Page 4 of 4

Re: Ask Anything But Only in Somali Language

Posted: Sun Nov 10, 2013 10:32 am
by AbkoowDhiblaawe
KingWaslawi wrote:
Warsheekh wrote:Imisa luuqadood ayaad garaneysaa?
Afar aan si wanaagsan ugu hadlo. Alhamdulillah
Maad no tirin kartaa luuqadaha aad ku hadashid? Kee baad ugu jeceshahay markii aynu ka reebno afkeeni hooyo?

Re: Ask Anything But Only in Somali Language

Posted: Sun Nov 10, 2013 10:35 am
by AgentOfChaos
Just an English post passing through.

Re: Ask Anything But Only in Somali Language

Posted: Sun Dec 15, 2013 3:12 am
by KingWaslawi
ManD333q wrote:
KingWaslawi wrote:
ManD333q wrote:Wax aad maalin dhexdaas ah aad soo qortay, oo sidan u dhignayd "agabta ma yaacsaynsa"
Bal noo micnee waxa laga wado.
Agabta = waa inta dhexda ka danbaysa ama qaarka danbe ee inanta

Ma yaac sanaysaa = waxaan u malaynayaa intani way iska jilic-san tahay oo waad iska fahmi kartaa.


Ma maqashay:
''Dhexdu qabatin, naasuhuna, waa qodax can-buuleede, naa hooy gugoo hoorayeey, galabta ma i raaci?''

Waaba tii oo la dhalan rogay!
kkk jow. Maya mana maqal waxan aad sheegayso.
Dee iminkaba maqal haddaba.