I have to say Somalia’s current President Mr. C/laahi Ahmed Yusuf, this man needs no introduction when it comes Somalia’s history. The place he is in today is a testimony to why he is regarded so greatly.
Geesinimadu waa wax loo dhasho, Cabdulaahi waa halyey aan cabsi aqoon markuu xaq ku diriraayo, waligiisa goob dagaal loogama guulaysan, taasna taariikhda ayaa sheegaysa. Wuxuu ka qayb galay dagaalkii ugu horreeyey ee dowladdii Somaliyeed ee curdanka ahayd ee Aadan Cadde madaxweynaha ka ahaa iskaga horyimaadeen dowladda Itoobiya, wuxuuna muujiyey geesinimo bilad uu ku helay. Cabdulaahi wuxuu ahaa qofkii ugu horreeyey ee ka dhiidhiyey xumaantii, xaqdaradii iyo xad-gudubkii taliskii xaaraanta ahaa ee uu hogaaminaayey Afwayne, wuxuuna si bareer ah oo geesinimo leh dharaar cad ugu dhawaaqay inuu la dagaalamaayo xumaha iyo xaqdarada; Waqtigaasna ciddii afka kala-qaada ama tiraahda waxaan aabow Siyaad aan ahayn waxaa loo haystay inaysan badbaadayn oo waa tii uu lahaa, Gololey," Ama Afkaaga Hayso Ama Afgooye Aad", oo uu ula jeeday cidna inaysan hadli karin maalintaas, laakiin Madaxweyne Cabdullaahi baa beeneeyey oo ummaddii tusay in Dhurwaagii yur layska oran karay....forever opening the door for countless other to follow
