabtay oo la hagaajiyayKahor ina aan la hagaajin Jidka
Image

Image

Image
Jidka oo si fiican loo hagaajiyay
Image

Image
Jidka oo sifiican loo dayac-tiray
Maasha'Allah. I travelled it on 2010 and knew how bad situation it was. Even at that time, there were construction going on!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”