garad13 wrote:theyuusuf143 wrote:
telesom is owned by thousands of people i dont think they can do a shit about it. But if they intimidate somtel one more time HJ will defenitely burn Hass. "adhi la laayaa adhi la laayuu leeyahay" ayuu yidhi ina xagaa dheere


Waayahay ee iyaga oo cashuurta miiska dhigay baan ku tusi, ileen waa ganacsi lacag bay meesha ku qabaan. Sii fuduud ba Golis deeganka loo keeni karaa.
kastuumo meelna kama taliso, xitaa buuhoodle hadii ay cashuuri lahayen maba xukumaan yagu ee local council qabaa,ilka meesha degaa iska soo xuleen baa ku magacaaban golaha deegaanka. Xaga sool waxay dirqi ku joogaan agagaarka tuuladiina saaxdheer bahashu abti bah ararsame dhanna uma dhaafto, xitaa karin ta ma tagaan oo nin qayaada oo ay dileenbay eedeen kala baydhna ciidanka qarankaa degan. Nugaasha waa tii laga sifeeyey sanadkii hore. Shilling cashuura lama siinayo haday shuftaynimo ku dhaqaaqaan oo ganacsiga beegsadaana dee nin walba beeshiisu ganacsi way ku leedahay dalka. Hadii lasiiyo wayba sii mabayaan taasoo dhibaati horleh abuuri karta.