Married folks. . .

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Libix
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 976
Joined: Tue Oct 28, 2014 9:31 am

Re: Married folks. . .

Post by Libix »

theyuusuf143 wrote:No no qasabkaba maxaa keenay waaba lay siiyee. Honeymoona umaan jeedin ee kuwo xunxun oo aanu ilmaadeero nahay ayaan dhegaysigooda iyo qayil xumadooda ka fogaanayey. Intay ilaa labada kula qayilaan ayey hadhawna daaqada kuu istaagayaan bal inaad naagta iska dhicisay iyo inkale. Hadaad sanqadh bixin waydo, waxay ku odhanayaan hana ceebayne ama naagta siraad ama aan kuu qaqabano. Its weird Xitaa beer lafteeda bacbaa igu xidhnaydoo axmed cali cigaal baan ku tuuran jiray fiidki haday I qabato si aan waxa qolka ka socda cidna u maqal. All they can hear is garqaadoo jacaylyahaw aan gam ee I daayoo garba duub ha ii xidhin iga siib gantaalaha. Aabihiin futada xun kawasa kkk.

:russ: :russ: :russ: ilinaad iga keentay saan uqoslaayay :up:
User avatar
mahoka
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8700
Joined: Wed May 27, 2015 7:57 pm

Re: Married folks. . .

Post by mahoka »

It will be in Venezuela or Cuba
User avatar
BlackRain
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4196
Joined: Thu Sep 13, 2012 1:06 pm

Re: Married folks. . .

Post by BlackRain »

Go to Morocco or Zanzibar.
User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7665
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: Married folks. . .

Post by Smile-LiKe-SuN-RiSE »

theyuusuf143 wrote:No no qasabkaba maxaa keenay waaba lay siiyee. Honeymoona umaan jeedin ee kuwo xunxun oo aanu ilmaadeero nahay ayaan dhegaysigooda iyo qayil xumadooda ka fogaanayey. Intay ilaa labada kula qayilaan ayey hadhawna daaqada kuu istaagayaan bal inaad naagta iska dhicisay iyo inkale. Hadaad sanqadh bixin waydo, waxay ku odhanayaan hana ceebayne ama naagta siraad ama aan kuu qaqabano. Its weird Xitaa beer lafteeda bacbaa igu xidhnaydoo axmed cali cigaal baan ku tuuran jiray fiidki haday I qabato si aan waxa qolka ka socda cidna u maqal. All they can hear is garqaadoo jacaylyahaw aan gam ee I daayoo garba duub ha ii xidhin iga siib gantaalaha. Aabihiin futada xun kawasa kkk.
Loooool
TATI
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2126
Joined: Mon Dec 28, 2009 10:00 pm
Location: fishikta ameleeeey

Re: Married folks. . .

Post by TATI »

Koh Yao Noi
zumaale
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3458
Joined: Wed May 04, 2011 5:45 pm

Re: Married folks. . .

Post by zumaale »

Copying Western Culture.

Give the money to Sadaqah, there is an extended family member in need I am sure.

Or go to Hajj or Umrah as some have suggested.

Going on holiday, even to a Muslim country, serves what purpose? Being served by a local who does it out of money and if he had the choice he would not be your servant.

Unless you are travelling to a location that is untouched by globalisation, most places you go to will be relatively the same. Sunnier maybe.

7 days of wasmo is honeymoon enough. Sleep, eat, was!
User avatar
salool
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Tue Oct 18, 2011 10:15 am
Location: "Live Each Day As If It Were Your Last... Tomorrow is Not Promised."

Re: Married folks. . .

Post by salool »

theyuusuf143 wrote:No no qasabkaba maxaa keenay waaba lay siiyee. Honeymoona umaan jeedin ee kuwo xunxun oo aanu ilmaadeero nahay ayaan dhegaysigooda iyo qayil xumadooda ka fogaanayey. Intay ilaa labada kula qayilaan ayey hadhawna daaqada kuu istaagayaan bal inaad naagta iska dhicisay iyo inkale. Hadaad sanqadh bixin waydo, waxay ku odhanayaan hana ceebayne ama naagta siraad ama aan kuu qaqabano. Its weird Xitaa beer lafteeda bacbaa igu xidhnaydoo axmed cali cigaal baan ku tuuran jiray fiidki haday I qabato si aan waxa qolka ka socda cidna u maqal. All they can hear is garqaadoo jacaylyahaw aan gam ee I daayoo garba duub ha ii xidhin iga siib gantaalaha. Aabihiin futada xun kawasa kkk.
Ma daaqadaha ayaaba la hoos istaaga :o :lol: :dead:
Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7200
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Re: Married folks. . .

Post by Xildiiid »

Yusuf weli madaxuu ku socdaa, war yaa iilahay yaqaan. :pac:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Married folks. . .

Post by theyuusuf143 »

Xildiiid wrote:Yusuf weli madaxuu ku socdaa, war yaa iilahay yaqaan. :pac:
war in kii xumaa ee biciide jalfis kuu dhigaan moodayee saw waad shaqaynaysay. Keep the hard work aad 6 months xagaa baxdid ishu nolosha beenta ah ha ilawdo barafkee. :up:
Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7200
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Re: Married folks. . .

Post by Xildiiid »

theyuusuf143 wrote:
Xildiiid wrote:Yusuf weli madaxuu ku socdaa, war yaa iilahay yaqaan. :pac:
war in kii xumaa ee biciide jalfis kuu dhigaan moodayee saw waad shaqaynaysay. Keep the hard work aad 6 months xagaa baxdid ishu nolosha beenta ah ha ilawdo barafkee. :up:

Yh, I've been quite busy lately.

Exactly, balayaan isku dhex wadaa at the moment bro but soon waan ka googoosanayaa abaheed wastadan Yurub la yidhaa.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”