Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Globe Hey hey leave my cute agoon subtribe out of your jokes along with my wonderful faraah garaad abtiyaal just a warning or else i will be ready to throw a left hook jab at your ugly abgaal face Comprehendo!
Nin Wadaad ah baa wuxu u yimid reer baadiyaha burco degan.Si fiican bay usoo dhaweyeen dhor beri buu la joogay.Maalinti danbe wadadkii oo geed ku hoos tukanya waxa u yimid dhalinyaro reerka ah, waxay weydiiyen wuxu sameynayo.markasu ugu jawabay 'Waan tukanayaa'.
Galabtii dambe ayaa nin Odey ah yiri, waar mee Wadaadkii?.Mod dhalinyarii kamid ah ayaa ugu jawabay ''Dee tukad buu geedkaa hoostiisa ku ciyarayaa''. Waxay u qateen malaha in tukadku yahay ciyar ciyaraha ka mid ah.Odeygii ba ugu jawabay .war dee heelo iyo Dhantanu naqanaye wa amxay Tukad?. waxay dhahen dee malaha meeshu ka yimid baa laga ciyaara Tukadka
Cadeey, princess of princess, the one and only princess.
This is just a joke. You know I wouldn't say anything bad about the orphans! Why are you not angered by the BIG HEADS??? That is the clan of Lacageylacag!
Waxa jira laf ka mid ah HG oo la dhaho Cayr (in other words, they could be mistaken for someone impoverished), labo nin oo Abgaal ah ayaa waxay u soo martiyeen beel Cayr ah degaankood, here is how the conversation took place:
Abgaal : Salaamu Caleikum Cayr : Caleekuma Salaam Abgaal : Ma la raayaa? Cayr : Nabad waaye Abgaal : Ciddu ma na marti galima kartaa? Cayr : Wixii la qabo aad nala qabaysaan Abgaal : Horta ciddu waa cidma? Cayr : Ciddu waa Ceyr Abgaal : Ceyr iskab ahaadee, intaadna ceyrtoobin yaad eheedeen? Cayr : Abidkeenba Ceyr aan eheen Abgaal : Aryaa Xaamuud, naga wadi maha