Page 4 of 5

Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana

Posted: Tue Feb 22, 2011 2:24 pm
by LiQaaye_TDH
kaliil wrote:Labada aqal e aad sheegayso ma waxaad u jeedaa kuwa ku agyaala meesha la yidhaahdo Himilo village?
Haa inaader...

Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana

Posted: Tue Feb 22, 2011 2:26 pm
by Advo
Start killing all the shiisheeye :clap:

Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana

Posted: Tue Feb 22, 2011 2:27 pm
by kaliil
Liqaaye meeshaa waxaan ku leeyahay jago.

Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana

Posted: Tue Feb 22, 2011 2:28 pm
by LiQaaye_TDH
kaliil wrote:Liqaaye meeshaa waxaan ku leeyahay jago.
Loooooooooooooooooooool...... Why so far out the city? Business purposes? Meeshaasi meel degi karo maahe..

Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana

Posted: Tue Feb 22, 2011 2:34 pm
by Siciid85
Advo wrote:Start killing all the shiisheeye :clap:

We will especially Marehan. :clap: Waxan maqlay afarta nin la qabtay wixi ka so jeedan beesha marehan. :lol:




























Kaftan we are not that barbaric. :lol:

Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana

Posted: Tue Feb 22, 2011 2:42 pm
by kaliil
Liqaaye mustaqbalka ayaan xagaa wax ka dhisanayaaye hadda maaha. Magaalada gudaheeda New Hargeysa xiitaa jago waan ku leeyahay oo sanadkan ayaan soo dhisanayaa laakiin meesha kale waxan dhisanayaa inshallah mustaqbalka danbe. Dhul weyn oo beero ahaan jiray ayay intay rag qurbaha degeni iibsadeen ayay jagooyin ka dhigeen oo dadka qurbaha degen jagooyinkii ka iibiyeen. 400 oo jago ayaa meesha laga sameeyey oo markay magaaladu meesha usoo dhowaato ayaa la dhisayaa. Hadda dhawr guri iyo iskuul Hargeysa college loo bixiyay ayaa laga dhisay. Dadka qurbaha wax badan degenaa inaanay qurbaha usoo xiisin ayaa loogu talagalay oo meeshu waxay yeelan doontaa nursery school, meelo sportska lagu ciyaaro sida tennis, basketbaal iyo kubada. Qashinkana sida magaalada wadooyinka laguma daadin doono e sida qurbaha oo kale ayaa inta la ururiyo wiigiiba mar laga qaadi. Magaalada buuqeedana waa laga nasanayaa...

Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana

Posted: Tue Feb 22, 2011 2:48 pm
by LiQaaye_TDH
kaliil wrote:Liqaaye mustaqbalka ayaan xagaa wax ka dhisanayaaye hadda maaha. Magaalada gudaheeda New Hargeysa xiitaa jago waan ku leeyahay oo sanadkan ayaan soo dhisanayaa laakiin meesha kale waxan dhisanayaa inshallah mustaqbalka danbe. Dhul weyn oo beero ahaan jiray ayay intay rag qurbaha degeni iibsadeen ayay jagooyin ka dhigeen oo dadka qurbaha degen jagooyinkii ka iibiyeen. 400 oo jago ayaa meesha laga sameeyey oo markay magaaladu meesha usoo dhowaato ayaa la dhisayaa. Hadda dhawr guri iyo iskuul Hargeysa college loo bixiyay ayaa laga dhisay. Dadka qurbaha wax badan degenaa inaanay qurbaha usoo xiisin ayaa loogu talagalay oo meeshu waxay yeelan doontaa nursery school, meelo sportska lagu ciyaaro sida tennis, basketbaal iyo kubada. Qashinkana sida magaalada wadooyinka laguma daadin doono e sida qurbaha oo kale ayaa inta la ururiyo wiigiiba mar laga qaadi. Magaalada buuqeedana waa laga nasanayaa...
Kaliil waa great idea wallahi, i wouldnt mind a place like that in Burco, waxaan arkay Meelo Badan lagu soo Xayeeysiin Mashruuca noocaasi, laakin meel ay ila manta ka hirgashay ma arag.... Oo Ninyow Lacag ayaabad haysa hadaad Sanadkan Guryo dhisanaysid :up: Laakin Maxaad Lacagtaas Business uu gelin weyday?

Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana

Posted: Tue Feb 22, 2011 2:58 pm
by kaliil
Liqaaye Mashruucyo badan oo noocaas ah oo dad qorsheeyeen way jiraan laakiin dadka qurbaha ayaan waxba dhisanayn oo qof waliba wuxuu rabaa inuu meesha dhisto markay camiranto uun. Meeshu iska camirmimayso inta sidaa la isugu eegayo e hebelow adigu iga hore la leeyahay. Businesska guriga ayaa ka horee inader. Businesska ayaa laba nooc kala ah. mid shirkad wax lagu darsado oo share lagu yeesho iyo mid qofku iskii u samaysanayo. Haddaad shirkad wax ku darsanayso waa ok laakiin haddii qofku business samaysanayo waa inuu meesha joogo oo qurbaha ka guuro.Qurbaha waa ina wax laga baro oo cilmi lagala tago ama waa ina la shaqaysto oo lacag lagala tago, labadaa wax u dhexeeyaa ma jiraan.

Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana

Posted: Tue Feb 22, 2011 3:17 pm
by LiQaaye_TDH
kaliil wrote:Liqaaye Mashruucyo badan oo noocaas ah oo dad qorsheeyeen way jiraan laakiin dadka qurbaha ayaan waxba dhisanayn oo qof waliba wuxuu rabaa inuu meesha dhisto markay camiranto uun. Meeshu iska camirmimayso inta sidaa la isugu eegayo e hebelow adigu iga hore la leeyahay. Businesska guriga ayaa ka horee inader. Businesska ayaa laba nooc kala ah. mid shirkad wax lagu darsado oo share lagu yeesho iyo mid qofku iskii u samaysanayo. Haddaad shirkad wax ku darsanayso waa ok laakiin haddii qofku business samaysanayo waa inuu meesha joogo oo qurbaha ka guuro.Qurbaha waa ina wax laga baro oo cilmi lagala tago ama waa ina la shaqaysto oo lacag lagala tago, labadaa wax u dhexeeyaa ma jiraan.
:up: :up:

Wa runta waayo Busineesyo badan ayaan is wadanki ka same, laakin iima hirgelayso because waaniga degan Halkan, Haddan is idhaaho wax ka same wadanki waa inaan Jooga atleast 1 year Taana maba sameyn karo, laakin insha allah wax ayaan rajeynaya this year wadanki 8-) Guriga iyo waxaasi aniga ha ii dambeeyen, laakin jagooyinka Muhiim ah... Waa sidaad sheegtay waa inaa Qurbaha kala tagta 2 mid, University Degree ama Money :up:

Kaliil Famligaago ma waxu jooga Hargeisa mise Burco Badankiiso?

Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana

Posted: Tue Feb 22, 2011 3:25 pm
by kaliil
aniga famligayga badankiisu waxay joogaan Hargeysa. Burco cidi nagama joogto. Reer kilinka shanaad ayaan ahaan jiray laakiin reerahayagu Hargeysa ayay badankoodu usoo wareegeen markii qaxii lagasoo laabtay.

Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana

Posted: Tue Feb 22, 2011 3:28 pm
by kaliil
Liqaaye beryahan waan baxayaa iyo wax baan rajaynayaa ayaad intaa leedahaye filimkaagu waa maxay adiga? miyaad soo minyaraysanaysaa durba?

Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana

Posted: Tue Feb 22, 2011 3:34 pm
by SahanGalbeed
Madelina wrote:Hey Guys, maybe we're just being too paranoid but there's a good possibility that who ever is doing this has a mental health disorder called "Pyromania". The characteristics of this behavior are: recurring deliberate fire-setting, experience of tension or affective arousal before the fire setting, attraction or fascination with fire and its contexts and a feeling of gratification associated with the fire-setting.

Since we have large number of people with serious mental health issues roaming the streets, I don't think we should rule this out..bal ha la baadho someone who is known in the neighborhood who presents with some of these characteristics..
Waa runta , dhinac walba in laga eega weeye

Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana

Posted: Tue Feb 22, 2011 3:40 pm
by LiQaaye_TDH
kaliil wrote:Liqaaye beryahan waan baxayaa iyo wax baan rajaynayaa ayaad intaa leedahaye filimkaagu waa maxay adiga? miyaad soo minyaraysanaysaa durba?
Bello war may may, Tanbaaban Madax xanuunkeeda adkeysan kari la'ahay..... adigo Miyaanad reer Lahayn?

Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana

Posted: Tue Feb 22, 2011 3:43 pm
by HooBariiska
kaliil wrote:

Liqaaye haa meeshu waa xagaa. New Hargeysa waa xaafad weyn oo waxay ka bilaabantaa Masaajidka weyne misjaamac dhabarkiisa waxaanay dhaaftaa masaajidkaa tabliikhda. Dahabshiil ayaa beri dhowayd guri weyn ka dhistay masaajidka tabliikhda agtiisa.Markii Siilaanyo dalka qabsaday ayay Habar Jecladii bariga ka timi guriga dahabshiil madaxtooyadii u maleeyeen oo is hortubeen lol. Waar badowiin baad tihiine meeshu madaxtooyadii maaha ayaa lagu yidhi markaasaa madaxtooyada loo tilmaamay.Markii hore Habar Jeclo way ka baqan jireen inay Habar Yoonista lasoo degaan oo Sacad Muuse ayay la degi jireen laakiin dhawrki sano e u danbeeyey waxay bilaabeen inay HY lasoo degaan.


:lol: :lol: Guriga aad sheegaysid markii gacanta lagu hayey video ayaan ka soo duubay, i knw what u talkin about. Our house is opposite to the tabliqii mosque, ilaa 100 metres ayuu u jiraaa.We got some hj neighbours.

Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana

Posted: Tue Feb 22, 2011 3:44 pm
by HooBariiska
Shocking News. I just called home, our house is ok alxamdulilaaah laakin many others are not. Where is the so called police....